|

Muuqaal: Madaxii Shabaab ee Gobolka Shabeelada Hoose oo DF Isku dhiibay

Muqdisho ( Kalshaale ) Horjooge ka tirsanaa Kooxda  Alshabaab iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa ayaa isu soo dhiibay Ciidammada Xoogga Dalka soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoober ee ka howl-gasha gobolka Shabeellada hoose.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ibraahim Maxamed Bitow, oo ahaa horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu ka soo tago Alshabaab, ka dib markii uu garowsaday inay gaar marsan yihiin Xaqa iyo Islaamnimada ayna xasuuqayaan shacabka Soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay in dagaallo badan oo ay isaga hor yimaadeen Ciidanka xoogga dalka, ay kooxdu kala kulantay jab aad u xooggan, taas oo keentay in ay u adkeysan waayaan dagaalka oo ay kaymaha ku dhuumaaleystaan.

Bitow oo sheegay in uu ka tirsanaa Alshabaab 9-kii sano ee la soo dhaafay ayaa tilmaamay in kooxdu sii liiceyso, ayna la kulmeyso guul darrooyin is daba joog ah.

Horjoogahan ka soo goostay Alshabaab, ayaa dowladda Soomaaliyeed uga mahad celiyay soo dhoweynta wanaagsan, waxa uuna ugu baaqay dhallinyarada u dagaallanta kooxda Shabaab in ay ka soo tagaan maleeshiyadan oo uu sheegay in ay baal marsan tahay Islaamnimada.

Bitow ayaa cafis weydiistay Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed, waxa uuna codsaday in lagu garab siiyo sidii uu qeyb uga noqon lahaa la dagaallanka Al-Shabaab oo uu tilmaamay in ay yihiin cadow naxariis daran.

Dhinaca kale Aadan Geeddi oo loo yaqaanno Aadan Dheere oo ahaa darawalka  Ibraahim Bitow, ayaa sheegay in Al-Shabaab ay duufsadeen isagoo 11 jir ah, ayna ka faa’iideysteen carruurnimadiisa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1564

Posted by on Mar 30 2019. Filed under WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Muuqaal: Madaxii Shabaab ee Gobolka Shabeelada Hoose oo DF Isku dhiibay”

  1. Waa borobagaan-dhadii Farmaajo/Khayra igu sawir ii sawir.

    Alqushaash xagee joogtaa dawlada ay isu dhiibayaan?

    Sawir laba jilaa aniguba You Tube waa soo gelin karaa!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Waa isqarinkartaa muddo,laakiin ma baxsankartid kk

    Waxaasbaa dawlad ah.Laba sano ayay jiraan oo meel badan ayay guulo ka keeneen.

    Tani maaha Maamul Nijaas iyo wax meelaahaa laga sheeghssgo e waa dawlad Unta ku le kursi oo Golaha ragga ee aduunka fadhisata.

    Guusha Somali Nation.

    Dalmida

  3. Hooyo Soomaaliyeed

    Baaritaan Balaadhan ka Dib,
    Soo Dhowaada!!!

  4. soo haabta dheh

    Mooryaanta Shabaab waxay rabaan qudha dad diin leh oo iska celiya.

    Caku xaal Soomaaliyeed

    viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  5. Waa been, waa system ay ku dhex galaan dowladda iyo magaalada.

    – Labo dhacdo ayaa la hayaa

    1. Nin horey u soo goostey oo waqtigii Shiikh Shariif la meeleeyey ayey kuwo kale oo sidaan isu soo dhiibey dileen

    2. Waxaa ku xigtey kuwii uu soo xareeyey – Zakaria oo ahaa sargaalkii ugu sareeyey Gedo oo Xassan Shiikh diyaaradda ka soo saarey Gedo una dhiibey position sare ee sirdoonka

    Kuwo sidaan caMal isu soo dhiibey ayey ahaayeen kuwii weerarey Hotel Naaso Ari ( not hablood).

  6. LAALEEYS MAXAA KUGU KALIFAY IN REERKIINU YUHUUDA U CAWDAAN KKK OO AY ICTIRAAF WAYDIISTASN KKK MA FARMAAJO BAA? WAR ILAYN TANOOKALE KKKKKK MAR DIR MAR OROMO MAR IRIR KKKKK HA WADHLAYSO GEESKA AFRIKA ONLY WAXAA WAX LAGA WAYDIINAYAA WAA DAAROOD IYO HAWIYE KKKKKK LAGU DARAY DIGIL IYO MIRIFLE KKKK HADAAD YUHUUD AADO IYO HADAAN HINDIYA AADO WAAD SOONOQON OO GEESKA AFRIKA WAA ANIGA EEGOOW KKKK VIVA ALLSOMALIYA

  7. Qofku wuukatoobad keenikaraa ee daaya oosoodhaweeya waa Dad Somaliyeed oo Fekerqalada aaminsanaa oo waayabadan lagushubayee.waa in Dowlada Somaliyeed ragan iyo kuwa imandoonaba Shaqooyinfiican lasiiyaa si’Cadowga loogawadaguuleysto.

  8. Subxaanallah bal waxa mujrimnima iyo jaahilnima wajiyadooda kamuuqda eega aaway diinti lasheeganaayay? Diintu soo tii dadka qoyn jirtay ma’aha kkkkk

    war wajji la’aamino Kuma yaale kuwane,waxba yaan ummada lagu dhex siidaynine, xabsi qarsoodi ah halagu guro moryaanta kkkkkk

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented