Home » September 29th, 2021 Entries posted on “September, 2021”

Hargeisa : Suldaan Weerar yaab leh ku Qaaday Xildhibaan iyo Dhaawaca uu gaystay (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Suldaan Saleebaan Boqor ayaa goordhoweyd weerar gacanta ah ku qaaday Xildhibaan Axmed Guruuje oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland waxaana uu madaxa kaga dhuftay HANGALOOL ( Budh ). HALKAN KA DAAWO VIDEO Suldaanka ayaa dhibsaday jawaab Xildhibaan Guruuje oo ay isku ardaa yihiin ka bixiyay hadal uu hore suldaanku ujeediyay […]

September 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Prof. Samatar oo Bilaabay inuu Lacag Bixiyo Iyo Doorashada maanta ee Gobolada Waqooyi

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga billaabaneysa doorashada xubnaha kuraasta Aqalka Sare ku matali doona gobollada Waqooyi ee Somalialand, waxaana la dooran doonaa Lix ka mid ah kuraaskan oo ah 11 kursi, sida uu shaaciyay guddiga doorashada Xarunta Afisyooni oo ay ka dhaceyso doorashadan ayaa ammaankeeda la adkeeyay, waxaana […]

September 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DHEGAYSO: Hoggaamiyaha Jarmalka Maxaad ka ogtahay kadib Dhirbaaxadii ku dhacday Angela Merkel?

London ( Kalshaale ) Dalka Jarmalka waxaan weli kala caddeyn qofka noqon doona hoggaamiyaha dalka dhaca galbeedka Yurub, kaddib natiijadii doorashadii Axaddii dhacday ay muujisay inaanu jirin xisbi si buuxda u helay aqlibiyada. HALKAN KA DHEGAYSO Waxaana socda wadahadallo xisbiyada waaweyn ay la leeyihiin kuwa yar-yar, si ay u soo dhisaan dowlad. Warbixintaan waxaa London […]

September 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Axmed Madoobe “R.wasaare Rooble Shaqo lagu haysto ma qaban karo”

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam  (Madoobe) oo dib ugu soo noqday magaalada Kismaayo ayaa warbixin siiyey qeybaha kala duwan ee bulshada, Kadib  kulan ka dhacay Kismaayo. Axmed Maodobe oo bilaabay hadal jeedintiisa ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Arimaha Doorashooyinka, Wuxuuna codsaday in Raysal wasaare Rooble loo madax baneeyo. […]

September 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: RW. Rooble oo ka hadlay Doorashada S.land , Muxuu ka yidhi Khilaafka iyo Kiiska Ikraan Tahliil

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’lisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble oo khudbad u jeediyay murashaxiinta iyo ergada dooraneysa xildhibaannada Agalka Saree e Somaliland, ayaa ergada kula dardaarmay in ay si caddaalad ah u doortaan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Khudbaddiisa ayuu Ra’lisul Wasaare Rooble uga hadlay godobbo kale o la xiriira amniga, xaaladda siyaasadeed ee […]

September 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Prof. Samatar oo sheegay Arin Lama filaan ah oo uu Samayn doono Marka la doorto

Muqdisho ( Kalshaale ) Prof. Samatar oo sheegay Arin Lama filaan ah oo uu Samayn doono Marka la doorto

September 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidamada Madaxwayne Siciid Deni oo Xalay Garoowe ku dilay Gabadh dhalinyaro ah

Garoowe  ( Kalshaale ) Hal qof oo shacab ah oo gabadh ah ayaa ku geeryootay kaddib markii ay Rasaas ku fureen ciidamada madaxtooyada Puntland Gaadhi la sheegey in uu dhex galay kolonyo baabuur ah oo uu watay madaxweyne Deni, xalay markii uu dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe. Gabadha geeryootay oo ahayd qof dhallinyaro ah […]

September 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

C. C.shakuur oo Bulshada la wadaagay Xogta Nin Sirdoon laga dhigay iyo Su’aalo Dib loogu celiyey isaga !

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta Bulshada la wadaagay Xog ku Saabatn Taliyaha Sirdoonka ee dalka Austria iyo Sida lagu soo Xulay, Waxaana Sidoo kale Bulshadu ay Cabdiraxmaan Dib ugu Celiyeen Su’aalo kale. Qoraalkiisa wuxuu u dhignaa Sidan. “Cumar Hayjaawi waa nin abihii ka soo hijrooday dalka Urdun. Waxaa loo magacaabay […]

September 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Golaha Hogaaminta Habar-gidir oo War Cusub kasoo saaray Xaalada Dalka iyo Doorashada

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah waxaa warbaahinta kula halay Golaha Hogaaminta Beesha Habar-gidir waxayna ka haleen Xaalada Guud ee dalka , Khilaafka taagan  iyo Arimaha Doorashooyinka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegeen in lagu Socdo Heshiiskii Arimaha Doorashada ee 27-May, Waxayna tilmaameen in Cidii ka hor timaada aysan doonayn in dalka […]

September 27th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Gabadh Soomaali ah oo iska Casishay Xilkii Wasiirnimo ee Xukuumadda Abiye Axmed

Jigjiga  ( Kalshaale ) Wasiirka Arrimaha Haweenka Ethiopia, oo ahayd sarkaalkii u horreeyey ee heer federal ah ee kashiftay in uu kufsi ka dhacay gobolka Tigray xilligii uu dagaalku ka socday, ayaa Isniinta maanta xilkaasi iska casishay iyadoo aan sheegin sababta ay xilka uga degtay. “Xaalad kasta oo wax u dhimaysa anshaxayga waxa ay lid […]

September 27th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented