Wararkii ugu dambeeyay Muqdisho iyo Kulan Wasiiradu ka yeesheen [Daawo]
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda Howlgalo oo Xooga oo lagu Xaqiijinayo Amniga Caasimadda, Kadib Amarkii kasoo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Waxaana Isgoysyada Muhiimka ah lagu arkaa Ciidamo Baadhitaano ka wada.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhinaca kale kulan gaar ah oo magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa si gaar ah looga dooday Amniga magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu danbeeyay siweyn u sii xumaanayay.
Wasiiru-dowlaha xafiiska ra’iisal wasaaraha Cabdullaahi Xaamud oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulanka golaha Wasiirrada ugu danbeyntii leysku raacay in guddi heer Wasiirro ah loo saaro sugida Amniga caasimada, islamarkaana ay soo diyaariyaan sida uu hadalka u dhigay qorshayaal lagu xaqiijinayo nabad-galyada magaalada Muqdisho.
‘’Intii uu kulanku socday Wasiirradu waxaa ay fursad u heleen mid mid in ay uga hadlaan ajandaha shirka, waxaana markii danbe leysku raacay in arintan loo saaro guddi ka kooban golaha Wasiirradda oo laga sugayo qorshayaal looga hortagayo falalka amaan darro ee ka dhaca magaalada’’ ayuu yidhi Wasiirka.
Wasiir Xaamud ayaa intaa ku daray in weerarradii ugu danbeeyay iyo qaraxyadii ka dhacayay magaalada Muqdisho macnaheedu aheyn in Al-shabaab ay soo xoogeysteen, laakiin sida uu hadalka u dhigay marayaan maalmahoodii ugu danbeeyay lana soo afjarayo.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1618
WAR CULUS. MAMULKA HARGAYSA.
oo yuhuda utagay yo carabta oo xanaaqday siiba falastiin badan oo meelwalba qoraal dhigay web .caeabiga. 15wadan oo caraba oo yiri somaliya waxay ay Uga carara yaan. Wanasiibdaro wayn. Muslimiinta falastiin oo yiri. Waan ogayn waqti hore inay rabeen. Inay Xidhiidh lasanaystan. Dawladaha waaawayn oo carabta. O aad Uga xabaqay. Bal wakas hakarafiyo .tikreega wax kadaran baa yimid.
Wadaniboy also Kacanboy, we know you are one person, we also know you are a Somali -Ethiopian, we, Somalis of Somalia are ready to help you to solve the problems in your country but please stop meddling in our internal affairs.
Waxaad is weydiisa meeqaa soo martey – Ciidamo military ama Police Wasiirada
Waxaad is weydiisaa meeqaa soo qaatey tabobar Amni iyo xeelad argagixiso dagaal
Waxaad is weydiisaa meeqa ka tirsanaan jirey Ururo Xagjir ah oo yaqaano luuqadda lagula hadlo – Mafia diimeedka.
– Difaaca degmo kasto waxaa ku filan 500 oo miishaar fiican la siiyo, iyo 50 war soo tabiye ah oo miishaar fiican la siiyo.
– Amnigu wuxuu ku jiraa hey’adda ugu deeqaha badan, hadduuna Qarax iyo dhib dhicinna FUND WAA YARAAN oo waxaa la leeyagey caradu waa nabad.
– No crime no police.
Qoodha iyo xero saakay iskusareen oday MUUSE handaraab iyo koox diisii siilaanyo iyo saleebaan gaal BAA yaanan SAAKA OO ka yaabay MUUSE handaraab OO gawracay albaabkii ugu danbeeyey cadaabta EE Aduunka albaab lagu fududaaday iga dheh adeer haduu isaxaaq rabiin iyo Mr kantarabiil xataa qab Riga ka dhex OO yo iga walaan GOONI Doon kale SOOMALIYA iyo geyigeeda KU hadhin kkkkkkkk yuhooda in aqoonsi loodoonto WAXAA KASOKEEYA horta anigu mayeelayaa ???????. Jawaabto OO fudud No moor MUUSE handaraab iyo koox yar OO murqaansan OO INDHAHA cirka u maguujisa OO iga go Aya waayo adeer Dee horta yaa usoo HALGAMAY Calanka UU ka cararayo MUUSE koonteenar iyo beeshiisa murqaansan kkkmkm DAL IYO DAD MIDA OO soomaali wayn huwan HA biqlayso
MUQDISHO MA DEGEYSO ILAA XALANE LAGASOO XIRO.
WHY NOT? XALANE WAA MEESHA LAGA FANGAREEYO ISIS,ALSHABAB IWM.
WAA IN ALBAABADA LAYSUGU DHUFTAA XERADA XALANE..
I AM SORRY!! SHACABKAA HURDA WELI HURDA OO HURDA.