Daawo: Taliyaha Cusub ee Ciidamada Booliska Somalia oo Jeediyey Khudbad Xiiso badan iyo Qorshihiisa [Muuqaal]
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi xasan Maxamed (Xijaar) oo Maanta xilka la wareegay ayaa sheegay inuu yahay sarkaal garanaya howsha laga sugayo , Wuxuuna jeediyey Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Taliyaha ayaa sheegay in isagoo Maamulka gobolka Banaadir kaa shanaya Dhagxaanta Jidadka ku Xidhan ka qaadi doonaan isla markaana amniga si wanaagsan loo sugi doono.
Taliyaha boliiska ayaa intaa ku daray inuu Ilaalin Doono Hantida kala duwan ee Ciidamada Booliska, Islamarkaana Boolisku ay shacabka dhex geli doonaan, Iyadoo sidoo kale uu kor u qaadi doono tirada haweenka Boliiska si loo helo haween badan ka mid noqda ciidanka boliiska , waxa uuna balan qaadey inuu is bedel la imaandoono.
Xaflada xilwareejinta ayaa maanta ka dhacday xarunta Akaademiyada Ciidamada boliiska ee General Kaahiye.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=13256
Hambalyo Marka hore Soomaali u halgamaya danta Soomaaliyeed ee aan HABARGIDIR ku jirin.?….
—————————————–
DHIBTA JIRTA soomaaliya waa labo Arin
1)Habargidir: Dowladiid”(Koonfurta/soom
2)ISaaq: Waa Soomaalidiid?/(waqooyi)
Keyboards Qaswadayaash/soomaaliyeed.
Somaliya ma u baahan-tahay shisheeye ciidan u tababara?…
—————————————
Su’aashaas jawaabteeda oo kooban waa maya waayo wadan kasta isagaa ciidankiisa tababara gashana dhaqankiisa iyo wadanimadiisa.
Dawlada Somaliya ee hadda jirta wey la socotaa arimahaas mana awoodo inay yiraa MAYA lacagta na siiya anagoo tababarka ku filane.
————————————-