|

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Eedaymo Usoo Jeediyey JABUUTI, Madaxwayne Farmaajo + Jen. Moorgan iyo Col. Tuke

Hargeisa ( Kalshaale ) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Usoo Jeediyey Madaxwayneyaasha Ismaaciil Cumar Gelle iyo Farmaajo Wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal ayaa dhaliilay Madaxwayne Farmaajo Sawirkii uu dhowaan la galay Col. Tuke oo kamid ahaa Saraakiishii hore ee Ciidamada Xoga dalka, kaasi oo siyaabo kala duwan looga dooday.

Wuxuu sheegay in Madaxwaynaha Jabuuti aanu dhex dhexaad ka ahayn Wadahadalka DF-Soomaaliya iyo Somaliland, Wuxuuna sheegay inaan Shir lagu qaban doonin “Muqdisho ayuu ku xidhan yahay, Somaliland ma Ogola, Waanu kaa xishoonaynaa laakiin Naga Xishoon maysid, Waxba muuse ha u yeedhin, Xaaraan ayay naga tahay in Jabuuti lagu qabto, Ismaaciil Waa Cadowgeena Xamar ayuu dhisayaa, oo Ciidan u dhisayaa” Ayuu yidhi Faysal Waraabe.

Geesta kale Faysal ayaa sheegay inuu Garoowe kasoo Qaban lahaa Gen. Moorgan oo kamid ah Saarkiishii Hore ee Ciidamada Dawladii kacaanka, Hadii uu xilka ku guulaysan lahaa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15173

Posted by on Sep 30 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Eedaymo Usoo Jeediyey JABUUTI, Madaxwayne Farmaajo + Jen. Moorgan iyo Col. Tuke”

  1. subaxanal inu ooyo inyar baa uga hadhay ilmada cesho baan ku idhi,ina cali waraabe ayaba is gaadhay,cadhada ka muuqata siduu u caytamayo waxa calool xanuun ku riday dowlada nabad iyo nolol oo xidigaha maraysa Somalia oo UN ka qudabadaysay faraajo oo thrump la sawiran, ayaa iskugu biiray markasu in waasho ku dhawyahay ,ha maroora dilaacin sidii laxdii burco, tolow maxuu ina cumar geele ku haystaa odaygaasi xagxagashada halaga dhaafo idinka qol iyo barsad isku xidhee, Faysal waa oohintaa oo abada ah hadii aad dadkiina dhinac ka raaci waydiin,, guul nabad iyo nalol god bless somalia

  2. Khaatumo haanoolaatoo

    Faysal waraabe waa cadadisa cebtisa maaha lkn konfurta hada waxa sobaxay kuwo
    Yiri faysalow fadhiso wax mataqanide fiqi c.c.sh iyo qarkalo baday lkn reerki samirka
    Badna e kablalax waxa laga waayey nin raga u jawaaba xishodka qaarki waa laysku cadaba
    Beel dhan o iska wayday nin sida faysal carabka laaladiya sidi keleb dhalay
    WBT

  3. NACNACLE ISBA JAAJUUS BUU U AHAA SIYAAD BARRE WAXAANA FAYSAL AHAA JAAJUUSKII SOO XIRXIRI JIREY DADKA UDHASHAY BEESHA ISAAQ.OK,MAANTANA WAAKAASOO SHAATI KALE BUUSOO GASHADAY OO WUXUU KU SAMEEYEY DADKIISII BUU RABAA INUU TUKE & MORGAN DUSHA KASAARO.

  4. Meeye kuwii Dhuloos iyo Cali Khaliif oo u niikinayey Faysal Cali Waraabe….kkkkkkkk
    Quraajo ku quuso.
    kkkkkkkkk
    Isaaq iyo Hawiye waa dulmanayaal..kkkkkkkk
    Fucking Laangaab.

  5. ASC.
    LOP saaxiib, MA ii sheegi kartaa sababta aad Cali Khaliif uga soo horjeedo?. WBT

  6. Faysal Dhurwaa aka Wuuuuf, KILDHI buu madaxa kulajiraa . Xataa ma xukumo maskaxdiisa . Ayaandaro waxaa la siiyaa BAAD , haddii kale waxuu FIRDHIN XADAS Akbar. Xaalku waa : Intuu kugu firdhinlahaa ha ku firdhiyo kuwa kale!

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented