|

Daawo: Somaliland oo ka Qayb gelaysa Caleemo-saarka Axmed Madoobe

Hargeisa ( Kalshaale )  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe  ayaa sheegay  Inay Wafdi u diri doonaan  Caleemo-saarka Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Dood ay ka taagan tahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mar la waydiiyey inay ku Milmayaan Arimaha Siyaasadda ee Soomaaliya ayuu sheegay inay Halkaasi kasoo iibin doonaan Qadiyadda Somaliland, wuxuuna sidoo kale xusay inay tagi doonaan Koonfur Galbeed , Muqdisho iyo Hirshabeelle.

Caleemo-saarkii la doonayey inuu Qabsado Madaxwaynaha Jubbaland  ayaa dib u dhacay kadib Culays uga yimid dhinaca Dawladda Federaalka Soomaaliya,  oo Sharci darro ku tilmaantay Doorashadaasi.

Boqor Buur-madow ayaa Horay loogu xidhay Munaasibad uu Puntland uga Qayb galay, Sidoo kale waxaa Jirta dad lagu xidhay inay Muqdisho tageen ama Sawir lasoo galeen Madaxda DF Soomaaliya, Balse Masuuliyiinta Xisbiyada iyo Xukuumadda Somaliland ayaan Sharcigaasi qaban inta badan.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15162

Posted by on Sep 30 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo: Somaliland oo ka Qayb gelaysa Caleemo-saarka Axmed Madoobe”

  1. Libaax wasidaa

  2. ina cali warabe oo bisad ka yar,sowkiwii waan go’nal lahaa maxaay somali u dhexboodayan ma ictiraafkii baa galay kismaayo subxaan sowki daaqada soo saarna maxa ku dhacay xaafad uk ka mida baa na aqoonsatay dee imikan koonfur galbeed dowladeeda hoose ha idin aqoonsato ileen ceeb looma dhinto ,waxase aniga an la yaabanahay dhalintaan badan ee xoogi dalka ah aan waxba loo hayn ee container lagu xidhan waa in ay kacdoon sameeyan qufulkan lagu xidhay jabiyaan aduunka dhalinyaro baa wax badasha eega hooyooyinkin culeyska saran afar oday oo nolasha ka dhacay oo howlgab ah hadii ay idin horjooga idinka waxba aheen, 28 years baa la idinka lumuyey qabiil waxba idin tari mayo markii dowladii somali jirtay waxa jiray waxyaalo badan oo nolosha asaskeeda ah oo dowladu qaban jirtay qoladan idin haysta 28 sano iska xoreya wa hadad dhago ledihiin,waraysigan waxa ku jiray in ina cali waarabe uuna tageen kismaayo sabontoo ah caruur inankiisa ka hadhay baa suuraya laga soo saarayaa si loogu celiyo yurub hadii somali land uu u ooyaya fiican tahay maxuu caruurta u keeni waayey hargaysa bal hada hadalka u fiirsada caruurtiisi iyo caruurtay dhaleen qurbuhuu la rabaa inay ku nooladan idinka inu halkaa idinku hayo oo dowlada somaliyed idinka horjoogo buu rabaa, anigaa yaabay

  3. Asc
    Hodon waan ku salaamay:

    Hodaneey comets kaagan waxaa fahmi kara umad walbi furan oo Khaali ah qabiil 28 sano ee aad xustay haddii lagu daro 58 kale reerkani wabyaalad dayn maayaan, hadda Tusaake markii Soomalidii kale ay ka tageen iyakii ayaa laba laba isu haysta dagaalna isku haya:

    Bal eeg walaahay waxaan tegay safaarada Ankara ee Soomaaliya waxaan ku arkay Gabdho reer Hargaisa ah oo Saafarada oo Calankii Blue ga ahaa ka hor babanayo kasamaysanaya Documents, markii aan waydiinay way halkan u timaadeen oo Documents kooda ku falaysaan sow idinkii iskaga tegay Soomalia, waxay ku jawaabeen now waar markay run run timaado iyadaa dowlad noo ah xagee kale oo aan aadnaa?

    Haye kawaran kuwa hargaisa jooga maanta ee markay arkaan qof Maro Blue ah xidhan xidhaya???

    Waa og yihiin 💯 sano oo dambe in aan cidi aqoonsanayn waayo waa Hal qabiil oo yar (ISAAQ)

    Adduunku waa ogyihiin waxa ka jira Soomalia lamana khaldi karo ee keliya aan u duceyno in ilaahay qabyaalada ka masaxo.

    Hadda waxayba keeneen in ay Culumadii Soomaalia ugu waaweynaa ka saaraan Hargaisa, qowmu luud Iyo Kiniisadona Soo dhoweeyaan Subxaanalaah:

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented