Home » November 29th, 2022
Entries posted on “November, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Dad isku qoys ah oo ka koobnaa illaa shan ruux ayaa xalay dil wadareed loogu geystay deegaan hoos yimaada degmada War Sheikh ee gobolka Shabeellada dhexe arrima la xariiro aanooyin qabiil. Qoyskan oo dil wadareedka loogu geystay tuulada Xaluule ee degmada Warsheekh, ayaa waxay ka koobnaayeen shan ruux oo lagu kala […]
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Istanbul ( Kalshaale ) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay qarixii dhawaan ka dhacay magaalada Istanbul ee dalkiisa. Isagoo ka hadlaya weerarkii qaraxii ka dhacay wadada Istiklal ee Istanbul 13-kii bishaan November, wuxuu yiri, “Waxaan si fiican u fahamsanahay fariimaha ay bixiyaan weerarradan oo kale, waxaana tusineynaa […]
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isbadal ku sameeyay maamulka Gobolka Jubbada Hoose iyo saraakiisha hoggaamisa ciidamada booliska iyo daraawiishta Jubbaland. Seddax dikreeto ayaa xalay ka soo baxday xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe, wuxuuna ugu horeyn Xasan Cabdi Guure u magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose, halka ku xigeenkiisa uu u […]
November 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin daaha looga qaaday Weerarka xeyndaabka Villa Soomaaliya Xalay ka dhacay ee lagu galay Hotelka Villa Rosa, Isweydiimaha taagan iyo suaalo jawaab uga baahan madaxda Hay’addaha Amniga. HALKAN KA DAAWO VIDEO Masuuliyiinta ka tirsan ayaa laga badbaadiyey weerarka, waxaana ku dhaawacmay wasiirkii amniga gudaha ee Soomaaliya. […]
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Dawladda Itoobiya ayaa cambaareysay weerarkii Argagixiso ee xalay (Shalay) lagu qaaday Hotelka Villa Rosa, oo ku dhaw hoyga Madaxweynaha Soomaaliya (Villa Somalia), galabtana uu hadal-hayeenka Booliska cadeeyey in lasoo afjaray. Itoobiya ayaa sheegtay in ay garab taagan tahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, si’i loola dagaalamo kooxaha Argagixisada ee nabadda iyo daganaanshaha […]
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale) Weerarkii xalay ee Villa Rossa Iyo Amniga madaxtooyada oo isha lagu hayo
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa wali latacaalaya dabley Shabaab ah oo fiidkii xalay weerar qarax ismiidaamin ku bilowday ku galay Villa Rossa Hotel kaasoo ku dhow Madaxtooyadda Qaranka. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saraakiisha horkacayaa howlgalkan la fasaxay in ay gabi ahaanba dumiyaan dhismaha. Xeeladan ayaa horey loogu adeegsaday goobo kale. […]
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Sheekh Umal oo si adag uga hadlay xeerka Jinsiga iyo Hadalkii Sacdiya Salaad
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo ay maanta maleeshiyaad hubeysan ka geysteen waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac intaba. Maleeshiyaadka hubeysan ayaa rasaas ku furay goob ay ku sugnaayeen dadka shacab ah, kadibna waxay isaga carareen goobta, sida ay innoo sheegeen […]
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Yaasiin Farey oo Khudbad ka jeediyey deegaan laga xoreeyay Alshabaab
November 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »