Deg deg: Weerar lagu qaaday Saldhigii Balidoogle ee Ciidanka Maraykanka iyo Kumaandoosta Danab Deganaayeen
Muqdisho ( Kalshaale ) Dagaalyahano katirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala garoonka Balli-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas ay joogaan ciidamo isugu jira Soomaali iyo Mareykan.
Weerarka Al Shabaab ku qaadeen xerada ciidanka Balli-Doogle ayaa la sheegay in uu ku bilowday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray halka laga gelo xerada ciidanka.
Qaraxyada kadib ayaa la sheegay in dagaalyahno hubeesan weerar toos ah ku qaadeen saldhiga ciidanka Balli-Doogle, waxaana lasoo sheegayaa in halkaasi ka socdo dagaal xoogan oo labada dhinac u dhaxeeya.
Wali lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkan xoogan ay saakay Al Shabaab ku qaadeen saldhiga Balli-Doogle, waxaana saldhigan degan ciidamo Mareykan ah oo gacan siiya ciidanka Kumaandooska Soomaaliya.
Garoonka Balli-doogle ayaa ah saldhig Milateri oo ay isticmaalaan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, waxaana inta badan saldhigga ka kaca. diyaaradaha qumaatika u kaca iyo kuwa aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka loo yaqaano.
Warar hada soo dhacay ayaa sheegaya inay Qarxeen Laba gaadhi, Balse la toogtay Ciidamo Doonayey inay galaan Halkaasi.
Isha ku hay Kalshaale – Wixii kusoo kordha Insha allah.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15144
ASC.
Reer Barxadda Kalshaale, Maalin wanaagsan.
=Asxaabay Ma ogtihiin inay reer Koofur ay 59sano ka weynyihiin reer Waqooyi?.
=Ma ogtihiin markay reer Koofur Hal qabiil SYL ahaayeen inay REER Waqooyi ahaayeen Beelo is garabyaal Korna uu Ingrisku ka xukumo?.
=Waxaan ka hadla shacabka Waqooyi BALSE waa jireen shaqsiyaad gaaray Somalinimo oo mutaystay Cadaadis, Xabsi iyo dilba, kuwaa waxaa ka mid ahaa AUN Sheekh Bashiir iyo Oomar iyo qaarkalaba.
=Qabyaaladda Rooble iyo Laalays halkaasay ka soo jeeda wana sababta ay weli uga degi làdahay Somalinimo Isticmaarkaa ku raagay awgi.
=Dhanka kale waxaa jira kuwo Dhaqan gaddomay Sida Garqaad iyo Dabshid oo hadda u soo jeestay Qabyaalad Waa meeshuu Abwaanki ka yiri; “INAMADAAN DHAWAAN NOO KACAYOW° WEYDIN EERSADAYE° ABTIRSINO INANKI YAQAAN AYATIIN MALEHE”.
========================================= .
Kililka 5naad UFFF, DDSI UFFF. °VIVA Ogaadeenya, ruuxi magac kale ugu yeera WAA mid qiyaanay Dalkiisa & Dadkiisi. °War Somali ma anigaa ka soo haray? INTI kale ma cabsanaan mise waa isdhiibeen? Mise waxaysan garan inay tahay thaariikh làaan dhig si aysan raad raac u helin. WBT
Waa idin sheegay in Qaraxyo lagu hoobtaa dhicidoonaan.
Waatii aan digniinta siiyay shacabka Reer Muqdisho.
Dhaahaan jalaadee,dheg-baan jalaq la ii siine.
Axmed Somali
Absolutly,si fiican ayaad u dhigtay.
Waqooyi ma yeelan waligii maamul ay wadaagaan wakhtigii Engriiska.Qabiilkasta geesitiisa ayuu u lahaa Aqiilo uu Engriisku sameeyay oo hoostaga Badhaaanka iyo Askarta Engriiska.
Wax maamulka marnaba may yeelanin.
Sobobta uu Engriisku u ugu hongoobay isku keenidii Somaliwayn oo uu rabay inuu isagu isku wada haysto Great Somaliya ayay ka mid ahayd kala daadsanaan Waqooyigu.Engriisku Wuxuu doorbiday inuu abuuro Siyaasiyiin Reer Koonfureed ah si uu gaadho riyadiisii Great Somaliya oo la macaamisha Wadanka Engriiska.Waana midda uu Engriisku Muqdisho u geeyay kacaankii “has-israacdo” ee ka curday Jigjiga.Wuxuu rabay inuu la macaamilo dadka koonfurta,laakiin taasi qudheeda waxaa ka xoogbatay siyaasiyiintii Reer Koonfureed ee la safnaa layaaniga.Halkaa ayay ku burburtay riyadii uu Engriisku watay ee ahayd Somaliwayn oo dhan oo hal wadan noqota,marka laga reebo Jibuuti.Iyada Jibuuti qudhaada la rajaynayay inay ku soo biiridoonto Great Somaliya.
Dalmida
Ahmed Somali
Adeer tolkaa Ogaadeen waxey degaan Triangle u dhaxeeyo Dhagax-Buur iyo Jigjiga ayagey JIDHAA hadey ugu yeeran OGAADEENLAND,
lkn Dhulka u dhaxeeyo MOOYAALE ilaa XASHIN waa SOMALIGALBEED.
Wax Micnaa iima sameynayso hadey Shacabka Bari iyo Nugaal ugu yeeraan dhulkaas – Somalia ama Majeertenland.
– Mashruucii Daaroodeynta Dadkiyo dalka Waxaa burburiyey USC,
Marba hadeey maqan yihiin reer awoowe.
Kuwa golaha joogana. Qabyaaladu u diiday in ay reer woqooyinimada ku fanaan.
Waa in aan anigu jimicsadaa.
Axmed Somali.
Muuse Buuxi 4 Qodob ayuu kaga fiican yahay madaxda Africaanka oo dhan.
1- Waa Nin dhiigiisa u soo huray Xasiloonida Somaliland ku naalooneeyso maanta.
2- Waa nin ku yimid doorasho qof iyo cod ah sida Wadamada yurub oo kale.
3- Waa geesi aan sharci yurub iyo mid USA aan ku xisaabtamin midna, diyaarna u ah in lagu duugo carada barakeeysan ee Somaliland.
4:- maaha in Dhageysta gumeystaha ama u madax raariciya, taas bedelkeeda Fikirka dadkiisa ayuu ku shaqeeyaaa. #RAGANIMO-dheeri ah.
80 jirow. Ka weynoow qabyaaladda
Dabshid
Waxna waad sheeli waxna waad sheegi kolba Majeerteeniya haddaad soo hal qaaday wada sheeg gobaladii oo isku dhan waxba Nugaal iyo Bari ha ksuoo koobine.Saldhiggii Hobyo wali waa dhisanyahay hadda ogow. .kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wakhtiga hayskaga luminina wax aan loo baahnayn.
Somalidu way wada joogidoontaa.Daarood wuu joogidoonaa Somaliya.Hawiye wuu joogindoonaa Somaliya,Dir,Raxawanwayn iyo Jareerwayne way joogidoonaan Somaliya.
Qaabkii aad u wada noolaan lahaydeen,adinka ayaa iskale nooca uu noqonayo.
Ma mid sharalebaa?
Ma mid lays eryanayaa?
Ma mid lagu dhergayaa?
Ma mid sida dadka loo fikirayaa?
Go’aaminta noloshiinu waxay ku jirtaa gacantiina.
Hadaad isdilaysaan,waa arin idiin taala.Hadaad ixtiraan iyo isqadarin kuwa noolaanaysaan,idinka ayay idiin taala.
Dookha idinka ayaa iskale.
Alshabaab ayaa meel qarxisay,Daarood ayaa soo hogaaminayay Ethopiya iyo Kenta,Hawiye ayaa wax bililiqaystay,Idoor ayaa goostay.
Idina ayaa jecel ku noolaashaha nolosha bakhtiyay ee ka jirta Somaliya.
Hadayna sidaa ahayn,waxaa la arkilahaa,dad Somaliyeed diidan wixii qaldan.
Kuwaasi waxay keenilahaayen su’aalo u baahan wax ka jawaaba.
Dalmisa