DAAWO: Ciidanka AMISOM ee Hiil Walaal iyo Sida loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Ciidamada Hiil-walaal ee Dalka Jabuuti oo qayb ka ah Howlgalka AMISOM ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.
Saraakiisha Qaybta 21aad, Xildhibaano Heer Federaal ah iyo Bulshada ayaa soo dhoweeyey ugana hortagay Duleedka Dhusamareeb.
Ciidamada ayaa soo maray Magaalada Guriceel waxaana hada soo dhowayn loogu samaynayaa Garoonka Kubbada Cagta Dhusamareb halkaas oo ay ku suganyihiin Shacab aad u fara badan iyo Ardayda Iskuulada Magaalada.
Dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan la wareegtay Amniga Guud ee magaalada Dhuusamareeb, Waxayna Ciidamadan Qayb ka noqon doonaan Ciidamada Dawladda Federaalka ee Sugaya Amniga Caasimada iyo Shirka halkaasi lagu qaban doono.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=13208
Kkkk adeer hiil walaal kalaceliya danyeerada walalihiina ileen madxdooda waa maqliwayeene somaliyu melkastooy jooto waa inciidan shisheeye lageeyaa because waa danyeero iyagu isumuuqda oo aan ismaqleen kkk inkii wuxuu yidhi midhaa warsadoodii ayaaxumeed iyo waalidkii dhalaye danyeero foqal daneero .com
Hiil walaal ONLY JABUUTI WAAYE, ee Ciidamadu ma SOOMAALI JABUUTIYAA, mise Africanka kale.
Magaca HIIL WALAAL ma waxaa ku dhacey Inflation sidii Dr iyo Shiikh.
Galmudug waa Lafdhabarkii Somalia, qofna ma istaagikaro lafta dhabarkoo jaban.
hiil walaal waa ciidanka kenya ee ubadan beesha absame ilaahaw noo daa cadawgii ayaey naga jabshen
viva aadan bare ducaale
Hawiye waa mar Amisom kala celiso iyo mar caruurta afka duuban ee shabaab laga celiyo. Shaqo wanaagsan ayaa usoo baxday Amisom kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
SALAAMU CALEEKUM
Ma maantay baa AMISON u timid. Walee HABAR GEDIR waa gacan gashay…
Walee waxaan ka baqayaa iyga oo sangadhuudhi abtiyaal u noqday..Masiixi sanbuudhan abtiyaal u noqday.
ALOOOOW ALEEEEEEEEEEEEEEEEEE
Waxa meesha tagay. Ma hiil walaal kaliyabaa. Mase waa waa amisomtii africaanka ahaa.
Alla adigaa joogo.
Ma garan sababta loogu baahday Amisom in dhuusamareeb la geeyo.
Waan arki donaa halkeey wax maraan.
Boosaskii Dhuumareeb oo uu beecoodu cirka isku shreeray, qurbajoogeey ka faa`iidaysta inta aanu qaaliyoobin dhulku. Anigu waan xirxirnahay, dhawaan Xaafadda Dayax ayaan idinka soo salaami doonaa Inshaa`allah.
Dalmid iyo Dadmida.
Deg Deg
2 guuto oo Hiil walaal ah oo Garoowe iyo Boosaaso la gayn doono kol dhow si ay Dekedda iyo Airoports-ka ula wareegaan.
Ma wadaadadii Suufiyada ahaa ayaa lagu inqilaabay Amisom?
Wadaadadaasu qaar iimaanka beelay bay ahaayeen
Intay gacan Ku hayntii dhuusamareeb Sarifteen ayay qayliyeen markii taladii laga wareejiyay.
-Ciidan Soomaaliyeed oo ay leedahay dawlad Ku sheegtu ma jiraan miyaa?
-Ciidankani yaya kala ilaalinayaan,illeen xarakadii meeshan ma joogtee?
Madaxda Somalia oo isku aamini waayay imaanshaha Magaaladan ayaa iskasoo hor mariyay Amisom.
Tartanka Ninka kusoo baxaya Galmudug ayaa keenay in Amisom Villadu adeegsato,
Waxana u dan ah Nin Codka Galmudug ugu wakiil ah,lkn mucaaradkuna waxay wataan Rag kale.
Aakhirka Amisom ayaa Ciidan u noqon Somalia.
Bal dhuusamareeb jiqlaysta wixii Kismaanyo idinka raacay waad ogaydeenee
kk
kk
kk
kk
Waxaa imanaya Galmudug 30-ka wasaaradood ee dawlada Federalka ah.Wasaarada Beerah,ta gaadiid,ta kaluumaysiga,ta tacliinta,da arimaha Gudaha,ta Dikadaha,ta xanaanada xoolaha lol
Dad badan ayaa shaqo ka helayaa waxaa oo
wasaarado ah.Shaqo dawladeed oo run ah ka laga fulinayaa degaanada amaanka ah hoos taga dawlada Federalka ah.
Dad badan ayaanba fahasansanayn dawladanimada iyo waxa qabato.
Dad badan ayaaba dawladnimada u qaatay in meelahaa lagu meeraysto.Dad badan ayaa dawlanimada mooday in Basaas la noqdo.
Dad badan ayaa dawladnimada meel laysku mucaarido.
Puntland waxay dadkeeda ka hor joogtaa horuu markii dawladnimo oo dhan,iyadna waxba ma qabn karto.Kaaga darane pnuland waa dhul nabad ah oo wasaaradaha dawladu shaqo ka fulin karaan.Sguuladii dawlada ayaa dib loo furlihaa.Wasaaradaha dawlada ayaa dhamaantood soo degilahaa Puntland.Luntland shaqo ayaa ka socon lahayd,laakiin horjogayaasha Garoowe dadkoodii ayay bilaasho iyo bilaa wax qabad ku dileen.
Saa dadka ayaa loo naooniyay qaab ay horjoogayaashaadoda dhegaystaan oo dariiqyada iyagu dhistaan,isla markaana cashurta bixiyaan.
Dalmida
Waa Arin Wanaagsan Walaalaheen Hiilwalaal Hadii Xawaadlihii Raali Ahaada Hilmaan Hadal Kuma Jiro Hadii Reer Hiiraan Maanta Mid Yahay Waxay Ujooga Waa Qalad
Waa In Galmudug Ama HG Sidii Ay Isugu Soo Dhawaan Lahaayeen Ka Shaqeeyaan Walaalaha Hiilwalaal
Arinkan Somaliweyn Aad Bey Ugu Riyaaqday