MUUQAAL: Gantaal Si toos ah loogu dhuftay Gaadhii Alshabaab ku Weerartay Balidoogle iyo waxa dhacay
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigga Ballidogle aan wax khasaare ah dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarin ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Talisku waxa uu sheegay inay gaysteen laba duqaymood, isla markaana ay ku dileen toban ka tirsan Al-Shabaab, isla markaana ay burburiyeen mid ka mid ah baabuurta Al-Shabaab.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in weerarkaas lala socday inta aysan soo qaadin Al-shabaab ka hor, loona diyaar garoobay.
Warbaahinta dowlada ayaa baraha bulshada ku soo bandhigay muuqaalka gantaal culus oo ciidamada Maraykanku ku dhufteen mid ka mid ah gaadiidka Al-shabaab oo xerada ku soo dhowaaday.
Ciidamada Danab ee Soomaaliya ayaa iyana waxay sheegeen in weerarka ay ka hortageen, ayna iska caabiyeen Al-Shabaab ka hor inta aysan gaarin xeyndaabka garoonka Balidogle.
Taliyaha ciidamada Danab ayaa sheegay in afar gaari iyo ciidamo lugeynayay ay Al-Shabaab ku weerartay saldhigga uusana qofna ka noqonin kuwii weerarka soo qaaday, isagoo xusay in weerarkaas uu muujiyey taag darida kooxda Alshabaab.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15187
KKKKKKK.
FLIM MAKERS.& IIDHEH MARAYKAN KASOO QAAD.
FILIM LA JILAY KA SOO QAAD.
SHEEKOOYINKAAS WAA JOORNAAL LA AKHRIYEY.
ALSHABAB WAA MARAYKAN.
MARAYKANA WAA ALSHABAB.
XAQIIQDU WAASAAS.
ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM=ONE.
ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
Nuurka Nederland
You have a point..warkaaga waa run.
ASC.
LAKALA TEGAY WAAN U TAAGNA.
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++ .
AKHYAARTA BARXADDA RAALLI HALAYGA AHAATO, dhanka aqoonta DIINTA waan ku liitaaye, sow, FA INNA MACAL-LCUSRI YUSRAN ma aha dhibaato kasta Baanisa ka dambaysa?. °Malo, haddaba shuushki wuu baxay. °§*Abidkay ma arag NuurkaNederland oo khayr sheegaa KAGA DARANE Anaaba WAA hore kula taliyay inuu Digniita ku soo celceliyo LAAKIIN hadda wixiisi waxay noqdeen SAS IYO GEEEEEDAHAN KA BAQAYAAAAA HALKEEEEEN GAAAAARI KARAYAAAAA HALKEEN GAARI KARAY!!!. °§*=°§*LOP saaxib, hoo gacanta yaan Daadku ku qaadine ANIGU ma qabo inaan ka daacadsanahay oo ka karti badanahay; Mahdi, Beyle, Oomaar, Jamaal, Godax, Cawad iyo kuwo kalaba. °Marka saaxiib yaan lagaa tegin, Qabiilki ay sheekoo dhan ku tiirsanayd waa mariil oo sariir buu saaranyahe. °Nabaadino-good lack. WBT