|

MUUQAAL: Wafdi ka socda Puntland oo Booqaday Xarada Ciidankii Somaliland ee Badhan iyo goobo kale (Daawo)

Badhan ( Kalshaale ) Wafdi ka socda Puntland ayaa soo gaadhay magaalada Badhan, Waxayna Booqasho ku tageen  Xerada Ciidamadii dhowaan ka goostay Somaliland,   Garoonka Diyaaradaha  iyo Cisbtaalka guud ee magaalada Badhan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirada  Caafimaadka,  Duulista Hawada, Taliyaha Ciidamada  iyo masuuliyiinta kale ka socday Puntland ayaa ka hadlay Waxyaabaha ay ku arkeen goobaha ay Booqdeen.

Puntland iyo Somaliland ayaa mudooyinkii dambe ku Loolamayey Gacan ku haynta   Gobolada Sool iyo Sanaag.

Short URL: https://kalshaale.ca/?p=13234

Posted by on Aug 31 2019. Filed under MAQAL IYO MUUQAAL, WARARKA, XULKA KALSHAALE. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “MUUQAAL: Wafdi ka socda Puntland oo Booqaday Xarada Ciidankii Somaliland ee Badhan iyo goobo kale (Daawo)”

  1. Ciidanka Waa Ciidan Ubaahan Daryeel
    Maadaama Ay Soo Gadoodeen Waa In Laqarameeyo
    Tiinbaraha Ciidanka Federaalka Lagu Dhufto
    Si Ay Mishaar Uhelaan.

  2. mingistume soo Dag

    -Qowlaystada beesha isaaq iyo Qorshahooda Gobolka Sool, Sanaag, Cayn.?……
    —————————————–
    Dagaallada ku soo noqnoqday degaanada harti muxuu Salka ku hayaa?….
    ————————————-
    1)Isir/Nacayb
    2)Darood/Nacayb
    3)Faqash/Nacayb
    ————————————-
    Isaaq: Ma saas Baa.?…
    ———–Hala doodin fulayada,
    Duulaan markuu dhaco ,
    Xaska daba galiyee,
    Maalintay udarantahay,
    Dumarkiyo caruuraha,
    Ka difaaci karin cadow—————
    tix:

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented