|

DAAWO MUUQAAL: Cali Xaraare oo Falanqaynaya Wasiiradii Xilka uu ka Qaaday Muuse Biixi iyo Xog Cusub

Minneapolis ( Kalshaale ) Wariye Cali Xaraare ayaa Barnaamij gaar ah Ku Falanqeeyay Wasiiradii uu Xilka ka Qaaday Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hanti-dhowrka Somaliland ayaa dhowaan soo Gudbiyey Eedamaymo ka dhan ah masuuliyiinta Xilka laga Qaaday Wasiirkii Gaashaandhiga Ciise Axmed Xawar iyo Wasiirki Warfaafinta C.raxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiir ku xigeenkiisii Maxamed Muuse Abees.

Cali ayaa soo Bandhigay Sababta uu ku waayey Wasiirka Gaashaandhigu Xilka, Isagoo xusay inay Jirtay Dacwad uu kasoo gudbiyey masuul ka tirsananaa Wasaaradiisa, Sidoo kale waxaa jirta in Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Wasiirku kasoo jeeday la geeyo dhowaan Ciidamo, Wuxuuna xusay in la diidan yahay inuu Gudbiyo Xogta ciidamada, iyadoo lagu bedelay nin kasoo jeeda Saylac.

Waxaa sidoo kale Barnaamijka diirada lagu saaray Waxay ka dhigan tahay Wasiirkii Warfaafinta Guri Barwaaqo iyo Hadalo kasoo yeedhay masuuliyiinta kasoo jeeda gobolka Sool oo ka shiray Xiligii ay soo baxeen Wararka sheegaya in Dacwad laga gudbiyey Wasiirka Howlaha Guud.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1648

Posted by on Mar 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “DAAWO MUUQAAL: Cali Xaraare oo Falanqaynaya Wasiiradii Xilka uu ka Qaaday Muuse Biixi iyo Xog Cusub”

  1. CALI XARAARE. SOR CULUS.
    1 jegaanta. Nin cadaana kuyiri. Hargaysa iyo burco waxa lagu citiraafI dhul qabsada 12 sano kahor.
    2 qabsada sool taani yiri 26 sano baan iso socday inaan qabsado.
    3.si ay u noqoto aarsi. Lagu dul dagalam o dhulbahante. Laqaxiyo. La baeakiciyo Aduunka u tusaan inay dhul badan xukumaan
    4 shaqalaha ingiriska siiyo cidanka siiyaan dagaalka. Wasirada xidh.dhulbahante warsangali. Ma ogo dhilka ay kujiraan.
    5 sanaag dagaalka uweciyeen raban qabsadaan allaah ha unaxariisto qabriga darood. In kastoo warsangali diiday. 100 nin oo 60 jir kawayn. Difacayaan. Oo yiradeen muse kahin. Shire kan maaliyada. Taani. Waxad rabtaan waan ogahay ee dagaalka soo gala wilashayda hanoo soo dir ina. Sool waxa lo diri jiray. Horgalada dhulbahante. Oo ladiray laakiin warsangali. Wa diideen. Sool waxay qabsadeen qalcadihii sayidka. Waqtigii cali Khaliif. Taleex. Laascaano. Saax dher. Si ay I aarsadaan. Dagaal dii sayidka o utirtiran tarikhda dhulbahante. Dagaalka puntland oo iyana haqadeda gabtay. Jegaanta waxay kuhalqabsada an farmaajo. Waayo sI ay calamka u tusaan inay dagaal kulajiraan. Federalaka. Kuna halqabso daan farmaajo. Yasaan puntland. Sheekada waa dheer tahay. Waxay aminsanyihin. Dagaalka. Lascaano iyo sanaag in khasaraha ugu badan garayo harti shacabkooda mar hadaan lagu dagalamayn burco. Waxay aminsanyihin fikirka tikreega qaybi oo xukun. Iskudir. Kaladir. Hartiga. Inta ay Hadafkooda hadhay aan. Cali Khaliif gaas. Dani koore. Boqor ka darood. Garaad jaamac. Xawar. Xog la tiosiye. Baa she. Waa isugu mid. Waxay yiraahdeen dagaalka .marhadaan burco lagu dagalayn. Waa in xarunta dagaalka noqota dhulka harti. Caare. Wuxuu qardho uyimid. Wuu ogyahay planka jegaanta dagaalka wuu kasoo go geeyay. Deganada. Jegaanta wuxuu keenay dhulka harti. Jegaanta waxay rabaan inay. Daacis ashabaab. Tageran buraha galgala. Oo puntland. Noqoto meel cold badan ka jirto si da .konfurta. si iyaga jegaanta bosaso ugu dhawadaan. Lacag bay siyan argagixisada. Kudgumata puntland. Waayo. More puntland colaatahay. Iyaga. Waxay utahay guul. Culumo xildhiban wasiir odayaal. Dhalinyarada. Wat kasimanyihiin. Dagaalka harti. Jegaanta. Habar jecelo iyo hhabar AWAL.

  2. NUURKANEDERLAND

    KkkkKKK.
    SHEEKADA MUUSE EE JEEGAAMAYSAN WAA LABEEY TOOS OO LABA REER……… TOOS!!!.
    HALKUDHEGAAS NINKII GARANAYAA GARANAYA!!!.

  3. Kulahaaa Qafanka goormuu qabiil qaran noqday

  4. Waa in aad badaaahaaa qaabka aad uhadlayso me xeraale Waayo meeshaas waxaaa jooga amah kajira qabiil layiraahdo isaaqland oo wanaagu uyahay sun diintuna katahay danbi kudhaqankeeda
    Waqtigiina kadhamaaday had
    Marka kadhaaf fadlan waxaa oo dadka Hämatom habaabin kilahaaaa qaranka kkkkkkkkk

  5. Cali Xaraare lafitiisa ayaa mushaar ka qaata Hargeysa..run
    Waxaa cadayn u ah in taageeray Maakhir state oo diidan labada maamul ee hareeraha..kkkkkkk
    Taas waa qadiyad Somaliland oo ah meel cidla iigu bixi oo ku kala iibin karo, sidii Khatumo Puntland looga dhex abuuray…
    Maamul yar oo cidla u baxay, dee waa kala iibi ilaa Hargeysa la isugu keeno.
    Khatumo iyo Maakhir waa same project oo projektiga goosashada qayb ka ah.
    Inta Warsangeli Puntland ku jiraan cidna uma geli karto…..
    Beryahaan Maakhir boorka laga jafin, waa arkin qolo Warsangeli ah oo maakhir in Puntland ka baxeen dabada ka riixaya…kkklkk🧐
    Cali Xaraare waa ragga Maakhir state dabada ka riixaya…Money talks.😳 Horgale.com

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented