Home » September 29th, 2022 Entries posted on “September, 2022”

DAAWO: Abgaal oo ku baaqay in Puntland laga badbaadiyo Siciid Deni iyo Waxay ku kala tageen

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyada Puntland Xasan Shire Cabdi oo kamid ahaa saaxiibadii ugu dhowaa ee Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa kashifay sababaha keenay xilka qaadistii dhowaan lagu sameeyey, wuxuuna sheegay in ay Deni isku afgaran waayeen qabashada doorasho lagu raadinayo mudo kororsi aan sharci aheyn, kaas oo uu sheegay in […]

September 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Sheekh Mustafe oo ka Qeyb galay Olalaha Nadafadeed ee Hargeysa.

Muqdisho ( Kalshaale ) Sheekh Mustafe oo ka Qeyb galay Olalaha Nadafadeed ee Hargeysa

September 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Xidhiidhka Somalia iyo Itoobiya, Safarka Xasan sheikh Iyo Qodobada muhiimka ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Xidhiidhka Somalia iyo Itoobiya, Safarka Xasan sheikh Iyo Qodobada muhiimka ah

September 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nabaddoon Caan ah oo ku shahiiday dagaalka gobolka Hiiraan

Baladwayne ( Kalshaale ) Nabadoon Cilmi Hagar Guure ayaa Saaka shahiiday, dagaalka lagu xoraynayo Gobolka Hiiraan wuxuuna ka run sheegay wacadkii uu maray, Isagoo sheegay inuu geeri Gobannimo leh ka dooranayo nolol Gunimo leh. Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlay arintaan ayaa yidhi. Alle ha u naxariisto Nabadoon Cilmi Hagar Guure […]

September 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xasan Sheikh oo Hub Waydiistay Itoobiya iyo Wararkii u danbeeyay

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kusugan maalinkiisii 2aad dalka Itoobiya, ayaa kulamo gaar ah la yeshay Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo ay uag wada hadleem xariirka labada dal iyo tabashooyinka xaga siyaasadda ah ee ay dhinacyadu kala qabaan, sida ay warinayaan ilo wareeydo muhiim ah. Ilo wargal ah ayaa […]

September 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaa kasoo baxay Kulan Xasaasi ah oo dhexmaray Abiy Axmed iyo Xasan sheikh ?

Muqdisho ( Kalshaale )  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Golehiisa Xukuumadda. Labada Hoggaamiye ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo mudnaan la siinayo […]

September 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaad ka taqaan xildhibaannada taagan jiida hore ee dagaalka lagu bixinaayo Al Shabaab? (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaad ka taqaan xildhibaannada taagan jiida hore ee dagaalka lagu bixinaayo Al Shabaab? (Daawo)

September 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Turkiga  oo qaaday tallaabo ka dhan ah Ruushka,  kadib  cadaadis uga yimid Mareykanka

Muqdisho ( Kalshaale ) Ganacsigii xilli dagaalka ku bulaalay ee Turkiga uu la lahaa Moscow ayaa maanta qaaday tallaabo dib u garasho oo weyn, ayada oo la xaqiijiyey in saddexda banki ee ugu dambeysa ee weli aqbala kaararka lacagta ee Mir ee Ruushka ay joojinayaan kadib cadaadis ka yimid Washington. Mir waa adeeg Ruushka u […]

September 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Xasan sheikh oo siwayn loogu soo dhoweeyay Itoobiya iyo kulanka Abiy Axmed

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u ah socdaalka uu ku maray dhammaan dalalka Gobolka ee Soomaali heshiis la ah darsikeeda. Wefdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Adis ababa si diiran ugu […]

September 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Faarax Macalin oo weerar ku qaaday Saaxiibkii Farmaajo, kuna tilmaamay fuley iyo sababta !

Nairobi ( Kalshaale ) Xildhibaan Faarax Macalin oo ka mid ah baarlamaanka Kenya oo saaxiib dhow la ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dhaliilay markii ugu horeysay, isagoo ku tilmaamay ‘fulay ku dhiira waayey in dalka uu ka xoreeyo Al-Shabaab. Faarax Macalin ayaa sheegay in Farmaajo uu dhowr jeer kala hadlay dagaalka […]

September 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented