Daawo: Siciid DENI oo Kulamo Xasaasi ah ka wada Boosaaso iyo Arimaha ugu Culus ee Diirada lagu saaray (Muuqaal)
Boosaaso ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweyne Deni oo shalay soo gaaray caasimadda ganacsiga Puntland ayaa markiiba kulan iskugu yeedhay gudiga amniga, kulankaas oo looga arinsanayo adkaynta amniga iyo soo celinta hannaan Dowladnimo oo dhaxal gal ah.
Wasiiraka wasaarad Amniga iyo DDR ee Puntland Cabdismad Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey waxayabihii looga wada hadlay shirka”
“Waxaa uu Madaxweynuhu ugu yeeray Madxtooyada magaalada Boosaaso qaar kamid ah golaha xukuumadda, maamulka Gobolka Bari kan Degmada, taliyaasha ciidanka iyo dhammaan laamaha Amniga, waxaa shirka la iskaga xog waraystay xaaladda guud ee amniga magaalada Boosaaso iyo Gobolka Bari, isla’markaana waxaa balan guud laga yeeshay qorshaha amni gobalka waxaa ayna ku soo dhammaanta jawi aad u wanaagsan” ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Amniga.
Magaalada Boosaaso ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa Faraha kasii Baxayey Xaaladeeda Nabadgelyo, Iyadoona ay ka dhaceen Dilal Qorshaysan, waxaana maamulka Cusub ee Siciid DENI Hogaamiyo ku howlan yahay sidii Wax looga Qaban lahaa.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1626
Deni waa ogyahey iney reer Boosaaso laga mudne dhiibaan/bixiyaan kharashka ku baxo Maamulka Hagbada Max’uud Saleemaan.
-Deni waa dadkeena daryeelna waa diyaar
Deni waa in fahmo Koofur Ugandese farmaajo waardiyeysta ayaa rag u ah, bililiqo iyo Cali Baysteenimo from Baraxley to Mogadishu ayey wadaan, rajo Somalinimo kama soosocoto.
Iidoorka in xuduud beenaad Isticmaar ku goosasho doontaan ayey xooga saareen oo Somalia map cusub iyo xuduud dal u sameeyaan oo dagaalaman ayagoo xabadda isaga dhigaya horgale Harti.
Cid Somalinimo, midnimo iyo kaladabayn ogol oo amnigoodana ka adag waa puntland…
Taas waa ogyahay in Mooryaanta Ugandeseka la hurda iyo Iidoorka dalka kala jara sidii laga yeelilahaa waa Deni talo keeno.
We are watching Deni👁👃🏻👁
Cida keliya oo Somalinimo, Midnimo oo ajnabi ciidan u ahayn oo joogin dhulkooda waa Puntland.
Banaadir, Kismayo iyo Baydhabo waa bitchs of Ugandese, Kikuyo iyo Amxaaro, oo fiidkii seexiya maalintiina caruurtooda iska waardiyeeyaan in qarxin.
Hargeysa waxay rabtaa in Somalia maqas u qaadato…
Garowe in shisheeye askar u noqdo iyo Somalia maqas loo qaato labadaba waa diideen, rag rag dhalay…. Taariiqda ayaa xusun, wixii dhacay Somali recent trouble history.
🤘