Waraysi Faysal Waraabe “Muuse Dalka ku eegi mayno, Doorasho ayaanu Qaban”
Burco ( Kalshaale ) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in haddii doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland la qaban waayo, in taasi bedelkeeda la qaban doono doorasho madaxweyne oo xilligeeda ka soo hor marta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Hadii uu muuse sidan aanu waxba ka badali mayno, Ku eegi mayno, Doorasho Xiligeeda soo Hor marta ayaanu Qaban doonaa, Cudurkii 1994-kii ayuu ku celiyey dalkii”. Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.
Wuxuu ka hadlay arimaha Khilaafka ee ka taagan Arinta Doorashada oo Saddexda Xisbi ay isku Mari waayeen.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=13261
Faysal Cali Waraabe”kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ISKA GOWRAC MOOYEE GUUL KU FAAN MA LEH!
—————————————–
1)Faysal Cali Waraabe isagaa Laangaab ku
AH Somaliland” & Hargeysa?..muxuu sheegaa
2)Faysal Cali/waraabe Isagaa H/AWAL
Madaxdooda shaxaad La Siiye & sandareerto jeebka loogu ridaa?..
————————————-
, keep your mouth shut. Don’t say a word until you have learned to filter your comments.*(You May filter Your words
( public speaking)?
Kkkkkkkkkkk