MUUQAAL: Madaxwaynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday wasiirkii Warfaafinta, Gaashaan dhiga iyo Masuuliyiin badan
Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalkii ka qaaday, Wasiirkii wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Wasiirkii wasaaradda gaashaandhigga Ciise Xawar.
HALKAN KA DAAWO VDIEO
Wasiirka wasaaradda warfaafinta ayaa loo magacaabey Maxamed Muuse Diiriye, halka wasiirka gaashaandhigga loo magacaabey Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ahaa wasiirkii cadaaladda.
Sidoo kale Madaxweyne Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii wasaaradda Dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabbeeye, Waxaana xilkaasi loo magacaabey Jamaal Cabdi Muuse.
Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaadey wasiir ku xigeenkii wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees, waxaana xilkaasi loo magacaabey Cabdinaasir Cumar Jaamac.
Dhinaca kale Biixii Cabdi ayaa xilkii ka qaadey wakiilkii Somaliland ee dalka imaaraadka carabta, Xasan Hiirad Yaasiin, iyadoo xilkaasi loo magacaabey Muniir X. Cabdillaahi Abusite.
Xil ka Qaadista Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhiga ayaa kusoo beegmaysa, Iyadoo dhowaan ay soo baxeen Warar sheegaya in lagu soo eedeeyay Musuq-maasuq.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=1526
Muse bixi xilka adigana iska casiil kkkkkkkk
Waa wax lagu farxo in ciduun mar loo xidhoxantooyada xoolaha dadweynaha ? Horaan u sheegay in ninka ama qofka cunaa xoolaha ummaddu uu markiisa hore ay ku jirto waslad xaaraanihi? Qofkaasi dib ha u baadho noloshiisa maaha qof caadiya
Adeer mr biixow wasaaradda warfaafinta waxaa ku qurux badan sool ama buraan ama boorama hadalka waa laynagaga xariifsan yahay qaado warkeyga cami arinkaagu waa kud ka guur oo qanjo u guur mr biixow
Mr biixi.
Askari hayska. Ahaado laakiin dowladihii ka horeeyay waxaad modaa in uu ka musuq maasuq yaryahay kana adadag yahay.
KKKKKKKKKKKKKK.
C/GOOD WAXAAN KA QOREY
WAA DAAHIR YAA SHAMIS,
WAALI CAS,
LOOMA SOO CIMAAMADIN.
KKKKKKKKKKKKKK
WAA QABYAALLADII OO JEEGAAMAYSAN WAXA MAQANA EE MUUSE U DIG & DAM LEYAHAY WAA W.GAASHAANDHIGA(WARSANGELI.COM).
Masha Allah, waan soo dhoweynayaa isku shaandhaynta uu madaxweeyne MBC sameeyay, gaar ahaan wasaarada warfaafinta inkastuu lasoo daahay hadana waa never took late.
Dhinaca kalena wasaarada gaashaandhiga ooy inta badan soo qaban jireen WARSANANGALI mar hadii laga wareejay oo loo wareejaay dhankaas & SELAL, SEEYLAC oo loo dhiibay wiil CIISE ..iyana waan soo dhoweynayaa oo jagada reer malaha..xilkuna waa wareegto.
Good job and well done mudane madaxweeyne.
Ciise Buni Axmed maantaa waa Baadhiyaya mar hadii bahashii gaashaan dhiga dhankaas iyo All the way SELAL & Seylac lageeyay!!
God bless Somaliland!😍
ASC.
sOmalilander adeer, kuma halgaadikaro oo waxaan ogaaday A. inaad hoos ahaan damaq Somali leedahay B. inaad fannaan tahay EE adeerow adoo ILAAHAY SWT ku siiyay luuqad HODAN ah inaad tan Igriska doorbido gacaliyow laga fiican. iL FUSTIGATORE. WBT
Waa mahadsanyahay Madaxweyne Muuse Buuxi. Musuqa waa in la cidhib tiraa.
I am proud to be A Somalilander.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xakamaynta sicirka sarifka lacagaha qalaad ee dawladdu la tacaalayso waan hanbaleynayaa oo dadaal dawladnimo ayey muujinaysaa laakiin adeer waxaa haboon in halja ay dawladdu sarifka lacagaha qalaad ay weydiinayso sariflayaasha ay iyadu jaan goyso oo sariflayaashu weydiiyaan dawladda iyo bank dhexe2011kii ayaan ku idhi aaffo group adeer sarilayaasha ka qabta awooda sarif ee ay iyagu u jaan gooyaan lagaha ? Aaffo group waxay ahaayeen aaffo qaran oo dalka ku habsatay muddo sideed sano ahayd? Isku soo duuboo laba wax baa is bar bar cararaya ha caanataminee eega waxay kala yihiin sicir barar iyo qiimaha shilin somlandka inuu qiimo yeesho doolarkana la jebiyo sagaal kun wali wuu kacsan yahay waa in lixdii kun ee uu ahaan jiray la keena wax kastooy idinku qaadato!?
Tan labaad oo ah sicir bararka jaan gooya qiimaha sicirka badeecadda ee ganacsatadu ku dhawaaqaan qiimay rabaan adeer waa qaladdawlad baad tihiin si cilmiyeysan ugu jaan gooya waxaan idiin sheegayey sideed sanno ka hor baad hadda la daala dhacaysaan weydiiya joornaalka foore oo ka qaata waa war dhan oo buuxa qiimana idiinleh, adeer sideed sanno ka dib waa idinku ceeb weydiiya aaffo group rabadaan baa soo socota qiimahay doonaan bay dadka ilaahay dartiiu soomaya ka siiyaan timirta sharaabka khudaarta ilaahay kama baqayaab dharka kabaha ciida waxay doonaan bay siiyaan xakameeyaa taasna oo hadalka qaata oo isku kalsoonaada
Badlada ilmaha yar loo iibinayo waa shaadh iyo surwaal ninka bacadlaha ahi wuxuu doonuu ku iibiyaa adeer waa qalad hablaha waa la mid kabaha caruurta iyo dumarka iyo dhalinyarada waa la mi miyeydaan caqli lahaynsicir bararka ganacqatadaa wadata caqliga fayoobi si fudud buu ku joojin karaa sicir bararka? Waan idiin sheegay daasad caano nido ah baan wiig kasta lix kun oo shiling somland ah laygu darayey! Ma awoodaan bulshadda jam somland kun jeer baan idiin sheegay ? Degmo iyo gobol markaad kala garan weydaan sicir barar xal ma u helaysaan jawaabtu waa maya walibana cuqdad baa idinka buuxda xidha wasiir kasta oo xantooyo sameeyey agaasome kasta wasiir ku xigeen kasta iyo qof kasta fowdada ha la yareeyo iyo dhaca hantida qarankan jam somland ee baraysan
Wadahalkii ka dhacayay Accra miyuu dhacay?
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Accra ayuu ka dhacayaa kkk lol
Maxaa Dameer aduunka ku nool.
16 iyo 30 waa 94 kk
Dalmida