Home » October 29th, 2021 Entries posted on “October, 2021”

MUUQAAL: Qoor Qoor “Cidna kama Ogolaan Doono inay Hub Sharci darro ah ku haystaan meel kamid ah Galmudug”

Guriceel ( Kalshaale ) Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xalay degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada oo iskugu jiray odayaasha dhaqanka, waxgaradka, ganacsatada, haweenka iyo dhalinyarada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu Siwayn uga hadlay Xaalada magaalada iyo dagaaladii ka dhacay, Wuxuu tilmaamay inay dhibaato […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Doorashada Xildhibanada Somaliland ee Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237. Guddiga ayaa maanta oo jimco ah lagu wadaa in uu bilaabo diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya kuraasta kamid ah Golaha shacabka. Labada kursi ee […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka Itoobiya iyo Arimo la yaab leh oo ka dhacay

Hargeisa ( Kalshaale ) Militariga Ethiopia ayaa duqeymo xooggan ka fuliyey magaalada caasimadda u ah gobolka Tigray ee Mekele, taasi oo sarkaal ka tirsan isbitaal uu sheegay in lagu dilay 10 qof. Dowladda waxay sheegtay in weerarka, oo ahaa kii ugu dambeeyey olole duqeymo ah oo ku socda Mekele, lagu beegsaday warshad ay adeegsadaan kooxda […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Madaxwayne Qoorqoor oo Shir Xasaasi ah ku Qabtay Guriceel iyo Go’aano Cusub

Guriceel ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada DGM oo caawa ka dhacay degmada Guriceel. Shirka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen amniga gudaha, maqaamka magaalada Guriceel iyo warbixinta Guddiga Gurmadka Gurceel. 1- Amniga Guud Golaha Wasiirada DGM ayaa warbixin […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Riwaayad Cusub oo Qosol Badan ‘Guurdoon’ Baadiye uga yimid Gabadh magaalo

Nairobi ( Kalshaale ) Riwaayad Cusub oo Qosol Badan ‘Guurdoon’ Baadiye uga yimid Gabadh magaalo

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: IIRAAN oo Weerar Electronic ah kula baxday xogtii Militariga Israel

London ( Kalshaale ) IIRAAN oo Weerar Electronic ah kula baxday xogtii Militariga Israel

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Madaxwaynaha Galmudug oo yimid Guriceel, Kadib dagaalkii iyo Wararkii ugu danbeeyay

Guriceel ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed  Axmed Cabdi Kaariye  (Qoor Qoor)  iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaadhay magaalada Gurceel ee Gobolka Galgaduud. HALKAN KA DAAWO VIDEO Guriceel ayaa maalmihii lasoo dhaafay Marti gelisay dagaalo Qadhaadh oo dhexmaray Ciidamada Galmudug oo garab ka helaya  Ciidanka DFS iyo  Maleeshiyaad daacad u ah Ahlusunah, […]

October 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DHEGAYSO: Maxaa ka Cusub maanta Guriceel Kadib Dagaaladii Cuslaa ee ka dhacay

Guriceel ( Kalshaale ) Xaaladda magaalada Guricel ee gobolka Galgaduud ayaa deggan maanta kadib dagaalo dhowr maalmood ka socday magaalada oo barakciyay guud ahaan shacabkii ku noolaa magaalada. HALKAN KA DHEGAYSO Waxaa hadda socota dadaallo loogu gurmanayo dadkii ku barakcay dagaalka, iyo kuwii dhibaatooyinka kale ay kasoo gaareen. Ciidamada dowlad goboleedka Galmudug iyo kuwa dowladda […]

October 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Xiisad kala Dhaxayso Lubnaan iyo Waxa dhacay

Nairobi ( Kalshaale ) Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa Arbacadii u yeeray safiirada Lubnaan u jooga dalalkaas kadib hadal uu wasiirka warfaafinta dalkaas George Kordahi ku cambaareeyey howlgalka militari ee Riyadh ay hogaamineyso ee ka dhanka ah mucaaradka Yemen. Kordahi ayaa wareysi uu bixiyey Isniintii ku sheegay in Xuutiyiinta ay Iran taageerto “ay naftooda ka […]

October 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xirsi oo Hargeisa kaga dhowaaqay inuu yahay Musharax Gudoomiye Xisbiga Wadani

Hargeisa  ( Kalshaale ) Xirsi Cali Xaaji Xasan oo kamid ah masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa ku dhowaaqay inuu yahay Musharax u taagan Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, Wuxuuna tilmaamay inay tahay Wakhtigii loo baahnaa inuu yimaado,  islamarkaana uu ku Haboon yahay Xiligan inuu Hogaamiyo Xisbiga Wadani. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Waxaan doonayaa inaan Xisbiga guul gaadhsiiyo, oo  […]

October 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented