MUUQAAL: Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Hadalkii R/wasaare ku xigeenka DF Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar
Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Raysal waasare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar, oo sheegay inay Jiraan Qayb kamid ah Shacabka Somaliland oo taageersan Midnimada Soomaaliya, kana soo Horjeeda kala goynta dalka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Diiriye ayaa sheegay inay ka xunyihiin hadalka soo yeedhay Raysal wasaare ku xigeenka DF Soomaaliya.
“Weli hadalka kasoo yeedhay Ninkaasi , Odayaashii Hore ee halkaasi tagay iyo Kuwii Xilalka kasoo qabtay kama soo yeedhi.
Waxaan leeyahay Hadalkaaga ka fiirsano, Berri adigoo leh ha lay saamaxo ayaa la arki doonaa, Waxaa muuqataa in Dhalinyarro nimo laguu Adeegsanayo, waxaadna tahay nin og wixii Somaliland soo martay oo Waayo arag, Kaamaanu Filayn inaad sidaa tidhaahdo, Laakiin garaadkaaga ayaa ku siiyey Somaliland waxaa qaran 28-sano Jira.” Ayuu yidhi Diiriye.
Short URL: https://kalshaale.ca/?p=11084
SNM iyo runta maxaa kala haysta. Bahashu sida gantaalkii bay wadnaha ugaga wada dhacdaa. Xaqiiq, hadalka Mahdi waa saxiix, shacabka waqooyi Galbeed niman baa afduubtay ee midnimada Soomaaliya way rabaan intooda badani.
Xalay waxaan arkayey kii mr Bahal oo leh, haddii PUNTLAND maamul lagu faaiday maxay Khayre caruurta Garoon ku ciyaaran uga baryayeen……kkkkkk
Garoonka waa dhisna modern laga dhigo laga hadlayaa.. Rom habeen laguma dhisin…
Deni dekedda Garacad oo shacab dhisanayey 1 million dolar u balan qaaday…
Happy birthday Puntland, tomorrow 1 August.🇸🇴🇸🇱
Watch Deni lacag ku hurgufay garoomada Puntland.
https://www.puntlandi.com/?p=13783
Somaliland beyahaan waa ka qasan tahay…
Waa difaac joogto ah..
Mar waa Caare iska difaaca, marwaa Farmaajo iska difaaca, marka waa Puntland oo Sanaag la wareegtay iska difaaca…kkkkkkk
Oday Muuse Biixi sidii xukunka u qabtay, habeen si fiican uma gam’in.
Land
Intaa uu khayre ku bixiyay Garoonka Gaalkacayo way ka waayeen Maamulka Garoowe.
Shacab wax ha dhistaan,dee wax kale oo maamul ah ayaan jirin.
Dalmida
Runta mo agole. Majecla.ma maqlaan. Mayeelan. Adunka beenta way jecelyihiin. Waxa ugu wacan jaadka. Waayo jaadka been baa lagu shisaa iyi muqaaan khayaaliya warun. Haday hadalka badiya an .dahabshiil. halaga saaro deganada somaliwayn. Tan wali runta isuma shegin waxa imaan doonta putland muqdsho jib hirshabeele. Jigjiga asrsisa kinya oo laga mamnuucay. Ganacsuga snm ee kibirka kujigoga meelwalba. Snm jegernata ha dhacdo.
Mr Bahal
Gar ma taqaanid, waxaad ilowday gobol faqri ah oo dal civilwar ku jira in laga hadlayo….
Ma fahamtay waxa laga wado Rom habeen laguma dhisin.
Puntland 21 sano jiraan waxa qabteen waa miracle.
Inta project oo hirgaliyeen ama socda, xitaa qaran dowlad leh ma qaban karin.
Puntland waxay ka faaiiday gobolka ayaa weyn oo khayraad badan leh, sida Kalluun, xoolo badan, beeyo, foox iyo timir, beero iyo 60 Magaalo oo shacab in canshuur dhiibaan ogol dego, Dekado iyo airports, dhaqaalaha qayb weyn ka qaata..
Maamulada soo maray Puntland corrupt ha ahaayeen laakiin kulli wax muuqda qabteen…
Xag Amni, ciidan difaaca, horumar Isgaarsiin sida jid, dekeda, airports iyo shaqo abuur…
Puntland waxbaa kala socda waxayna ku gaareen in dowladda la doorto adeecaan, Somalia inta u qaban kareen qabte..colaad iyo xin lee uga yimaadaa.
Taas in Somalia nidaam iyo kala dambayn soo noqoto, waa Laa shukran calal waajib.. Waa wada danteena in qaran helno..
Goorma ayaa aqligaaga ka korin xin iyo xasad..
Waa waxa Somalia gobolo badan chaos ugu jiraan.
Boowe soo barbaar!!🤓 Qorax sacabada kuma qarin kartid….yaa dadka noocaaga ah u joojin….kkkkk
Puntland dhalasho wacan..1 August.
Allow dhowr Dhulka-Uduga, beeyada iyo Fooxa.
New song for Puntland 2019, by Yurub Geenyo.
Love this song…
Puntland= positive news from Somalia.
https://www.puntlandi.com/?p=13779
Hada labadan kee mustaqbal wanaagsan. Odayga Hargiesa waa qaadwale Murqaansan , halka raysalwsaare ku xigeenku yahay Masuul Qaran .
Land
Waar ninyoow toos ah oo naga aamus.
Ummad bilaa dawlad ah oo silcaysa ayaad na leedahay guulbay gaadheen.
Sidee ummad aan lahayn dawlad sharci ah wax u qabsan karaan?
Laba uunbaa ka jira Somaliya,Nin wax dhacay iyo nin la dhacay.
30 sano waa muddo dheer.
1 bil waxaa Puntland ka dhacay,31 kufsi.Waa inta case ee la qabtay ama diwaanka la galiyay.
Ayaan dhawayd Voa ayaa waraysanaysay gabadh lagu kufsaday Bosaso,Ramadaantii.
Waxat tidhi xaabo ayaan doontay anoo sooman. Ragbaa dhexda ka helay oo kufsaday Islaantii Soomanayd bishii Ramadaan.
Ma caayayo reer Punland laakin meel aanu nidaam ka jirn 30 weeyaan.
Aqaladan la dhisanayo iyo riwaayada ha eegin e eeg nolosha dhabta ee ka jirta dhulka Somaliyeed.Waxaa dumay tiirarkii dadnimada.
Dalmida
Odaygani runtii ayaa gubtay.Wixii hoos ahaan loogu saxeexijray ayuu waayay.
yaaba isgaadhay.
Waa la xisaabtamayaa.Haday ay bataan kuwa raba go’itaanka dee iska go’a.
Dalmida
Saan jecel nahay u hadal kulahaa. Sool sanaag awdal somali wayn rabaan
Citiraafka 77 waxa diiday jigjiga. Ruuhka iyi ku baa kashmiir. Jeshniya. Falastiin. Waa ladiiday. Sawaba jegaanta 2 magaalo 254 km Sq juquraafiga. Kudarso ethiopia 80.milon citiraaf ma maqli karaan. Waa ciristiyaan. Hargaysa oyo burco somali diidaan ganacsiga laga xidhayaa. Iyaga is faaniyaan .wax walba. Heesaha. Ku faana. Beenta sharci kadhigtay qaran .baanahay dadka waa wada qaran. Qaran waxay ulajeedaan. Laandhere nahay
Waa kibreen.
Mr Bahal
Puntland shacabka waa haystaan dowladnimo, Somalilda aad ka hadlayso waxaa la isku keeni karaa marka gobol walba dagaalkii ka dib gobolkooda nabadeeyaan.
Aniga dowlad igana maqna cidda ka maqan tahay la hadal…
Daanyeer baa tahay: gabar la kufsaday aduunka meel walba ka dhacdaa laakiin waa in sharci qabta jiraa rapists.. Puntlandna sharciga ka shaqeeya….kufti kuwaalatay….kkkkkkkk
imisa sano meesha ka niic layn..Boorama iyo Gudabiirsay wax ka hadlaya weligaa ma aragtay, xitaa hal habeen Kalshaale xuso…
Waayo waa Ceel mugdi ah oo ciidan Isaaq fiidkii seexiyaan.
Waayo Puntland habeen iyo maalin meesha website kasta furayo looga hadlayo…oo naloo jeclaaday, you see…
Anaga dowlad waan haysanaa..run
Kun sano sugi karnaa in Xamar dowlad ka dhalato iyo in kale.
Run
Car Barackey iyo Bixin isoo dhaafa…kkkkkkkkll😬
Land
Walaahi midbaan hubaa.Gaal dil gartiisana sii,waa maahmaah Somaliyeed.
Umalayn maayo in Isaaq Islaan xaabadoonatay oo sooman – cida ay doonto ha ahaate in ay kufsanayaan.
Taasi waan hubaa.Waar dhaqan ahaan waxaa jira kala duwanaasho.
Waar Isaaq ha ku meeraysane dhaqan xumaadaa meel la fadhiiso.
Dawlada ay caruurteedi baryayaan Raysal wasaare khayre,hayska maqnaato.
Ninkii aad diidan nayd,oo caruurtaadii lacagti ay waydiisteen siiyay kk
Walee khayre wuu bahdilay Garoowe.
Waa Wiil Gobeed.
Viva Khayre
Dalmida
Mr Bahal
Howshaas wado…xal ma lihid.
Maxaa adoo Gudabiirsay kugu mashquuliyey Puntland oo geeniina is wasin..
Dadkaas wax aad ka taqaanid ma jirto.
Wax kaala doodo maba garanayo..
Na kala wad…no more aswers for you from me..
I am Done with you.😜
Aduunka Puntland Yamyam iyo qadaad weyn ayaa ku af baratay. Yaab.
By the way: dal mid ah, anaa wasa.
Insha Allah Somaliland waa la aqoonsan.
Wixii Khayre laga baryey maxaa ka mid ahaa!
https://www.puntlandi.com/?p=13779
Land
Puntland mayna ahayn dhulka Somaliyeed?
Adiga yaa kuu siiyay xaquuqda aad ugu hadlayso?
Dalmida
Mr Bahal
I am done with you…!
Waxa u cadaawinayso oo u xastayso ayaa i siiyey adigana kaa qadiyey…waxba kuma lihid…
Dhul Somaliyeed maaha waa dhul beel degto oo dhisanayaan.. Kkkkkkkk
Dad adiga ku jirtona in dhib lagasoo ku riyoonayaan..marka sidee ku wada leenahay?
Inay jiraanba ma rabtide..daanyeer.
Borama ayaad leedahay ee Muuse Biixi kala xaajood…
Weligay qof Gudabiirsay ah shaah lama cabin…ileen geelaga xitaa isna arkee. Kkkkkkkk
Land
Nacasbaa tahay.
Horta baahiba uma qabo,oo maba degeen Puntland.Wax aan uga baahanayba ma jirto lol Laakiin waa qayb ka mid dhulkii hooyo.
Baydhabo.Muqdisho,Hargeisa,Borama,laascaanod intaa ayaan ka degilahaa Somaliya.
Dee mooyaan hadii si kale wax u dhacaan,laakiin ka mid maaha aan degilahaa,Laakiin waa dhul Somaliyeed.
Wakhtigan xunna wuu iska dhamaandoonaa
Dalmida
Kala Hubiii..Kala Hubii..Kala Hubii..Shaqalaahaa…Hurda & Maseexdahaa!
God bless Somaliland!
Iidoorkii qaarkii cabaadkii baa ka dhaammaaday.
Kkkkkkkkkkkk
Dul nuglaa ma deeradii bannaanka qorraxay ama jiiro joogtaa.
Yaaba is gaadhay.
Somalia waa mid qudha ee ha is daalinina Jaalle jeegaan.
Viva Soomaaliwayn
Kuwa leh Khayre lacag laga beryey ma iswaydiiyeen Khayre lacagta ma guriga hooyadiis ayuu ka keenay sow maaha lacag Somali ka dhaxaysa oo xitaa dayn ku jirto.
Federal iyo is maamul joojiya haddana waa dowladdii waa la tuugsanayaa.
Haddaan Famaajo agfariisano waa tuugsadaa sow lama yiraadeen.
Daanyeertaan anigu meel u raaco waayey.