Home » February 27th, 2022
Entries posted on “February, 2022”
Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan gaar ah wuxuu la yeeshay saraakiil ka socotay dowladda Itoobiya, gaar ahaan taliska ciidamada qaranka ee wadankaasi. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa taliyeyaasha qeybta 3-aad & 6-aad ee ciidanka difaaca Itoobiya, taliyaha guutada 5-aad ee lugta & taliyaha nabad […]
February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Xogta Xubnaha Mareykanku saaray xayiraada socdaalka. Ma la sheegi doona magacyadooda?
February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Dagaalka Wadooyinka Kyiv ka soconaya & Ruushka oo la Tuuteeyey wejiga kale ee dagaalku yeeshay
February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Baydhabo ( Kalshaale ) Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey doorashada afar kursi oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa waxa ay kala yihiin:- HOP 275, HOP 230, HOP 183 iyo HOP 178. Guddiga SEIT ee Koonfur […]
February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Maalintii afraad ayuu galay duullaanka uu Ruushka ku qaaday dalka deriska la ah ee Ukraine, iyada oo shacabka ku nool caasimadda Kyiv ay xalay mar kale intooda badani ku hoydeen guryaha shubka ah iyo godadka tareennada ee mara dhulka hoostiisa, si ay uga gabbadaan madaafiicda culus ee Ruushka. Sidi habeennadi Jimcihi […]
February 27th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Bosaso ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta mar kale qaabilay Isimada dhaqanka ee kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad, Waxaana Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland. Dhinaca kale Boqor […]
February 26th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Bosaso ( Kalshaale ) Siyaasiin ay ka mid yihiin xildhibaanno ku jiray baarlamaanka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhamaaday iyo golaha wasiirrada oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa walaac hor leh ka muujiyay doorashada kuraalta golaha shacabka ee taal magaaladaasi. Siyaasiintan oo u badan wasiiro heer federaal ah oo maanta shir […]
February 26th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Maxaad ka taqaan Hogaamiyaha Ruushka ee weeraray Ukraine, Taariikhdiisa iyo Arin la yaab leh
February 26th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Mareykanka ayaa ka mamnuucay in mas’uuliyiin Soomaali ah iyo shaqsiyaad kale ay u safraan Mareykanka, isagoo ku eedeeyay in ay wiiqayaan hannaanka dimuqraadiyadda Soomaaliya. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Mareykanka uu soo rogay xayiraadda fiisaha kadib markii Soomaaliya ay dib u dhigtey doorashadii baarlamaanka ee 15ka […]
February 26th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Ciidamada Ruushka iyo Ukraine ayaa dagaallo qaraar ay maanta ku dhex-marayaan caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayada oo mas’uuliyiinta ay ugu baaqeen shacabka inay magaalada ka difaacaan ciidamada Ruushka. Hase yeeshee, inkasta oo dagaalka uu sii xoogeysanayo, haddana saraakiisha dowladaha Ukraine iyo Ruushka ayaa tusmeeyey inay diyaar u yihiin wada-hadallo, taasi oo […]
February 26th, 2022 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »