Home » July 28th, 2022 Entries posted on “July, 2022”

Daawo Qiso yaab leh oo ka dhacday Somalia “Gabadh Qurux badan oo 90 Nin oo toogan lahaa Jeclaadeen”

Buuhoodle ( Kalshaale ) Qiso yaab leh oo ka dhacday Somalia “Gabadh Qurux badan oo 90 Nin oo toogan lahaa Jeclaadeen”

July 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa : Muwaadin horey loogu xidhay Madaxwaynaha Jabuuti oo Maxkamad ay fasaxday

Hargeisa  ( Kalshaale ) Aarre Sulaymaan, oo ah mu’waadin reer Jabbuuti ah oo in muddo ah ku xidhnaa magaalada Gabilay ayaa maanta xorriyadiisii dib u helay kadib markii maxkamadda Rafcaanka gobolka Maroodi-jeex (Hargeisa) oo wax dambiya ku wayday. Sida la sheegay Aarre, ayaa loo haystay eedo uu dhibane ka yahay madaxweynaha Jabbuuti balse maxkamadda Gabilay […]

July 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Basaaskii ugu xirfadda badnaa Alshabaab oo Muqdisho oo lagu Xukumay

Muqdisho ( Kalshaale ) November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo loo haystaa in uu Alshabaab u qaabilsanaa Howlaha Basaasnimada. Xilliga ay ciidanka qabanayeen waxa laga helay Agabyada Basaasnimada loo isticmaalo sida, OOkiyaal Camera leh, Boortakiyaabo wax duubi karto, Pro Camera, Drone […]

July 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MD Xasan sheikh oo ka hadlay Weerarka dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay Marka

Marka ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Degmada Marka Marxuum Cabdullaahi Cali Axmed oo ku shahiiday qarax kooxda arxan-laawayaasha ah ee Alshabaab ay maanta ka geysteen magaaladaas. Madaxweynaha ayaa […]

July 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Villa Somalia oo Marka beenisay Warkii kasoo baxay Madaxwaynaha Masar

Muqdisho ( Kalshaale ) Afhayeenka Madaxyooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo galabta shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey safarradii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku tegay dalalka Masar iyo Tanzania, isagoo shaaciyey qodobadii uu kala soo hadlay madaxda wadamadaas. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sidoo kale Afhayeenku wuxuu ka hadlay mowqifka Soomaaliya ee arrinta biyo […]

July 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: MD Mustafe Cagjar oo ka hadlay Guusha Ciidanka Liyuu Boliska iyo taageerada shacabka

Hargeisa ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay Guusha ay dagaalkii ay la la galeen alshabaab ka gaadheen Ciidanka Liyuu Boliska iyo Sidoo kale balaadhan ee ay ka heleen shacabka deegaanka Soomaalida. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Argagixisadu waxay ku dhoobaysatay Gudaha  Soomaliya. Markaa waxay u haysataa sidda Soomaliya oo kale […]

July 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

R/wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay Caqabadihii dalkiisa soo wajahay ‘Alle haloo mahad celiyo’

Jigjiga ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed, ayaa soo saaray war-saaafadeed ka kooban dhawr bog oo lagagga hadlayo caqabadahii dalka itoobiya soo food-saaray. Abiye Ahmed ayaa yidhi; “Dalal baddan ayaa iska caabin kari waayay caddaadiskii heer-caalami ee ay Itoobiya wajahday labadii sannee lasoo dhaafay.Waxay arrintaas keentay inay ku bur-buraan.” Abiye,wuxuu kaloo sheegay inaysan […]

July 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Mustafa Cagjar “Weerarka Alshabaab wuxuu la xidhiidhaa Loolanka Biyaha Webiga NIIL”

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida  Mustafe Maxamed Cumar oo waraysi siiyay Idaacadda VOA-da [Amharic] ayaa sheegay in weerarka Alshabaab ay qayb ka yihiin jabhadaha Itoobiya ka dagaalama [Caddawga gudaha] iyo caddawga gobalka ee ay is hayaan Itoobiya. Madaxwayne Mustafe, ayaa sheegay in dagaalkan la xidhiidho ( Biyaha wabiga ) .Wuxuuna sheegay in […]

July 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

RW. Xamse oo si cajiib ah uga hadlay Dagaalkii DDS iyo Alshabaab

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre  ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay Dawlad deegaanka Soomaalida iyo sababta ka dambaysa guusha ay markiiba gaadheen ciidamada Liyuu Booliska. “Tusaalaha cusubi waxaa weeyaan Deegaanka aan deriska nahay ee Soomaalida weerar baa lagu qaaday dhowr bari bay kusoo afjareen” “Sababta ma taqaanaan, sababtu waxaa weeye […]

July 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Siciid DENI oo qaaday tallaabi la yaab leh iyo la taliye oo Karaash u magacaabay

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaaday tallaabo dad badan la yaab ku noqotay, kadib markii uu magacaabay la taliyaha madaxwayne ku xigeenka Axmed Karaash, waxaana booskan loo magacaabay Cabdirisaaq Gaawiido oo 3 bilood kahor Axmed Karaash u magacaabay wasiirka Maaliyadda, hayeeshee ay shaqeyn weyday wareegtadiisa. Magacaabista. “Madaxweynaha Dowladda Puntland […]

July 26th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented