MUUQAAL: RW. Khayre “Cumar Filish Dawladnimo ayaa lagu aaminay, Maaha Milkiile” Khudbad Xiiso leh [Daawo]
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu Qabtay Munaasibad Madaxwayne Farmaajo looga mahad celiyey Xilka Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud, waxaana Xaflada ka qeyb galay, wasiiro, Xildhibaano Odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo bulshada qeybaheeda kale.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaaa sheegay in Cumar Filish uu yahay Hogaamiye haystay Codka shacabka, Islamarkaana magacaabistiisu ahayd mid sax ah, Wuxuuna shacabka Munaasibada soo Qaban qaabiyey inay Garab istaagaan Gudoomiye Cumar Filish
“Gudoomiye Cumar Filish waxaa lagu Aaminay Dowladnimada ka iftiimaysa magaalada Muqdisho, Inuu isku keeno Dadka oo Xaqooqda ilaaliyo, Balse ma aha Milkiile, ee Ma la shaqaynaysaan Mise waad la Xafladaynaysaan uun ? “ Waxaana shacabku ugu war celiyeen HAA Waanu la shaqaynaynaa “.
“Waxaan idin leeyahay garab istaaga , siday u xoogaysato in lasoo celiyo Sharaftii iyo Karaamadii umadda Soomaaliyeed, Sababtoo ah dadka magaaladan dagan iyagaa isku haya shacabka Soomaaliyeed oo ilaashadaan Qaranimada Soomaaliyeed.” Ayuu raaciyey hadalkiisa Raysal wasaare Khayre.
Soomaaliya iftiin iyo Rajjo ayaa u muuqda, Balse inyar ayaa Fahmaysa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15181
ASC.
Garqaad/Dabshid CAWRO TIRKI HAWIYE, dhedhemiya ooraahda Khayre; “Soomaaliya iftiin iyo Rajjo ayaa u muuqda, Balse inyar ayaa Fahmaysa.”. °WAA dhabe ee caqligiina weheshada. °SIDAA oo kale waxaan kula talina; Xaange & Laalays. WBT
FIIRI, Rag ka roon, WAA istaqaane, Salaanta Berka iyo Wadna ka timid WAA jogto. ALLAA-WEYN
Ahmed Somali
Kheyre wuxuu ka hadlahayaa Dhulka uu maamulo Xamar iyo Xamar daye
Galmudug
K.Galbeed
Hirshabeele
Banaadir State
Adigu kuma jirtid oo reer Buuhoodle ayaad tahey.
– Warka KHEYRE waxaa waaye KUDARSO ama Kadarso.
* Tuulo aadan u Talin ha Taakuleyn waaye warkeenu.
ASC.
Dabshid adeer, Mahadsanid Ammaantaa kama sugayne MARBA haddaad i xijisay Daraawiishti Somali Xurriyadda horseeday WAXAA kale oo ii faana inuu Adeerkay Cali ahaa Darwiish AABE wuu yaraaye. °Adeer haddaysan Reer Buuhoodle Dad ahayn YAA dada?. °Adeer waxaa kugu waajiba inaad Durriyadi Daraawiishta GACANTA ka shumiso XITAA hadday yihiin M/teen ismoodki Beel Liqe iyo Khaatumo haanoolaato. °ZAG, FIRDHISO KA GABO. WBT
Land of Punt
Waxaan nahay dad Somaliyeed.
“Dad”
Dad Somaliyeed.
Hawiyahu waaa dad Somaliyeed,anna waxaan ahayn nin Somaliyeed.
Hadaad igu sheegtay inaan ahayn nin Hawiye beenbaad sheegtay.Waxaan ahay nin Somaliyeed.Aduuna waxaad tahay nin Somaliyeed.
Halkaa ayay faaiido inoogu jirtaa.
Xaaska Cadaanka ah ee aadqabo maand ka baranin nolol farabdan oo ay faaiido ku jirto?
Wixii ay dani ku jirto aan ka sheekaysano.
Reer Hebelbaa tahay,anna Reer hebelbaan dani waxba ka faaiidi mayno.
Somali iigu kaalay.
Dalmida
Dabshid
S y l,waxay ahaayeen Reer Muqdisho.Hadii ay ku jireen dad aan Reer Muqdisho ahayn,dee waxay ahaayeen dad yimid magaalada oo la jaanqaaday xadaarada iyo wacyiga ka jira degaanka ay yimaadeen.
Dadkii raadinayay Somalinimada ee Reer Muqdisho ayaa al dhig u ahaa S Y L.
Waa aniga oo idhaahda,Daraawiishtii iyo Sayidkii waxay ahaaayeen Samaroon kkk
Markaad eegto qaabka ay reer Garoowe wax u wadaan maanta,ee aad dib ugu noqoto wixii jiray 1980-kii,waad garankartaa sida ay u dhaqmireen Reer garoowihii hore. 40-kii sano ee u dambeeyay oo taxame ah hadaad hesho,waxaad haysaa 400 oo sano ee la soo dhaafay.Xataa qoraal iyo cayn kale u baahnid inaad raadiso.
Dalmida