MUUQAAL: Eng. Yariisow oo ka hadlay Xaalada Muqdisho iyo Howlgal Culus ka Bilaaban doona Magaalada (Daawo)
Muqdisho ( Kalshaale ) Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay Ay Falal Amni Darro ka dhacayeen magaalada Muqdisho, ayaa Waxaa Dawladda Soomaaliya hada usoo jeestay inay gacan bir ah wax uga Qabato Xaalada magaalada.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa goor dhow ku dhawaaqay inHowlgalo balaadhan ay ka bilaaban doonaan Magaalada Muqdisho.
Yariisow ayaa sheegay in talaabadan ay ka dambeysay markii uu sii xumaaday amaanka magaalada oo maalmihii ugu dambeeyey ay ka dhaceen qaraxyo badan oo dad badan ku dhinteen.
Waxaa uu sheegay in inta lagu guda jiro xaalada deg deg ah ay bilaaban doonaan howlgallo ballaadhan oo ka duwan kuwii hore si amaanka gacan bir ah loogu qabto.
Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya inta uu socdo howlgalka, isagoo ka codsaday inta ay socdaan howlgallada inay muujiyaan dulqaad badan, ayna jiro doonaan jidad badan oo xirnaan doona, iyadoo laga duulayo amni darada jirta.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1569
Waa arin fiican in xal la keeno.Haba socon waayee in arin la keenaa waa mihiim.
Waxaa socnwaayay Motionkii iyo lacag ayaa la cunay.Waxaa socon waayay buuqii lagu kiciyay dawlada ee isbarkanaa.
Waxaa la kiciyay Ciidan iyo qaraxyo isbarkan si dawlada loogu qasbo inay iscasilaan oo meesha ka yacaan.
Waxay maqleen Formaajo wuu baxsadaa oo wagii hore EE UU AHAA Pmk awaa kii baxsaday. Qaraxyo ku badiya.
Waar dadka ka daaya qaraxyada oo wax kale la yimaada.
Alshabaab,Mucaarid iyo dawladiidi isbarkan.
Dalmida
Maanta oo kale waxaa aamusa Mucaaridka kalshaale kkkkk
Sxbadaydii hore ee Mucaaridka noqday.Garqaad iyo Dabshid.
Maalin dhaw waxaa la qaban doonaa iyaga oo wada gaardhi qarax sida.
Waan u digayaa oo waxaa leehay – waar hooy is ilaaliya yaan ladin qaban e.
Hadhoow idin ma soo danynkaro aniga iyo Axmed Somaliye.
Imiga ayaan idiin sheegaynaa inaad is-ilaalisaan.
Dalmida
ASC.
Mr BaHaL; “Garqaad iyo Dabshid Maalin dhaw waxaa la qaban doonaa iyaga oo wada gaardhi qarax sida.”. °§*Waan ka helay. Adeer Garaad waan ogehe Dabshid managa hubtaa?. WBT
Mr bahal.
Kkkķkkkk.
Maxaa tiri garqaad iyo dabshid oo qarax wato in la arko ayaan filaa.
Horta dabshid waa Reer imaam yaan lagu gefin.
Anigu mucaarad ayaan ahay waayoo waxaan arkay qolyahaan in aysan waxba qabaneyn.
Midda kale nin cuqdadeysan oo dadka kale u xanaaqsan dal iyo dad waxba uma teri karo.
Waan kugu xishmeynaa tageerada dowladda waxaan kugu ogahay damaq somalinimo. Iska ilaali mufaanaqadda adeer axmed somali. Isagu wuxuu tageere dowladeed yahay inta uu farmaajo joogo.
Mardhaw mooshin iga filo.
Yarisoow waa ina adeerkeey waa ninka daa.uud ugu liito.
Mr BaHal
Kkkkk
Aniga iyo Garqaad hadaan qarxineyno Goofkeena markii horaba maanan yeeli lahey inuu maamulo INA TIMID.
-Waxaan maqli jirey caku caruurtaan
War biyaha dhulka ka ilaaliya, hadde dhulkaa dhaley biyaha oo laga helaa.
* Qaraxu waa jiri jirey, musuq maasuqu waa jirijirey, laakiin Kalsooni xumaa soo korortey.
– Markii ugu horeysay oo qarax joogtaa Xamar ka dhaco.
Mr BaHal
Sorry Kafiil
Jawaabta Garqaad hadaan ogahey waan kuugu similahaa.
Waar baadhitaan mardabaysan waxba tari maayee Xamar shabaabka jooga waa in tallaabo laga qaadaa.
Tan labaad in ciidan beeleed laga gudbaa oo ciidan qaran oo caqiida leh la helaa
Xalka Xamar buu yaalla ee kooxdan maamulka haysa Allah ha garan siiyo
Bahal
Maxaad tidhi
Garqaad waxaan ogaa isaga oo waddani ah oo weliba hadalka halkiisii dhiga. Mase garqaad kale ayaa Kalshaala joogaa.
Waar ragga kalama foga ee tooshka ka leexi
viva Soomaaliwayn
Down all Somali traitors
Daa’uud niman xume ayaa sanadkaan baxdey.
Waagii Adeerkay Cali Ugaas loo dhiibey Xamar ayuu isugu yeeray Dooli iyo Doorshaan wixii Xamar joogey.
– Wuxuu dhahey waxaa jirijirey nin xoolo badnaa oo gabdho dhali jirey, markasto oo gabar u dhalatana 100 geel ah qali jirey,
Maalintii dambe ayaa wiil u dhashey
Meelkasto ayaa la isaga yimid oo dadkii waxey dheheen ninkii Gabar dhalatey 100 geel ah u qalijirey, maantoo wiil dhashey waa Kumanaan.
Sidii loo sugahey ayuu guriga ka soo baxey, wuxuu dhahey maanta XOOLO QAL MAJIRO maxaa dhacey NINKII XOOLAHA LAHAA ayaa dhashey.
( Goof dambe oo dowladda Military xoog ku sgarciyeyn karto ma jirto intaan ahey Duqa Xamar.
Waagaas ayuu soo baxey sharciga BOWD JEBIS. Oo ilaa hadda Goof Wacbuudhan iyo Goof Wacdaan lagu dhaqo.
– Waa sanadkii Xoosh kibrey miiska la saarey.
Hadda Yariisow ayaa bedaley Cali Ugaas.
Daa’uud nimansame waxaa bedaley Daa’uud niman xume .
Dabshid waan kusalamay imaam.
Kkkķk.
Daa.uud niman same waxaa bedelay daa.uud niman xumo. Aduunka hadaad joogto wax walbo waad arki.
War yarisoow hindeydii ayaa raxanweyn ah. Waa daa.uud koofureed.
Waa kuwii adeerkeey yiri. Igaar koofur ku dhashay waxaa dhaamo. Dibi ceel abaaji kudhashay.
Dabshidoow. Saaxibkeey Mr bahal wuxuu cadeeyay in uusan aqoon u laheyn imaam dabshid. Iyo garqaad. Haduu dhahay xamar ayey qarxinayaan.
Garqaad
Sxb Mr BaHal waligiis wuxuu ahaa Qaran taageere, Samaroonku wuxuu qabiilka ka gudbey qarnigii 13aad, sidaad horey u sheegtey waxey ka tahey Qaran jaceyl, ee kama ahan Jufo Jaceyl.
Soo maadan arkin Xataa Fanaaninta ku Ab tirsato Boorame sidey uga daacadsanyahiin Fanaaniinta kale.
– Warka Kafiilku Waa free