Madaxwaynaha JABUUTI oo Kashifay Khiyaanada Imaaraadku ka Wado Afrika iyo Duulaanka Dekeddaha ! (Muuqaal)
Hargeisa ( Kalshaale ) Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay khilaafka iyo dacwadda u dhaxeysa Dowladda Jabuuti iyo Sharikadda Dekadaha Dubai.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in DPWorld iyo Jabuuti ay heshiis galeen markii ugu horreysay kaddibna ay dhameysteen qodobadii ay ku heshiiyeen.
Mr Geelle ayaa sheegay in markii Jabuuti iyo DPWorld heshiiyeen deymihii la galay la wada bixiyay, markii ay Jabuuti damacday in heshiiskaas dib u eegis lagu sameeyana ay diideen sidaasna dalka looga saaray.
Waxaa uu sheegay in Sharikaddan markii hore la dhihi jiray Dubai Ports Adduunkana ay Jabuuti bartay, haddana ku fideen meelo badan oo ka mid ah dekadaha Caalamka.
Mr Geelle ayaa intaas ku daray in Dekadaha Imaaraadka ay ka hooseeyaan kuwa Bariga Afrika sidaas darteedna DPWorld ay diideyso in kuwa Afrika ay horumaraan sidaasna heshiisyo ugula wareegeyso dekadaha geeska afrika si kuwooda aysan u shaqo gabin.
Shiradda DP-World ayaa Heshiishyo halis badan ku xeeran tahay Waxay kula wareegtay dekedda badan, kuwaasi oo Dhaqaalihii kasoo bixi Jiray Jeebka ku shubato, Sidoo kalana ay ku ilaalinayso Danaha iyo Suuqa Dekedda Imaaraadka uu leeyahay.
Kalshaale Warar sugan iyo Suugaan
Email : kalshaale.com@gmail.com
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1643
Beenaale ka cabsi qaba Barbara ayaa kugula tartami geeska dakadaha yurub iyo Canada ee ay maamulaan ma waxay ugabaqayaan dakadooda beenaale filinkaa aybaacunay ee adugu wadanka aad kadhigtay shirkad aad ledahay kadulkac
aarka hargaydoow.
ma waxaad sugaysaa in dpw ay barbara kuu dhisti.
seedigaa ha colaysay walaashaa iskuma hubtidee..
war seedigaa ismaaciil cumar geele ha colaysan dpw Barbara kuu dhisi mayseey.
bal iskaba daaye.wixii doolar ahaa way kaa xaalufisay.miskiin.
Kkkkkkkkkkkk.
OO MA HADAAD OGAATEY!!!?.
SABABTA ETHIOPIA & ERETERIA LOO HESHIISIIYEY BAA AH IN DJIBOUTI & SOMALIYA BEERTA LOO DIRO.WAANA SHEEKO (USA,UK) OOAY KU METELAYAAN SACUDI & UAE.
LKN SOMALIDU WAA TA GEESKA AFRICA KA TALIN DOONTA 20-30SANO GUDAHOOD.
RUUG CADAAGII SOO ROGAAL CELI.
LKN (USA,UK)WAXAY KU DADAALAYAAN IN SOMALIDU NOQOTO MID LAGU DUL SOCDO,LKN TAASI WAA FIKIR USA,UK OOAH FIKIR NIN SAKHRAANSAN.
WAA DUNI ALAALAX IS YIRI WAAD U TALISAA!!.
OO DHALADU WAXAY USHEEGTO DUNIDA KULA SOO JARMAADA SIDA:-DOQONKA DONALD TRUMP.IWM.
HA ILAAWIN:-
ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
ISIS=MASHRUUCUL YUHUUDIYAH,IS NOT MUSLIMS.
IWEYDII ANIGA.
GENOCIDE PALASTIN.
Nuurka.
POLITICAL EXPERT.
Khabiir Ku Taqasusay Arimaha Argagaxisada.
———-……..——……….
Kkkkkkkkkkkk.
OO MA HADAAD OGAATEY!!!?.
SABABTA ETHIOPIA & ERETERIA LOO HESHIISIIYEY BAA AH IN DJIBOUTI & SOMALIYA BEERTA LOO DIRO.WAANA SHEEKO (USA,UK) OOAY KU METELAYAAN SACUDI & UAE.
LKN SOMALIDU WAA TA GEESKA AFRICA KA TALIN DOONTA 20-30SANO GUDAHOOD.
RUUG CADAAGII SOO ROGAAL CELI.
LKN (USA,UK)WAXAY KU DADAALAYAAN IN SOMALIDU NOQOTO MID LAGU DUL SOCDO,LKN TAASI WAA FIKIR USA,UK OOAH FIKIR NIN SAKHRAANSAN.
WAA DUNI ALAALAX IS YIRI WAAD U TALISAA!!.
OO DHALADU WAXAY USHEEGTO DUNIDA KULA SOO JARMAADA SIDA:-DOQONKA DONALD TRUMP.IWM.
HA ILAAWIN:-
ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
ISIS=MASHRUUCUL YUHUUDIYAH,IS NOT MUSLIMS.
IWEYDII ANIGA.
GENOCIDE PALASTIN.
Farmaajo iyo geel e. Way fahananyhiin. Orodka .imaradka. laakiin jegaanta hargaysa bal usheega. Madaxwyne wuu cadeeyay. Inay wadaan. Qabsasho hanti shacab doonayaan. Walaahay madaxweynaha wuu ku fahmay. Muse shaani usheega bebera iyo door waa laqabsanayaa. Yarikxumda
Quwada wawayn lawa regaya.