|

Daawo Muuqaal: Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland iyo Waxa uga Qorshaysan Puntland !(Waraysi)

Hargeisa  ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay  Wasiirkii hore ee Cadaaladda oo ah Nin dhalinyaro ah, Wuxuu u magacaabay  Wasiirka Gaashaandhiga, Iyadoo Xilkaasi laga Qaaday  Wasiirkii Gaashaandhiga iyo Masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiqani Maxamuud Caateeye Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland, ayaa ugu horayn soo dhoweeyay Xilka loo magacaabay, Wuxuuna  mar laga waydiiyey Waxa uga Qorshaysan Puntland oo Xiisad kala dhaxayso Somaliland ku Jawaabay.

“Puntland anaga waxba  Nagama dhexeeyaan, Anagu Xadkayaga ayaanu Ilaashan doonaa, Puntland waa maamul wax noo dhigma maaha, Xadka Somaliland hadii Cidi Caaradeed loosoo Gudbbo waxa sharciga Somaliland dhigayo baa laga yeelayaa” Ayuu yidhi.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1635

Posted by on Mar 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

16 Comments for “Daawo Muuqaal: Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland iyo Waxa uga Qorshaysan Puntland !(Waraysi)”

  1. waaba kudkii oo kaba loo tolay ! kii hore nin tudhayay buu ahaa kanaaba u daran !

  2. Midkaan xataa shimbiro kama ceyrinkaro Garowe, car Yoocada noo soo dhaafa.

  3. Cunug yar oo hooyadii weli irmaanrahay ayaan meesha ka arkaa. hooyooyin ku marka ilmahoodu socod baranayo waxay odhan jireen daatax daadah debeda soobaro gacal kuarag

  4. Wasirkan iyo xilkan wax jira maha waa maqaar saar

    Waran geli ka qaad ciise u dhiib waa un jug jug

    Meshada joog kii hore wuxuu yiri godob ku geli

    Mayo degankada werar kana wuxuu dhihi doona

    Godob ku geli maayo dagalka dhulka ee la rabo in

    La dhex dhigo ciise iyo samaroon

  5. Yaeaantiisa ha eegina qamaamuur ayaa dabasocota all iidooriya kii warsangali musuq maasuq ayaa lagu hayaa jeelka madheera ayuu liinta kucabi

  6. Xilkan gashaandhiga warsangali mardanbe lamasinayo sababtoo ah muhiim maaha rerkaasi gobolkii sanaag dhulkii muhiimka ahaa waa dagaan isaaq 70% iidoor ayaa dagan ilaa caasimadii cerigaabo markaa inta hadhay waxaanu kadhigaynaa meel qax ujooga oo wareersan oo xaro ciidana sidaa darteed ayaa ciise madoobe losoo ciyaar siinayaa si samaroonta loo ciqaabo

  7. Faatabakh.com

    Daanyeertan weligood qarannimo baran maayaan. Malaha mirqaankii baa ka guuxaya

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  8. Dhul Warsangeli hadddii Iidoor ku jalaabuteeyo oo raali ka noqdaan oo gurmad Majeerteen waydiisan waayaan agoo xabadda ridaya, aniga u oyn maayo.
    Inta xoogaa dolar kasoo qaato Iidoorka dhulkayga qas ka abuurin oo dumar sacbin marka calanka Iidoorka arkaan…
    Wadadii Dhulooos iga dheh.
    Walle in nin dhulkiisa difaacan in cid kale u difaacayn. True indeed.

  9. Daanyeer Ciise ah miyaa Iidoor Harti dhul uga qaadin xoog.
    I am watching👁🌚👁

  10. Haddii Somali mid ah la waayo ninwalba waa yaqaan goofk/xerada dego.
    Ciddii loo dowladeeyo hala lahaado.
    Ma aaminsani nabad aan lawada rabin, keligaa nabadda ma baryi kartid.
    I see great war coming to North West vs North East Somalia..

  11. Kii hore iyo kanba waa NIGASSO GIDADA waxba maxukumaan meesha waxaa xuma Thaani oo yidhi Burco to Tukaraq 27 sano baan usoo socday ayaanba talabo soo qaadanay.

  12. Meesha waxaa xukuma

  13. Sanaag badi dhulkii somaliland ayaa joogta waliba magaalooyinka muhiimkaa sida casimada cerigaabo sidaa darteed ayuu mujahidku aanu muhiimad usiin warsangali waxogaa buralaydaana waxaanu kadhigaynaa xaro ciidan oo milatari mooyee wixiikaloodhan kacaagan aakhirka way iskaga qaxayaan siday cerigaabo uga qaxeen ileen cerigaabo 1988 caasimad harti ama darood ayay ahaan jirtee maantana waaba xudunta habaryonis amaba isaaq aka iidoor

  14. Aarka
    kkkkkkkk
    good lucky, intaas amba waan ogahay in caro Iidoor nabad ahaato laakiin dhulka Harti xero ciidan ka dhigtaa
    Laakiin mid ogow, haddii dagaal bilaabmo walle in xero Iidoorna nabad noqonayn.
    Nabadda ayaa cid wax ku yeeli kartaan laakiin colaad cidna wax ku yeeli maysaan oo waa lawada dhiman oo lawada wareerin oo lawada qixin.
    Hadaad in xoog leedahay aaminsantahay wa kuu doqonimo waayo cadowgaagii ayaa under statimation ku samaynayaa.
    Deni wuxuu yiri: daandaansigaan joogtada ah, waxa naga rabaan way naga helin!!!!!!!
    Allow yaa geela leh oo ciinka ka ceshada.🧐

  15. Aarka Hargeysa
    Mideeda kale Geografi ma taqaanin, gobolka Sanaag waa gobolka labaad Somalia ugu weyn, waxaa ka weyn gobolka Bari keliya.
    Sanaag Isaaq wuxuu ka degaa wixii Ceerigaabo Waqooyi ka xiga.
    Ceeribaabo oo lagula dego iyo Ceel Aweyn mooyee degmadee hore oo Sanaag ka degtaan?
    Warsangeli, Ceerigaabo, Ceelaayo, Baran, Hadaaftimo, Xingalool, Laasqoray, Buraan, Yube… ma tirin karo… 70% Sanaag macal Isaaqa dhulka yaqaan ayaa u ogol. Aniga in 80% yahay aaminsanahay marka Mapka arko.
    Isaaq dhul weyn malaha hadaanay Harti isku badin, waana sababta ugu mashquusheen in la’aantood waxb soconayn macal goosasho…
    Bari, Nugaal iyo Mudug, Majeerteen dhulka dego ayaa ka badan Somaliland xitaa hadaan Harti Waqooyi idin ku darno…… Marka maxaad super power isaga dhigin adiga oo keligaa labo gobol isku keeni karin… macal Togdheer Buuhoodle waa Dhuloos.
    kkkkkkkkkk
    Bootada igakala yaree Boowe!👌

  16. Land of punt cerigaabo isaaq ayaa iskale ilaa xeebta xiis iyo maydh yaan lagugu qoslin sxb dadkaad wax usheegaysaa maaha yugaandhiis cerigaabo isaaq daayoo muse ismaciil ayaa danbaaba midhadh kii harti waakuwii boossaso uqaxay

Leave a Reply to Galbeedi

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented