|

MUUQAAL: Cali Geedi oo Sheegay inuu Cumar FILISH yahay Hogaamiyihii Xamar u baahnayd

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa wuxuu ka jeediyey Munaasibad magaalada Muqdisho loogu Qabtay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish, Taasi oo lagu soo dhoweeyay Magacaabistii Madaxwaynaha Farmaajo uu kusoo xulay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Geedi ayaa sheegay inuu Cumar Filish yahay Hogaamiyihii ku Haboonaa Wakhtiga magaalada Muqdisho.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15192

Posted by on Sep 30 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented