|

XAAF oo ka baxay Heshiiskuu la galay DFS iyo War Cusub oo kasoo baxay !

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Madaxweynahiii Wakhtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa sheegay inuu kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah

Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug oo dhanyahay.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay inuu soo magacaabi doono guddiyo ka shaqeeya arimaha doorashooyinka sida guddiga qaban qaabada doorashada iyo guddiga xalinta khilaafaadka iyo dib u heshiisiinta.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dedaal badan gelisay Howsha dib u dhiska Galmudug,  sidoo kale ku mashquulsaneyd dhismaha guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka, Waxaana horay dawladdu ula wareegtay Ciidamadii Ahlusunah iyo Amniga Caasimadda Galmudug,  Waxaana dad badan u arkaan Hadalka Xaaf mid aan lahayn wax Saamayn ah.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15129

Posted by on Sep 30 2019. Filed under WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

40 Comments for “XAAF oo ka baxay Heshiiskuu la galay DFS iyo War Cusub oo kasoo baxay !”

  1. Geesi tol waayay.
    Mr galaydh iyo xaaf. Waa isku cudur.

    Tolow galmudug xageey ku danbeyn doontaa. Ma waxaa lagu kala yaaci donaa sidii khaatumo.

    • ASC.
      Mucaadnimo aan Sal lahayn WAA tan Garqaad oo kale. °Wuxuu u riyaaqay Hadalki Xaaf HADDANA wuxuu isweydiin halkay Galmudug ku dambayn. °Macnaha Mucaarad baan ahay SABABTAAN u ahayna ma aqaan. °ILAAHOW WEYNOW, habowga u naxariiso. WBT

  2. mingistume soo Dag

    “A land without a people for a people without a land”…Somalia..
    ——————————————
    WAA SU’AAL DA’WEYNEE DALKA YAA ISKA LEH?

    Ninka daacada u ah baa leh
    Waddaniga dadaalaa leh
    Ninka daafacaayaa leh
    Dhiiga kii udaadshaa leh
    Kan qabiilka diidaa leh
    Midnimada doonaa leh
    Kaan diidin hawshaa leh
    Kaan lacag ku doorsanoo
    Waxkasta udulqaatoo
    Udibjiray dhexdiisaa leh..
    ————————————–
    Waa dalkaagi doqonyahow waa dadkaagi dabaal yahow.

  3. “Cimri tegay ceeb Laguma sagootiyo*.
    Xaafoow maad iska nasatid.
    Mr.qadhaab.

  4. Khaatumo haanoolaatooo

    Hawiyaha xamar jooga waxa kawanagsan bisada hargatsa joogta waayo hawiye waa
    Wada qadhaabte iyo dhul xaraashe bad xaraashe
    Gabdhaha somaliyeed xaraashe haday jaanis helaad calanka
    Iyo ciidaba way xarashayaan tankhayr kamaso socdo
    E nin walowba tuuladaada ilaasho yaan lagu xaraashine
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllkkkkk,kkkk

    • ASC.
      Khaatumo haanoolaatooo, tan Hawiye dan kama lihiye ADIGU Beesha DANI maka xuroowday oo Khaatum State Ma raacday mise sidii baad habow u tahay?. WBT

  5. HADAAD JAMATO GEED ADAG AADAN HEYN WAX KU JARA JEBIMEYSO GACANTUYE. HAKU DAALIN JEEDAAL.

    bye xaaf.

    • ASC.
      Garqaad adeer, horayna kuugu sheege RAG baa u dhidide SUUGAANTA dhaawaca ka daa. °Adeer xubnaheeda toosi TOROROG ma ahee, Miithaal; “HADAAD JAMATO GEED ADAG° AADAN HEYN WAX KU JARA° JEBIMEYSO GACANTUYE. °Mideeda kale iska jir; °Hadaad=haddaad. ZAG. WBT

  6. Khaatumo ha noolaato.
    Hadalkaas ka noqo,xaalna ka bixi .
    Hawiye waa qabiil badan shikh iyo shariifba wey leeyihiin,rag u taagan difaaca ciidooda iyo calankooda Ku jira.
    Ogow qabiil walba in xun wey Ku jirtaa.
    Inaderow markaad wax dhaliileyso,qabiilka ka fogow,shaqsi ka hadal.
    Weyga talo.

  7. Xaaf

    Ma wuxuu qalqaalsanhayaa inuu Faroole kula qaxweeyo Golaha sare,

    Sida Faroole Xamar ku naso

  8. Ninka dambe ee Villa Soomaaliya imaandoono waxaa inuu ku dadaalo siduu golaha ugu soo darilahaa Jilib iyo Jamaame.

    1. Galmudug
    2. K. Galbeed
    3. Hirshabeele
    4. Jubbooyinka
    5. Banaadir State

    Alshaab iyo sankadhuudhi oo la saaro
    Kuukuuyo iyo Axmaaro oo shacabka NFD IYO SOMALIGALBEED lagu kiciyo

    Mahbar iyo Dabo-qoodhi oo la Quudiyo.

    • ASC.
      Dabdhid daanyeer, waa maxay Somali/Galbeed? OGAADEENYA ma kartid miya? mise waad dhaxal wareejisay. ZAG

  9. Dabshid.
    Dee jubooyinka adigaa leh, kursigiina waad Ku fadhidaa, jilib iyo jamaame,iyo xaramka
    Intaba waa lagaa sugayaa.

  10. Farxiyo

    Kkkkk

    Jilib iyo Jamaame waxaa joogo Alshabaab
    Kismaayo waxaa joogo Kuukuuyo

    Inta kale dalku waa geedi socodka Nabadda.

    Farxiyo miyaadan marna Xamar soo fiirinayn.

  11. Khaatumo haanoolaatoo

    Farxiyo
    Salaan gobed hawada kaqabso horta golaha kalshale hawiye waxa kajoga Mr cadaado
    Iyo adeer Axmed somali labadodaba waxan u hayaa ixtiraam aan ku ixtiramayo qabiilkoda hawiye
    Cid kale o hawiye ah majogto golaha
    Lkn waxa magacoda ku qadhaabta odayo laangaaba o cuqdadaysan golahana u joga
    Kala fogaynta umada somaliyed masulinta kalshaale waanu ka
    Dacwaynay nomay jawaabin daanyserta waa lakarbashaya qabiilka hawiye intisa
    Sharafta leh raali ha ahadaan xukunka waxa
    Riday aniguna aan kuracay boqorada farxiyo WBT

    • ASC.
      Khaatumo haanoolaatoo, WAAD mahadsantahay adeer, ammaantana waan u nuglahe Qabiil haygu soo celin Somali-nimaan qaate. WBT

  12. Khaatumo ha noolaato.
    Adigaa mudan inaadeer,salaamulaahi.
    Igana gudoon salaam xushmadeysan.
    Walaahi anigu garan maayo,dadkan barxada jooga,magacii waa LA wada bedeshay,ilaahey baa inaga og.
    Laakiin haku dayanin nin xanaaqsan .
    Oo shaqooyinkiisi leyska hortaagey.

    Waad Ku mahadsantahay inaad IGA qaadato qabashada tolnimo.
    Ninka dabshid ah,wuu kaftamaa,wuuna sheegayinaan qoraalku u hagageyn hadaanu kablalax cusbeyn,haka xanaaqine Ku tuf.
    Xaaskiisa hiraab ah weyna ka adag tahy,
    Iyadaa tidhi car daarood difaac.
    Dabshid meyla socotaa.

  13. Dabshid

    Ebow marka nin darood ah villa somalia faristo ….

    maxay HAG gurbanka qabiilka u qaracan ..dabadedna

    Dalka oo dhan QATAR amni u geliyaan????

  14. Shaqsiga WATA khaatumo Hanolaato WAA NIN kamid AH Beesha isaaq oo magaca khaatumo KU Xumeeya umada somaliyeed mana aha reer khaatumostd Hadalka Usoo Qaatay EE AH bisad reer hargaysa AH BAA ka wanaagsan hawiye iyo reer koonfur WAA Hadalkii Jaajarka JEEGAANTA hargaysa WAANA AF XUMADII inaadeer kii AFBAR WAAQO LAAWE OO HORE AAN UWADA OGAYN IN XATAA MAR WOOYINKA GAR XAJIS IYO ARAB OO AY ISKU HAYB YIHIIN UU CAWRADOODA FAALEYNAYEY FANA KA CAWDU BILAAH TANKALE WAR ILAYN AF AADAN LAHAYN MAQABATID MUQQDISHO WAA LAGU SOODUULAY OO WAA MADAXII UMADA SOMALIYED OO HADAY KACDO SOMALI WAA KACDAY EE HARGAYSA 30SANO NABAD BAY AHAYD WAXAAN KHANIISYO IYO WADAADO KA AAMUSAN AHAYN MA MUUQATO CAJIIB

  15. Khaatumo. Waan ku salamay.
    Hhhhhhhhhhh.

    Maxaa tiri waxaan maamulka kalshaale ka codsanay. In qoraalka laga xiro. Dabshid iyo garqaad.

    Dee hadii codsigaaga la diido inta la xanaaqo ayaa golaha lays kaga tagaa.

    Jabhad 2 iga dheh.

  16. Jabhad

    Kkk

    Aniga maaheeyn ragii ilaa shaley lahaa CIRRO MAHBAR ayaan xuseynaa.

    Jabhad seedigeen Farmaajo waa Agoon wax loogu xanaaqo oo awood iyo dhib ah kumuusan soo kordhin Villa Xamar

    Ninka aan la dooran ee Villada Xoog kula wateegay waa Dictator Kheyre

    Ninka Magaaladii Xamar curyaamiyey ee Ganjeelayaasha ku wareejiyey waa Kheyre

    Ninka aan ilaa hadda Shabaab ka saarin Greater Banaadir iyo Greater Jubba waa Kheyre.

  17. Khaatumo haanoolaatoo

    Oday Garqaad
    Wan kaqaday salanta midlamidan hawada kuso marinaya war how bixin waxani waa kaftan
    Iyo iskululayne adigu hadaad manta tirahdid meshan waan kabaxaya mardanbena
    Kuso noqonmayo wan xanaqaya meeshuna waxayba ilanoqonaysa cidla xita
    Oday Dabshid marabo inuu meeshan kaboxo waayo majirayo kaftan karbaash
    War halays basbaseyo kaftankuna ino furan dee qabil caygana idinka laydonka bartaye
    Adkaysta markina xaalna wanigi bixiyey
    Sow maydaan aqbilin war dee nimanyohow reer konfured iska daaya cuqdada o dadki
    Baad gunimada baraysaan iyo qabiil hebelba badan anigu waxan aamin sanahay
    Somaliya somaaliba leh inta wixi kahoseya kuma kaftamo managa sodanta kenay
    Idinka kablalax kuwashaye kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk WBT

  18. Jabhad

    Sxb Farmaajo wuxuu Villada ku soo kordhiyey Ceeb iyo jileec.

    Shaqaduu qabtey Farmaajo waa kuwaan.

    1. Qalbi-Dhagax ayuu Axmaaro u dhiibey

    2. Ururkii xoreynta ONLF ayuu Argagixiso ku sheegay

    3. 5 dekedood ayuu Ethiopia u saxiixey

    4. Kismaayo ayuu maareynwaayey

    5. Puntland ayuu maareynwaayey

    6. Khaatumo Administration ayuu aqoonsan waayey.

    7. Mucaawimooyinkii Haweenka iyo Dhalaanka Waqooyi – ayuu isku dayey in CAALAMKU ka joojiyo

    8. wuxuu isku dayey in Xoolihii ay Xajka geynjireen GANACSATADA Somaliland -SACUUDIGU JOOJIYO

    9. Wuxuu kaloo isla Sawirey Nin loo heysto inuu dad Rayid ah Xasuuqey.

    10. Etc

    Wax dhinkiisu iyo wax qabadkiisu waa intaas.

    * Ninkase Kursigiisa diidan oo ka Maseyrsan Oo CIRRO XUSAA WAA RÈER BARI.

  19. Dabshid salaan sare imaam.

    Nimankii hawiye ahaa qaasatan. mudulood si.aan hore loo arag ayey u soo dhaweyeen madaxeyne farmaajo. Xitaa cuqaashodii ayaa garoonka saf u galay.

    Ma wexey ula jedaan. Xasan iyo shariif wexey metelaan xisbiyo wexeyna wakiil ka yihiin xisbiyo. Not hawiye?

    War bal aqbaarta isii imaam.

    Ma wax xeeris unbaan aduunka ku dhameysan.

    Farmaajo ilaahaybaa seediyaal siiyay laakiin tol masiin.

    Dooliyow ileen ima baratid.

  20. Khaatumo haanoolaatoo

    Raamalay
    Waan kusalamay bacda salaan hadalkan anigu mâ orane waxa yiri maayirka
    Hargaysa wuxu yiri bisada hargayşa waxay ka nasiib badantahay qofka ku nol
    Muqdisho dee yaakunol muqdisho sow
    Hawiye maaha marna waa lays irirsanaya marna hoosba laysugu dhigaya sxb ma ihi
    Cidaad imoday cidaan ahay magacaygay ku cadahay ragan lahadlayona sifican baanu
    Isunaqaan malaha golahad ku cusubtahay e
    Sodhowoow WBT

  21. Garqaad

    Kkk

    Farmaajo waxaa kursiga saarey Reer Galmudug uu Sacad horboodagayey oo watey HAL TABEELE OO LAGU QOREY ‘ No More Abgaal ”

    Marshruucaas waa u hilgaley oo labo nin oo Galmudug ah ayaa maamulo – Qolka iyo Qasnadda Banaadir State.

    HADDA lagama yeelahayo iney KALA MASEYRKOODA LOO BURBURIYO – Magaalada iyo Maamulkii lagu wareejiyey 8dii February.

  22. Garqaad

    Aduunka waxaa jiro BUD DHIGE iyo Badar kariye

    1. Mudullood waa Bud dhigaha Goofka

    2. Inta kalena waa kariyaha Goofka (yacni waa ka shaqeysan karaan, ku shaqeysan kkj araan, ka xamaalankaraan, ku xaragoonkaraan)

    Lkn Markey Qatar iyo Carqaladeyn gaarto waa inuu BUD DHIGE yac dhaho.

    * Garqaadow Farmaajo waa history, XAMARNA MARKASTO WAA XAADIR.

  23. Oday xaaf waa madaxweynaha xaqa ah ee Galmudug.
    Arintuna waxay la xiriidhaa shir la filayo maalmaha soo socda inuu ka dhoco xaraunta Xalane.Halkaa oo lagu gorfayn doono geeddi socodka doorashada soo socota iyo qaabka ay noqon doonto.
    Beesha caalmaka oo saluugsan qaabka wax u socdaan ayaa isugu yeedhay dhammaan maamulada iyo kooxda Villadu inay shir isugu yimaadaan si looga hadlo qaabka doorashadaa loo wajihi doono.
    Oday Xaaf oo quus taagan ayaa invitation-kii beesha caalmku soo direen gacanta ku dhigay maadaaba aanay jirin cid kale oo isaga xukunka Galmudug kala wareegtey.
    Sidaa si la mida waxaan filayaa in Axmed Islaan isna loo diray invitation la mida.
    Halkaa kooxda NN waxaa uga soo furmay arimo aanay filieyn.
    Oday Xaaf mar haddii uu invitation-kii gacanta ku dhigay meesha shirka lagu qabanayana Xalane ay tahay Jaanis baa u muuqday.Waana sababta uu hadda usoo laba kacleeyey

  24. Dabshid

    Sxb arimaha aad ku edesay madaxwayne farmaajo

    Inta badan waxba kama jiraan tusale dhibistii

    Qalbi dhagax waxay ahayd shir qool lo dhigayey

    Qaranimada somalia waxana iska kashadey gabre

    UAE iyo HAG oo donayey inay iska horkenan

    Shacabka iyo dowlada dowladan waxay dalka timi

    Iyadoo uu dalka si dadban u mamulo gabre iyo

    Tigree … marka waxa dhacay shirqoolo halis badan

    Oo laga bad baaday …. hal iga qor madaxwayne

    Farmaajo nin idiinka fiican idinma soo marayo ee ka

    Faidaysta intuu xukunka hayo oo deganadiina ka

    Xoreeya cadowga mamuladana dhista ….war

    Ninyoow madaxwayne farmajo waa nin wanagsan e

    Yaan lagu dulmin haybta uu somali ka yahay ….

  25. Xaange.
    Hhhhhh.

    Dagaalkaagu waa fogaaday. Xalane in lagu kala tago ayaan fiican.

    Horta mid waa xaqiiq. nabad iyo nolol doorasho sooma wado.

    Waxaa miiska u saaran 2 sano oo ku darsi ah.

    Waxaan ka baqayaa in ay dib noogu celiyeen in la dhoho doorasho waxaa lagu qabanaa dibadda.

    In ay doorasho ku qabtaan xiligii loogu tala galay welwel ayaan ka qabnaa.

    • ASC.
      NACASNIMA-DAYDA waxaan aqriya waxay qoraan Dabshid iyo Garqaad. °Waaba haddaan caawo ka dib aqriyo waxaad qortaan. °Adeera yaaloow WAXBA ha ii soo qorina DIINTAYDU iima ogola inaan ka aamuso Ruux ila hadlaaye sidaa daraadeedna waxaa igu qasab noqon inaan idinku jawaabo WAAN GARTAY oo caliga. WBT

  26. Jabhad

    Mashruucaan Farmaajo ka rabnay maahan INUU NALA JOOGO, ee waxey aheyd inuu TOLKIIS VILLADA HOOS KEENO.

    Ka Faa’ideysta kuye oo lacag uu soo shqqeystay miyuu Qashin nooga xaaqey,

    asafaaba cabsidiisa jidadkii Kheyre u wada xirey oo ganacsigii naga curyaamiyey

    Asagaaba waayeelo Howlgab ah hoteelada ku soo xareeyey oo Miishaar joogtaa nagu soo kordhiyey

    – 3 arimood ayuu Tolkiis ka keenay

    1. Qalbi-Dhagax iyo ONLY oo uu Axmaaro u sii gacangaliyey

    2. Kismaayo oo toos aan leex leexad laheyn uu gacanta ugu galiyey KUUKUUYO IYO Dabo-qoodhi

    3. Dambiileyaashii Dictator tagey oo uu LASAWIREY SHARAFTA KURSIGA VILLADA.

    * Kurtunoow waxaan ku moodney, waxaadse noqotey, waxaanse loo noqon doonin

  27. Khaatumo haanoolaatoo

    Dee majirto dorasho waa in laba sano lakordhiyo ladiwaan geliyo
    Shacabka markay labada sano dhamaato diba lodoran farmaajo iyo khayre guul guul
    Iyo gobanimo kanaxow naftawaaaaaaaaaa

  28. Garqaad
    Xalane laguma kala tagayo waana madaxtooyada dahsoon oo soomaaliya laga maamulo.Farmaajo & Khayre waa shaqaale hoosaad madaxda Xalane joogta ka hoos shaqeeya.

  29. Siyaasadda Qurbo-joogta waa hal arin (Xanaaq iyo Xin).

    Ninkii Guursado NAAG XANAAQ BADAN, ha u diyaar garoobo inuu Asbuuc kasto soo iibiyo MAACUUN IYO DIRAC.

    – Naagta xanaaqa badan waxey jejabisaa MAACUUNTA GURIGA markey ka xanaaqdo MUSEYGA,

    – Waxey kaloo Jeex Jeexdaa Dharkeeda,

    Hadda Qurbo-joogta Xanaaqsan waa sidii, markey u socon weydo Garaangartu, waa iney shacabka ku xanaaq baxaan

    – YAAN MUCAAWIMO LA GEYN Hargeysa

    – Raashinka iyo Ganacsiga halaga joojiyo Kismaayo, DIYAARAD AADIKARTO MA JIRTO

    – Xajka halaga joojiyo XOOLAHA SOMALILAND
    -Waa in Arigooda Badda lagu soo celiyo.

    “” Waa Aqli iyo siyaasad ka timid maskax Xanaaqsan, marka waa iney KU CIIL BAXAAN SHACABKA,

    – Abaartii dabo-dheer iga dheh

  30. Xaaf xoogaagii miyuu haddana ku qayilay oo qaraab kale ayuu doonayaa?. Oday Xaaf talo maanta fara kuuguma jirto, meesha waxaa ka taliya qaybta 21aad ee CXDS, iyo Guutada Hiil Walaal.

    Waxa kaliya oo maanta lagaa yeeli karo waa adoo ka caaqileeya meesha oo wax ka dhisa G.Mudug. Haddaad wixii xilka lahaa soo celiso hadde waxay ila tahay wixii xilka lahaa adna sug.

  31. Horta hadalkan ma la hubaa?

    Hadii ay tahay ahaa’dawlada shaqo ayaa u taala.

    Oday Xaaf waa in la hagaajiyaa kkkkkkkkkkkkkk

    Odayga Balaayo ayaa intaa la soo hadlaysa.Lacag ayaa loo sheegayaa kk

    Kismaayo ayay ka shidan tahay.Intaa warbaa soo gaadhaya.

    Waa hadii hadalkani run yahay.

    Dalmida

  32. SALAAMU CALEEKUM

    Anigo mar dambi la hadli maayo MR. BAHAL. Hadiise uu i caayo, waxaan uga dacwoonayaa MR. LAALAYS IYO AARKA HARGAYISA IYO SOOMAALLANDER.

    Waayo, ILAAAHO KA SA KOW, iyagaa leh oo qool ugu xidhan yahay.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

Leave a Reply to Ahmed Somali

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented