Home » June 28th, 2022 Entries posted on “June, 2022”

Daawo: RW Xamse Cabdi Barre iyo Rooble oo kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha cusub ee XFS Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaarahihii hore  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta cusub ee ay ku shaqeyneyso Xukuumadda oo ah Xaruntii Xisbiga oo dowladda Qatar ay dib u dhis iyo dayactir ballaaran ku sameysay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Korneerkan waxaa ku wehlinayay […]

June 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo Axmed MADOOBE iyo DENI, Isbaheysigoodii siyaasadeed miyuu sii burburayaa iyo Qorshaha dagsan?

Garoowe ( Kalshaale ) AXMED MADOOBE iyo DENI, Isbaheysigoodii siyaasadeed miyuu sii burburayaa, Xog iyo Qorshaha dagsan?

June 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Golaha wasiiradda Cusub, loolanka ka socda Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho ( Kalshaale )  Magaalada Muqdisho waxaa siwayn looga dareemayaa Loolanka loogu jiro  Golaha wasiiradda, iyadoo  dhowaan la ansixiyey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre,  waxaana laga sugayaa inuu soo dhiso Xukuumadda cusub ee Soomaaliya. Siyaasiyiin badan oo ay ku jiraan wasiiro xilka haya hadda ayaa wada dadaallo xooggan oo ay uga soo dhex muuqanayaan golaha […]

June 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Howlgalo ay ciidamada Dawladdu ka sameeyeen Muqdisho

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo lagu xaqiijinayey amniga guud ee caasimada, si looga hortago falalka amni darrada ah. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyey degmooyinka bari ee gobolka Banaadir, sida Yaaqshiid, […]

June 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Boqortooyadda Sucuudiga iyo ISRAEL oo yeeshay Kulan qarsoodi ah iyo waxa dhacay

Hargeisa ( Kalshaale ) Saraakiil militari oo sare oo ka kala socda Israel iyo Sacuudi Carabiya ayaa yeeshay wada-hadallo qarsoodi ah oo uu Mareykanka soo agaasimay, si ay uga wada-hadlaan iskaashi difaac oo ka dhan ah Iran. Wufuud ka kala socota Riyadh, Qatar, Imaaraadka Carabta, Bahrain, Jordan iyo Masar ayaa madaxa ciidamada Israel kula kulmay […]

June 28th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxtooyadda war cusub ka sheegtay Ciidanka ku maqan dalka Eritrea

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda dhallinyaradii tababarka loogu qaaday talka Eritrea. Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdikariin Cali Kaar, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheeneyso inay ciidamadaas dhawaan dib ugu soo celiso dalka si “looga faa’ideysto.” “Tirada markii uu madaxweyne Farmaajo wareejinayey 5 kun ayuu ku sheegay, wuxuu madaxweynaha ku wareejiyey faylkooda, […]

June 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Siciid DENI oo deg deg ugu yeedhay Taliyeyaasha Gobolada iyo Wixii ka dhacay Gaalkacyo

Garoowe  ( Kalshaale ) Madaxweyne Siciid Cabdulahi Dani ayaa magaalo madaxda Puntland isugu yeerey taliyeyaasha qaybaha gobolada iyadoo la filayo inuu kulan la qaato. Talaabdaan ayaa ku soo aadeysa xilli amni daro laga soo sheegayo qaybo kamid gobolada hoos yimaada maamulka Puntland. Magaalada Galkacayo iyo degmooyin Mudug ah ayaa maalmahaan kooxo hubeysan qabsanayeen baraha kontroolada. […]

June 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL Gabadh ka yaabisay C.salaam Hereri Iyo Arin cajiib ah iyo gar loo qabsaday

Muqdisho ( kalshaale ) Gabadh ka yaabisay C.salaam Hereri Iyo Arin cajiib ah iyo gar loo qabsaday

June 27th, 2022 | Posted in WARARKA | Read More »

MUUQAAL Dad badan Rumaysan waayeen ‘Xaafada Cusub ee Muqdisho laga dhisay (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Dad badan Rumaysan waayeen ‘Xaafada Cusub ee Muqdisho laga dhisa

June 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL Waa sidee xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan Sheekh?

Muqdisho ( Kalshaale ) Waa sidee xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan Sheekh?

June 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented