Home » October 30th, 2021 Entries posted on “October, 2021”

Madaxwaynaha Puntland oo ka Hadlay Arimo Xasasi ah iyo Doorashada Soomaaliya

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhigga 49-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo quseeya Puntland, xaaladda guud ee Soomaaliya iyo doorashooyinka dalka ee 2021-ka. Saciid Deni ayaa ugu horeyn baarlamaanka u gudbiyey warbixin ku aadan Puntland, isaga oo si gaar ah u […]

October 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kursiga Qiyaamaha ee XAAF iyo Cabdi Qaybdiid isku hayaan oo Xiisad Culus Abuuray

Muqdisho ( Kalshaale ) Qaar kamid ah Odayaasha beelaha Sacad oo kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka digay in kuraasta Galmudug ee ka dhiman Aqalka Sare loo xiro cid gaar ah. Odayaasha ayaa madaxweynaha Galmudug, Axmed Qoor-Qoor ka dalbaday in kuraasta ku dhiman maamulka Galmudug ee Aqalka Sare laga dhigo kuwo […]

October 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Haweenay Somali ah oo Holland ku Noolayd oo Maraykanku arin yaab leh u Qaatay iyo Denbiga loo haysto

London ( Kalshaale ) Haweeney u dhalatay dalka Holland balse asalkeedu yahay Soomaali oo todobo sano ka hor lagu soo eedeeyay in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa loo gacan galiyay Mareykanka si ay u wajahdo maxkamad. Farhia Hassan, oo 38 jir ah, ayaa Jimcihii horraantii ka soo muuqatay Maxkamadda Degmada Alexandria […]

October 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Soomaalidii Lagu xidhay dalka Zambia oo lasii daayey, Xili DF Somalia ay si kulul uga hadashay

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Zambia ayaa dib xoriyadooda u siisay qaar ka mid ah Soomaalida saacadihii lasoo dhaafay lagu xirxiray gudaha dalkaas. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Zambia Maxamuud Maxamed Xasan ayaa sheegay in inta badan lasii daayey muwaadintiniintii Soomaaliyeed ee saacadihii lasoo dhaafay lagu qab qabtay howl-gal ka dhacay gudaha magaalada Ndola. Maxamuud ayaa […]

October 30th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO: Madaxwayne Qoorqoor oo Booqday Ciidankii Casharka u dhigay Ahlusunah

Guriceel  ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel. Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin. Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal: Xil. Mahad Salaad oo Sharafta ka Qaaday Sheikh Shaakir iyo Ahlusuna (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharafta ka Qaaday Sheikh Shaakir iyo Ahlusuna

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Jen. Odowaa Taliyaha Xooga dalka iyo Odayaasha Guriceel oo Arin cusub ka codsaday

Guriceel ( Kalshaale ) Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil kale ayaa kulan la qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Guriceel,  Waxaana looga hadlay xaalada deegaanka kadib Howlgalkii Ciidamadu kusoo Afjareen Kooxdii Qabsatay magaalada Guriceel. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxgaradka  iyo Odayaasha dhaqanka Guriceel ayaa xoolo nool oo dhan 10-neef oo geel […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Turkiga oo masaafurinaya dad u dhashay Suuriya oo Sabab la yaab leh u Cunay MOOS

Istanbul ( Kalshaale ) Turkiga ayaa Khamiistii ku dhowaaqday inay xirtay oo ay qorsheyneyso inay dalkeeda ka ceyriso toddoba qof oo muhaajiriin Suuriyaan ah, oo baraha bulshada soo dhigay muuqaallo muujinaya ayaga oo cunaya moos. Laanta socdaalka Turkey ayaa sheegtay in muuqaallada ay dadkaas soo dhigeen baraha bulshada ay ahaayeen “daandaansi” loogu jees-jeesay shacabka Turkey […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Beesha Caalamka oo War kasoo saaray Doorashadii Qof iyo Cod ee Puntland

Garoowe  ( Kalshaale ) War Saxaafadeed ay soo saareen ururada iyo wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay doorashadii qof iyo codka ahaa ee dhawaan ka dhacday saddex degmo oo ka tirsan Puntland. War Saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan; Iyadoo si nabad ah ay ku soo gebagebowday codbixintii iyo ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah […]

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Riwaayada Cusub ee Guurdoon iyo Qaybtii labaad oo Xiiso badan

Nairobi ( Kalshaale ) Riwaayada Cusub ee Guurdoon iyo Qaybtii labaad oo Xiiso badan

October 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented