DAAWO: Madaxwayne Farmaajo oo Dalka kusoo Noqday Kadib Safarkii New York
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, shir saddex geesood ah oo ay qayb ka ahaayeen dalalka Masar iyo Kenya iyo kulan doceedyo kala duwan oo uu la qaatay dhiggiisa dalalka Caalamka.
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in wafdiga Jamhuuriyadda ee ka qayb galay shirkan ay caalamka la wadaageen xaaladda dalkeenna iyo himilada shacbkeenna ee ku aaddan dib u soo celinta dowladnimada iyo dib u dhiska dalka, iyagoo sidoo kale soo bandhigay mabaadi’da Dowladda iyo aragtida shacabka Soomaaliyeed ee arrimaha Gobolka iyo guud ahaan Qaaradda.
“Wafdiga Jahmhuuriyadda ee uu hoggaaminayey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa ay ku guuleysteen in ay si cad u hordhigaan Madaxda Caalamka sida Soomaaliya ay uga go’an tahay in arrinta dacwadda badda ee nagala dhexaysa dalka aan dariska nahay ee Kenya loo daayo Hay’adaha Garsooka Caalamiga ee Qaramada Midoobey.”
Sidoo kale, Agaasimaha ayaa tilmaamay muhiimadda diblumaasiyadeed ee dhismaha Safaaradda Washington ee ay Dowladdu halkaas ka hirgelisay u leedahay dalkeenna iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Maraykanka.



Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15149
KOR GEEL OW KOOFI LEEYEHEE KALAAN MALOO XUMEYN KARAA.
WAA SHIRIBKA LAGU SOO DHAWEEYAY.
Adarisbaa yaabtay.
Soo dhawoow mudane madaxeyne.
ASC.
Garqaad, KOOFI LEEYEHEE, Maya ha dhabqin, Waa KOOFI DHEERYAHE. WBT
Ninkii Masuuliyad sheegan oo Leader ah ha iga soo waco Kismaayo, ninkii Jiif rabana Villada waa Goof irmaan.
Tubeyte 1 billion dollars oo Lottory ah ku guuleystay iga dheh.
Dabshid Garqaadoow.
madaxwaynaha ka xishooda.Waxaad noqoteen dawladiid soocan.
Waa la idiin shaqaynayaaye,isdejiya.
Waa run Daarood waad eryateen – ilaa Dhadhaab ayay caayeen.Intaa wixii ka dambeeya waa in loo soo jeestaa wada jirka.
Goofkan ba’asna waa la hagaaninayaa.
Xasan sheekh iyo shariif sheekh axmed in la xidho ayaa laga yaabaa hadii ay colaada sii huriyaan.
Dalmida
Tirakoobka ciidammada DF Soomaaliya gaaray 20 000, kaanbaynkii dagaalka nabad diidka lagula jiro oo go ahead la siiyay, dayntii oo la cafinayo kol dhow, lacagtii oo la daabacayo, Hawadii oo gacanta lagu dhigay, caalamka oo u ku tartamaya siday Soomaaliya jaal ula noqon lahaayeen, karaamadii Soomaaliya oo durba laga dareemayo daafaha caalamka inya soo noqotay, N&N waxay dageen dhammaan qalbiyada sama doonka Soomaaliyeed oo ah 80% of the Population.
4 gaandheri iyo ibnu jabahad meeshan iyo hulalka ka yuusaya loo joojin mayo.
Viva N & N.
Dalmida.
Kalsame
Waar hawadaasi in la soo celiyo may ahayn kk
Xasan sheekh arintaasi wuu dhibsaday.
Ninkaasi ayaa Madaxwayne ii ahaa.
Dawladiidka waa laga adkaayaan.Muqdisho ayuu ka bilaamayaa oo wuxuu ku dhamaanayaa Zeylac.
Insha Allaah.
Uhuru Kenyata ayaa yaabay.
Dalmida
Mr BaHaL
Salaan wacan Jaalle.
Raggaa Allaha Hadeeyo iyo inta kale ee ku aragtida ahba.
Somalia is no longer a Failed State thanks to N & N, raggan N & N waxay la mid yihiin ninkii magaalo dadkeeda oo dhan waalanyahay yimi ee ay isagu inuu waalanyahay loo qaatay.
Dalmida.
Madaxwayne ku soo dhowow dalkaada hooyo waad
Ku mahadsan tahay sida sharafta badan oo aad noo
Matashay … waxaad kaloo ku mahadsan tahay sida
Aad calamka ugu cadaysay kiiska bada iyo dulanka
Kenya ….. madaxwayne dadka somaliyed inta
Badan way ku tagersan yihiin intad xukunka. Timi
Waxay daremen dowladnimo iyo inay jirto rajo ah
In dalkeena dib loo dhisi karo waana aragna gusha
Madaxwayne siyasiyinta xanaqsan haloo dulqado
Hadaad awodana … haloo qoro GUNO dheeri ah
Mr Bahal
Marka wax laguu sheego ayaa wax gararataa, waa maahmaah Somaliyeed.
Gudabiirsay ma tihid, waxaa tahay Troll Hawiye.
Daanyeer, xitaa waa ku dhaaran karaa.
Imisa sano ayaa Kalshaale fotum ku jiray, you done with me.
Yaa daanyeer qabiilkiisa qarinaya oo qabiil kale weeraraya waqti isaga dhumin maalin kasta?
Last replay to you…Monkey.
👀