Home » October 30th, 2022
Entries posted on “October, 2022”

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalatay qaraxyadii arxan darrada ahaa ee argagixisada Khawaarijta Al-shabaab ay ku gumaadeen muwaadiniinta birmu-geydada ah ee ku sugnaa goobtaas. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynaha oo ku […]
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Turkiga oo dalal badan yaabiyey, xagee u socdaa 100-Sano kadib, iyo Gaadhi koronto ku shaqeeya
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka HirShabelle . Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo Gorgor ayaa Khawaarijta Shabaab ugu daatay godadkii ay isku qarinayeen. Qaybaha kale ee […]
October 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Weerarkii iyo Qaraxyadii dad badan ee Soomaaliyeed lagu dilay kuwaasi oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, si gaar ah ehelada shacabkii birimageydada ahaa […]
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee birmo-geydada ah ee maanta argagixisada Alshabaab ay ku xasuuqeen isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in culimada Soomaaliyeed iyo Wasaaradaha Awqaafta iyo Diinta, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ay shanti cisho ee la soo dhaafay […]
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Weerarka iyo Qaraxyadda maanta ka dhacay magaalada Muqdisho wuxuu muujinaya naxariis darada Al Shabaab. Waxey dileen dad faro badan oo shacab ah. Dumarkii ganacsi ku lahaa goobta Qaraxa tiro badan ayaa ka dhimatay, Mootooyin Bajaaj ah oo aad u tiro badan oo goobta marayay dhalinyaradii waday iyo dadkii saarnaa ayaa goobta […]
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya Gaashaanle Sidiiq Aadan Cali Doodishe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey qaraxyadii ay maanta kooxda Al-Shabaab ka fulisay isgoyska Soobe, wuxuu xusay inay dhaceen laba qarax oo ay fulisay kooxda Alshabaab, isl markaana aysan u dhicin sidii ay ugu […]
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaa isku soo beegay hakinta duulimaadyada garoonka iyo qaraxyada ka dhacay Muqdisho?
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wariye Maxamed Ciise Koonaa kamid ah Saxafiyiinta magaalada Muqdisho ayaa ku geeriyooday Weerarkii maanta Geerida weriye Maxamed Ciise waa mid si gaar ah uur ku taallo u leh. Maxamed waxa uu ahaa MADI keligii ka joogay qoys dhan oo siyaalo kala duwan hore loogu laayey. Hooyadii iyo aabbihiii ayaa la diley […]
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaybo kamid ah magaalada laga maqlay Qarax xoogan. Weerarka oo ku bilowday qarax ayaa lagu waramayaa in lagu galay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku taala isgoyska Soobe ee caasimadda Muqdisho. Rasaas ayaa lasoo warinayaa in ay ka dhaceyso aaggaas. Khasaaraha […]
October 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »