|

DAAWO: Wasiir Cawad oo ka hadlay Arinta DFS iyo Somaliland, Muranka Badda iyo Xiisada Khaliijka (Video)

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Waraysi Xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaya Wuxuu siiyey Barnaamijka Dhulmar oo Wariye Saleebaan Xaashi uu soo saaro.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cawad ayaa ka hadlay Halka uu marayo Arinta Muranka Badda ee ka dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, Wuxuuna xusay in go’aanka laga sugayo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ.

Wuxuu ka hadlay Xaalada dalalka Khaliijka iyo Go’aankii dhex-dhexaadnimo ee Dawladda Soomaaliya ka qaadatay Cunaqabatayntii Dalka Qatar, Wuxuuna sheegay in go’aanka ay Soomaaliya qaadatay aysan Cidna marti uga ahayn, Balse ay Jiraan dalal Soomaaliya Quudhsaday, kuwaasi oo aan Faragelin dalalka kale ee go’aanka Soomaaliya oo kale qaatay.

Dhinaca kale Wasiir Cawad ayaa wuxuu ka hadlay Halka uu marayo Wadahadalkii DF-Soomaaliya iyo Somaliland, Gaar ahaan gudigii uu Madaxwayne Farmaajo magacaabay.

“Waxaa la gaadhay Xiligii dadka Soomaaliyeed uu ka gudbi lahaa Colaadihii iyo Tabashadii jirtay, waana midaas mida aanu u jeedinayo Somaliland “.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Kulamadii ku dhexmaray Madaxda DFS iyo masuuliyiinta Somaliland dalka Sucuudiga iyo wuxuu daaranaa.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=15071

Posted by on Sep 29 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

25 Comments for “DAAWO: Wasiir Cawad oo ka hadlay Arinta DFS iyo Somaliland, Muranka Badda iyo Xiisada Khaliijka (Video)”

  1. Waar ninkan wasiirka dibadeedka ah waxaan u arkaa nin dadka hadalka iyo xaqiiqda deeqsiin kara. Farmaajo waa inuu caydhiyaa ninkan oo uu keenaa nin wejiga Soomaaliya si fiican u matali kara.

    Waar yaa yidhi markii hore waxaa uu ka yimid Toronto.

    Wuxuu ilaa muuqda nin elusive (aanaan muuqanin) oo dhuumanaya.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  2. Ahmed Somali

    Adeer salaan sare

    Anigu waxaan ku soo korey guri waayeelka la xushmeeyo xataa hadduu dadka tuuryeeyo,

    Adeer CAAWA WAXAADU KA BADAN JAADKII AAD NOO SHEEGTAY.

    – Caawa adeer wuxuu jooga Baar liido iyo 1980kii.

  3. Asked soomaali.
    Waan Ku salaamey habayar salaam xushmad huwan.
    Xurmadle,waaya-arag,qalbigiisu nadiif ka yahay qabiilka.
    Marmar waxan is idhaahdaa axmed somaali
    Ma reer buuhoodlaa?.
    Ilaahayoow Ku xafid.
    Axmed soomaali inaadertay baa dhashey
    Gabadh sade-daarood ah,ammaan halla siiyo.
    Munaafiqiinta kablalax iyo hiraab ,ugaasku ammaan haydinka helo.

  4. Ahmed Somali says:
    September 28, 2019 at 9:06 pm
    ASC.
    Barwaaqo adeer, Annagu Gabdha lama tirsano oo madaxay noo saaranyihiin ee Fadlan soo wakiilo Daanyeerti Garqaad iyo ahbalki Dabshid midkood. °Waan ku salaamay adeer ee ka gabo Firdhisada. WBT

  5. Ahmed Somali says:
    September 28, 2019 at 9:21 pm
    ASC.
    Ma waxaa weli hadla reer “2Ba ka bood Sedex ka gabo” war aamusa AYYAXYAHOW Waxaad tihin Cawratirka Hawiye. WBT

  6. Ahmed Somali
    Duuliye sare, adeer inta seexan waa in ku salaamo.
    Raggii Somali ugu sharaf badnaa ayaa ka dambaysaa..!
    Somalia way soo noqonaysaa ee caruurta naagaha tirada badan ka dhashay u shee#g in duuliye iyo madax noqdaan, dad aqii badan sidaada…
    ✌️

  7. Cali Zubeer
    Daanyeer, adiga maxaa Dhabayacada u neceb tahay, Daanyeer Cagdheer ah..kkkkkkk
    Ninkaan Cawad waa Maxamud Saleban, Cise Maxamud in xitaa qabiilka yaqaan shaki iiga jira xaaskiisu waa caribayad Syrian/ Libabon ah.
    Yaab… Adiga Ahmed Madoobe insha allah ayaa 5 sano soo socota madaxa kaa tumin..daanyeer.
    😄

  8. LOP

    inaad badow tahay bal eeg warkaan qoray iyo cayda aad iigu jawaabtay. Af waan qabaa laakiin diin baa i celinaysa.

    Midda kale markaan Axmad dhuxulayste iyo cagdheer daadka raacinayo ma kula tahay inaan dhabayacada ama hawiye ama iidoor dhaafahayo.

    Golahan speak volume waxaan aaminsanahay.

    Your intellectual feeble capacity shows you r nothing but tribal slave trapped in Europe.

    Waar maa nigaa sheegay qabiilkiisa. On the other hand who cares who is his wife.

    Go people you measure up. Suldaan adigoo kale wallaahi inuusan qayrsanayn ilaa aad cayda iyo nabidda dayso.

    Runtuna waxay tahay dhabayaco iyo Iidoor iyo Cagdheer : Axmad dhuxulayste iyo Hawiye agtayda waxba isma doorshaan.

    Ciddaan u arko inay qarankan xaqal daacinayaan Suldaanku waa uu karbaashayaa.

    Ugu dambayn Axmad dhuxulayste waa uu tagayaa waayo caqli xumada dhabayaco ayuu dhagaysatay. Ha ka xaaxaabiyo.

    Car waxaan Islaamnimo ama Soomaalinnimo ahayn ila imow.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  9. Ahmed Somali joogitaankiisa golaha waa alla mahaddii….

    Dadka meesha soo gala qaar baa qalbigoodu fooraraa….qalbi foorara xigmad walboo lagu shubo waa ka maranyahay….waa sababta ay u fahmi la’yhiin adeer Ahmed Somali…

    Markii Axmed Somali ra’yigiisa cabbiro, kuwa qalbiga fooraraa, da’diisa iyo waxaan loo joogin bay ku raftaan….

    Waa wax alle la waydiisto, cibaado, cimri dheer iyo caafimaad qab…intana Axmed Somali way ka muuqataa…waana u rajaynaynaa….waa qaamuuska nool ka faaiidaysta..

  10. ASC.
    ===War boggan caawa BURSEYN & BULLALAYR baa Cirki Dayax ka dhige AAN kuwii i tuurtuuray oo iga Qosliyay aan ka billaabo MAYA Dabshid ii kaadi adeer aan kaa hormarsho Boqoraddi baa soo gashe. °°§*Habar yar ma malayn kartid sidaan ugu farxo Qoraaladaada iyo sidaad Daanyeerada ku maaga ad u karbaashto. °Markaan xaydxayto oo hiil isu diyaariyaba WAXAAN arkaa adoo boorka ku jiida kii ku maagay. °Habar yar qaaliyey Gardarrada waan necbahay, reer Buuhoodle Xasan Sheekh waa ka hiiliyay, Puntland wey Dayrisay, SNM wey guulguulaysa, Buluglaydi wey ka taagantahay MARKA inkastoon kala jecleyn Dhulbahante iyo Isaaq HADDANA raalli kama noqokaro in Beel loo cagajugleeyo. °Qaaliyay “gabadhayda, ILAAHA MAHADLEHE M/garaad bey badisay Qaaliyana la yiraah. °Rag ka rooney Hubka ha dhigin dugaagu badane FII AMMANI-LLAAH. WBT

  11. Khaatumo haanoolaatoo

    Adeer Axmed somali
    Mooryaanta kugu goobatay waxba kaqadi mayaan waxad tahay halyey garanaya
    Qiimaha ay leedahay dowladnimadu waxad
    Tahay nin dalkisa u soshqeyey sharafna kulahaa haderna raba inay sonoqoto sharafti umada somaliyeed how joojon
    Kuwan qabyaaladu qalbiga madobaysay waxad tahay xidig xarxada kalshaale cis iyo
    Sharaf kuleh anaga garabkaga taagan
    Marlabaad iyo mar sadexaadba sharaf kunolow duuliye sare kabtan Axmed somali

  12. Land of Punt Waa badow Cawaan ah.Taasi waa run.Wax aan qabiil ahayn kama hadlikaro.Maalinba waxa ka jira Garoowe ayuu la noolyahay.

    Waxa uu Suldaan Cali Zubeyr ka hadlay waa Wasiirka iyo shaqada uu u hayo Ummada Somaliyeed.Waxba iskama khuseeyaan qabiilkisa iyo Xaaskiisa kkk

    Waar meeshan waa in layska badbadiyaa.Hadii kale Daayeer ayaa la noqonayaa.

    Maxaa iskaga xidhan wasiirka iyo dhabayaco?

    Land of Punt oo Badow ah ayaa arinkaasi u ku fasilay in Majeerteen la caayayo kkkk,hadiiba la hadal qaado wasiir Cawad.

    Wuxuu intaa raaciyay inuu wasiirku qabo naag Ajanib ah oo Carabiyad ah kkk lol
    Yaab.

    Ninkani wuxuu la noolyahay waxa ka soo baxa afka Mr Deni.Hadii uu horjoogaha Garoowe caayo Muqdisho,isna wuu caayaa.Hadii horjoogaasi amaano Amxaarka,isna wuu amaanaa.Wuxuu la noolyahay wacyiga cakiran ee Garoowe.

    Dalmida

  13. mingistume soo Dag

    Farmaajo”: – markii aan ku doortay dugsi aan ku moodey …
    ——————————————
    markii aan ku doortay dugsi aan ku moodey adoon diir naxaynin wataad i diidee durdurkii markuu gudhay daaqsintii la sahansaday dabayluhu ku qaadeen…
    ————————————-

  14. ASC.
    Dabshid adeer, horta ma garan “Caawa wuxuu jooga Baar liido iyo 1980kii”. °Adeer sarbeebtu ma xume ee MEEL aan ka galo i sii. °Wuxuu jooga Baar lido iyo 1980kii meel aan u raaco ma aqaane oo sannadkaa Texas tegay oo Somalia joogay oo Pakistan tegay Bal day adeer meermeertadaad i gelisay. °Adeer 10sano ayyaan Kolleejo ku jiray 5sano sargaal skabola ayyaan ahaa ila maantana ma baran cunto guri SIDAASO kale igama harin Ciyaarti iyo dhaqanki dhallinyar-nimo WAANA sababta aan u iraah MARNA 80jir baan ahay marna 27jir. °Waxa kaliya oo iga xanaajiyaane waa MUSABIDAADA IYO HOOYADEEY OO LACAAYO. °Marka adeer inta kale FASAX baad u tahay ee iska soo mar, HADDAAD rabto sababta aan 2badaa uga xanaaqana HOOYO aragtideeda igu yareyd Musabidaadana BEEN ma aqaan. °DAAALAYEEEY. WBT

  15. ahmed Somali says:
    September 28, 2019 at 10:45 am
    ASC.
    Sharci kasta oo soo baxay Geridi AUN M/weyne C/Rashiid C. Sharmaàrke dabadi WAA QASHIN QUBKA. WBT

    Axmed Somali. Halkaas. Iskaga aragti ayaan ka nahay.

  16. “Waxaan Dhageystay Madaxwene Farmaajo oo Qudbad Kajeedinaayo Xaflad Xariga looga Jarayay Dhisme Ee Yeelaneeso Safaarada Somalia ee USA Taas uu ku Sheegay Inee Lacagta Dhismahaas Lagugaday Uu ka keenay Lacagihii Raisalwasaarayaasha Lagu Ridi jiray oo uu Baaqday. Taas Oo Keentay in Loo iibiyo safaarada Dhismahaas.

    Madaxweynaha Waxaan Weydiin lahaa Lacagihii Malaayiinta Ahey oo uu Kubur biriyay Maamul gobaleedyada

    Hirshabeelle,K/Galbeed,Puntland,Gobalka Banaadir, Galmudug.

    Haddana Lagu Burburinaayo Jubbaland iyo kuwa soo socdaba

    Hadaba Lacagaaas Hadii la baajin lahaaa.

    Intee Dhisme ee Noo iibin laheyd? Ama Adeeg Bulsho Noogu Qabsoomi Laheyd?.”

  17. Ali Zibeer
    Waa kaftamayey Suldaan haddaad cay Daanyeer ku iri ka raali ahow, waa qalad qof afkiisa cayda ka mamnuucay diin darteen ila caayo.
    Runtii ragga aan qadariyo Kalshaale ayaa ku jirtaa.
    Sorry, Daanyeer cay weyn maaha.
    Ahmed Madoobe iyo Cawad waxa doonto ka sheeg.
    peace✌️

  18. Mr Bahal
    Yaa ku yiri Garoowe ayaa cakiran.
    Boowe ciirtaa jugleh.
    By the way, waa kaftamayey markaan Cawad ka hadlayey in xitaa Majeerteen yahay mar dhow ayaan bartay, maalin asaga iyo xaaskiisa xaflad joogeen.
    Run

  19. Lop.
    Hhhhhhh.

    In aad wasiirkii dowladda ina adeernimo. Ku difaacdo. Waan gartay. Laakiin Xaaaskiisa maxaad meesha u keentay. Mase waxaad na baraysay in uu gabar ajnabi ah cadna uu qabo. Hadda anigu ma ogeyn adigaa I baray.

    War ninyohoow weekend kasto habsayd ayaad dhex taagan tahay.

    Xalay hoos waxaad iigu reebtay waan arkay.

    Boowe durbaha. Xagee laga keenay. Sow nimankii sawaqroom aka mudulood maahayn.

    Caadi iska dhig nooh marax.

  20. Garqaad
    sxb iga rumayso ma ogeyn in Majeerteen yahay, mardambe bartay, magaca Cawad lama baxaan Dhabayacada….
    In naag ajnabi ah qabo waxaan ogaaday bil ka hor xalfad xaaskiisa iyo caruurta la fadhiyeen…
    Waa Maraykan carab ah isaga US ku noolaa muddo aad u dheer.
    Dalkiiba ajnabi ayaa haysta….kkkkkkkk
    Newskii maqlay idiin soo gudbiyey. kkkkk
    Nothing more.

  21. Mr Bahal

    Waa halkaad dhigtay.

    LOP

    kkkkk. Imminka ka gudbay Jaalle.

    kkkkk

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  22. Reply »

    Garqaad says:

    September 29, 2019 at 9:56 am

    “Waxaan Dhageystay Madaxwene Farmaajo oo Qudbad Kajeedinaayo Xaflad Xariga looga Jarayay Dhisme Ee Yeelaneeso Safaarada Somalia ee USA Taas uu ku Sheegay Inee Lacagta Dhismahaas Lagugaday Uu ka keenay Lacagihii Raisalwasaarayaasha Lagu Ridi jiray oo uu Baaqday. Taas Oo Keentay in Loo iibiyo safaarada Dhismahaas.

    Madaxweynaha Waxaan Weydiin lahaa Lacagihii Malaayiinta Ahey oo uu Kubur biriyay Maamul gobaleedyada

    Hirshabeelle,K/Galbeed,Puntland,Gobalka Banaadir, Galmudug.

    Haddana Lagu Burburinaayo Jubbaland iyo kuwa soo socdaba

    Hadaba Lacagaaas Hadii la baajin lahaaa.

    Intee Dhisme ee Noo iibin laheyd? Ama Adeeg Bulsho Noogu Qabsoomi Laheyd?.”

    Oday Farmaajo waa ka dhacsanyahay Soomaaliyada Cusub….waxaa ku qufulan kacaankii oo aan cidina wax weydiin jirin…wuxuu doono akhriya….loona sacabiyo….maalin walbana indhsarcaad iyo filin aan jirin daara…Oday Farmaajo & groups idinku is ammaanka joojiya wax qabta….wixii ammaana shacabka u daaya…wixii wanaaga eed qabataan la idinka xaqiri maayo….laakiin, indhasarcaad iyo Photo Op maya..maya…maya…dhaqankaasi kan Soomaalida cusub maaha….haku wareerina

  23. Waayadan way ka dareen Soomaali diidkii. qaylo iyo wii bay ka dhammaan la`yihiin. kkkk

    Mar haddaad aragto qarandiidka oo barooranaya oon tookhayn iska garta in horay loo dhaqaaqay, waayo guusha Soomaaliya iyaga waw hoog iyo ba`, hormarkeeduna waw halaag.

    Ibeddelaku waa qaraaryahay lkn waa socdaa, wuuna socon doonaa, marka ha lala qabsado Soomaaliyada cusub.

    Dalmida.

Leave a Reply to mingistume soo Dag

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented