Home » July 30th, 2022 Entries posted on “July, 2022”

Madaxwayne Xasan sheikh oo ka hadlay Xaalada Muqdisho ee Faraha ka baxday !

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Masjidka Shuhadaa ee ku dhex yaallo xarunta madaxtooyada, kadib Salaaddii Jimcaha ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa si gaar ah carabka ugu goday dhibaatooyinka adag ee ay xilligaan wajahayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhaca ka socda magaalada Muqdisho. Sidoo […]

July 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Cali Guray “Doorasho aan heshiis lagu ahayn waligeed Somaliland ka dhici mayso” Muxuu ka yidhi Muuse ?(Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Siyaasiga Cali Guray “Doorasho aan heshiis lagu ahayn waligeed Somaliland ka dhici mayso” Muxuu ka yidhi Muuse

July 30th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg Itoobiya oo sheegatay dilka Fuaad shangolle iyo saraakiil kale

Muqdisho ( Kalshaale ) Milatariga Itoobiya oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa xaqiijiyay in dagaalkii socday lagu dilay saddex kamid ah hoggaamintii Alshabaab. Waxayna kala yihiin; 1.Fu’ad Mahamed Khalif[Shengole] oo ku qornaa abaabulka iyo borobagandhada kooxda Alshabaab.2-.Abdul Casiis Abu muscab oo ahaa afhayenka alshabaab.3- Cubeda Nuur Ciise oo ahaa masuulkii Alshabaab u qaabilsanaa dhinaca xuduudka […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baydhabo : Qarax lagu dilay wasiir, wiil uu dhalay iyo dad shacab ah wararkii u dambeeyay

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirkii Cadaaladda Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Ibraahim Lugbuur, xubno ka mid ah qoyskiisa iyo dad kale oo shacab ah ayaa lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Baydhaba. Wasiirka ayaa lala eegtay qaraxa xilli uu kasoo baxay Masjid uu kusoo dukaday salaaddii Jimcaha ee maanta, sida ay xog […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dhacdo la yaab leh oo kala qabsatay Wasiir Kenyaati ah iyo Gabadh Soomaali ah !

Nairobi ( Kalshaale ) Hoggaanka Muslimiinta Kenya ayaa sheegay in uu “madaxa usoo dhiibtay wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha, uuna ka dalbaday in ay wax walba ku xukumaan, kaddib markii ay caro xoog leh ka dhalatay hadal uu ku yiri gabar Muslim ah oo Soomaali ah. Magoha ayaa isbuucii lasoo dhaafay gabadhan oo lagu magacaabo […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Alshabaab oo weerar cusub ku qaaday Soomaali Galbeed iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Maleeshiyaad katirsan kooxda Alshabaab  ee ka dagaalanta gudaha  Soomaaliya ayaa markale saaka weerar ku qaaday 3 goobood oo ah deegaanada ku yaala Xaduuda Soomaali Galbeed, si ay iskugu dayaan in ay gudaha markale u gudbaan, balse ciidamada Xoogga gaarka ah ee deegaanka ayaa fashiliyey damacan. […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Yuusuf Garaad oo sheegay Arin la yaab leh oo ka dhacday Habaynkii la dilay Wasiir Cabaas Siraaji

Muqdisho ( Kalshaale ) Waa habeenkii la dilay Saaxiibkeey, Wasiir Cabbaas Siraaji iyo hadal habeenkaa dhex maray Hoggaamiyayaashii Soomaaliya iyo Ethiopia oo labaduba markaa ka dib laba xilli oo kala duwan uu midba mar waayay xilalkoodii. Waa horraantii bishii Meey 2017. Waa Addis Ababa. Waxaan fadhiyaa casho sharaf si qurxoon loo soo agaasimay oo uu […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Mahad salaad oo ku dhowaaqay inuu kordhiyey Mushahaarka Ciidamada NISA

Muqdisho ( Kalshaale ) Agaasimaha NISA Mahad Maxamed Salaad oo kor u qaaday Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hey’adda. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday dhammaan mushaaraadka ay qaataan Saraakiisha, Ciidamada iyo howlwadeenada kale ee ka tirsan Hay’adda. Agaasime Mahad oo […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DF Itoobiya oo ku dhowaaqday War farxad gelinaya Tigreega dagaalka kula jiray

Hargeisa ( Kalshaale ) Sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda dalka Ethiopia ayaa sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho jabhadda Tigrayga “wakhti kasta iyo meel kasta oo ay ahaatoba”, iyada oo aan wax shuruud ah lagu xidhaynin wadahadalkaas, arrintan oo ah tallaabo hore loo qaaday. Ridwaan Xuseen oo ah la […]

July 29th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

JIGJIGA: Mustafe Cagjar ” lafahayaga haddii la shiido waxaa laga helayaa Soomaalinimo”

Jigjiga  ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida  Musfata Cumar oo Jigjiga kusoo laabtay kaddib todobaad uu socday hawl-gal ka dhan ah Al-shabaab ayaa ka jawaabay fal-celin ka dhalatay haddalkii shalay uu ka jeediyey ee Feer-Feer ee ahaa inay geli doonaan gudaha Soomaaliya. – “Soomaalinimada iyo karaamada shacabka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan oo ay […]

July 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented