Home » April 26th, 2023
Entries posted on “April, 2023”
Kampala ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso sida ay uga go’an tahay in ay la wareegto amniga dalka dhammaadka sannadka soo […]
April 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo daad-gureysay qaar ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugnaa dalka Sudan, oo uu ka socda dagaal u dhaxeeya laba Jeneraal oo isku haya awoodda. Muwaadiniinta lasoo daad-gureeyey, oo gaaraya 18 qof, ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay […]
April 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Nairobi ( Kalshaale ) Khasaaraha dhimasho ee beer ku taalla dalka Kenya, halkaasi oo wadaad diimeed kirishtan ah uu xertiisa ku hoggaamiyey inay gaajo u dhintaan, ayaa Talaadadii gaartay 90 qof, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha. Tirada cusub ayaa timid kadib markii booliska ay soo saareen meydadka 17 qof. Tirada guud ee dadka lasoo […]
April 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Khartoum ( Kalshaale ) Dagaal ayaa mar kale ka qarxay Sudan habeenkii Talaadada, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay in xabbad-joojint ay qeyb ahaan dhaqan gashay. Ciidamada Militariga iyo kuwa sida militariga u tababaran ee Dacmu Sariic ama RSF ayaa xabbad-joojin 72 saac isku raacay taasi oo billaabaneysay […]
April 26th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Garoowe ( Kalshaale ) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la sheegay inay billowday abaabulka isbaheysi cusub oo ka dhan ah madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, kaasi oo muddooyinkii dambe ay xiisad xooggan kala dhaxeyso dowladda federaalka Soomaaliya. Isbaheysigan cusub ee Madaxtooyada ay sameynayso ayaa la xaqiijiyay inay ku abaabuleyso siyaasiyiinta reer Puntland ee sida weyn u […]
April 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Tobnaan kun oo qof oo isugu jira muwaadiniinta Sudan, iyo ajaanib ay ku jiraan Soomaali ayaa u qaxay dalalka xadka la leh Sudan, sida Masar, Chad, South Sudan iyo Itoobiya. HALKAN KA DHEGAYSO Dadkan ayaa kasoo cararay dagaallada ka qarxay Sudan ee u dhaxeeya labada Jeneraal ee isku haya awoodda dalkaas. […]
April 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muuqaal: Hadal heynta Mooshin ka dhana xukuumadda Raysalwasaare Xamse & 6 qolo oo saameyn ku leh
April 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Ficillada gudoomiye Madaale. Dhaqan ilaalin, dhac bulsho, xad-gudub iyo xeer ku dheelid
April 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Talaadada maanta ah ku dhowaaqo inuu u tartamayo muddo xileed labaad, isaga oo noqon doono qofkii ugu da’da weynaa ee sidaas sameeya isaga oo ah 80 jir. “La socda,” ayuu Biden weriyayaasha ugu sheegay Aqalka Cad Isniintii. Biden oo Dimoqraadi ah ayaa la […]
April 25th, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Laascaanood ( Kalshaale ) Garaad Jaamac Garaac Ismaaciil ayaa manta Khudbad u jeediyey Guutada Mujaahid Xaskul ee ciidamada SSC, Wuxuuna dhiiri geliyey Halganka shacabka SSC ee Laascaanood. HALKAN DAAWO VIDEO Garaad Jaamac ayaa sheegay inay dadka deegaanka guushu dhankooda tahay, Wuxuuna fariin adag u diary hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Sidoo kale Waxay ugu […]
April 23rd, 2023 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »