|

Waraysi Faysal Waraabe “Muuse Dalka ku eegi mayno, Doorasho ayaanu Qaban”

Burco  ( Kalshaale ) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo xilligeeda ka soo hor marta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 “Hadii uu muuse sidan aanu waxba ka badali mayno,      Ku eegi mayno, Doorasho Xiligeeda soo Hor marta ayaanu Qaban doonaa, Cudurkii 1994-kii ayuu ku celiyey dalkii”. Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

Wuxuu ka hadlay arimaha Khilaafka ee ka taagan   Arinta Doorashada oo Saddexda Xisbi ay isku Mari waayeen.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=13261

Posted by on Aug 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Waraysi Faysal Waraabe “Muuse Dalka ku eegi mayno, Doorasho ayaanu Qaban””

  1. mingistume soo Dag

    Faysal Cali Waraabe”kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    ISKA GOWRAC MOOYEE GUUL KU FAAN MA LEH!
    —————————————–
    1)Faysal Cali Waraabe isagaa Laangaab ku
    AH Somaliland” & Hargeysa?..muxuu sheegaa

    2)Faysal Cali/waraabe Isagaa H/AWAL
    Madaxdooda shaxaad La Siiye & sandareerto jeebka loogu ridaa?..
    ————————————-
    , keep your mouth shut. Don’t say a word until you have learned to filter your comments.*(You May filter Your words
    ( public speaking)?

  2. Kkkkkkkkkkk

Leave a Reply to Taleex boy

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented