Home » August 29th, 2021 Entries posted on “August, 2021”

DAAWO: Puntland oo Gaadiid dagaal ku wareejisay Galmudug oo Dagaalo Qadhaadh ku jirtay

Gaalkacyo ( Kalshaale ) Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo horay Colaado ugu dhexmari Jireen Puntland iyo Galmudug waxaa hada si Xowli ah uga socda Iskaashiga Labada Maamul, Waxaana maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacday Munaasibad ay Puntland Gaadiid dagaal ugu Wareejisay Galmudug oo Dagaalo qadhaadh maalmihii ugu dambeeyay kula jirtay Alshabaab. HALKAN KA DAAWO VIDEO […]

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muuqaal Xiiso leh: Buuhoodle oo Geela siwayn loo dhaqdo weli iyo Heesha Geella (Daawo)

Buuhoodle ( Kalshaale ) Buuhoodle oo Geela siwayn loo dhaqdo weli iyo Heesha Geella

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Shirkii maanta ee Musharixiinta Mucaaridka Maxaa kasoo baxay ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Kulan ay ku yeesheen Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha maanta magaalada Muqdisho ayay ugaga hadleen xaaladda dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka. Kulankan ayaa waxaa ay Midowga Musharixiinta diirada ku saareen culeysyada kajira dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. Gabagabadii kulankan ayaa waxa ay Midowga Musharaxiinta ay ka soo saareen afar qodob oo […]

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: MD. Guudlaawe oo Jowhar ku noqday iyo Doorashada Aqalka sare

Jowhar ( Kalshaale ) Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wafdiga ayaa waxaa Jowhar kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan labada Gole ee Hir-Shabeelle, Maamulka degmada Jowhar iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Caasimadda Hir-Shabeelle ee Magaalada […]

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAW YAABKA: Muqdisho oo Laga Furay Xarun Dumarka BISHMAHA loogu Wayneeyo

Muqdisho ( Kalshaale ) Muqdisho oo Laga Furay Xarun Dumarka BISHMAHA loogu Wayneeyo

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Gabdhihii ugu horeeyay ee Ciidanka HARAMCAD oo Dalka Turkiga Tababar loogu soo xidhay

Ankara ( Kalshaale ) Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas. Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar ) ayaa magaalada Çankırı ee dalka Turkiga Tababar ugu soo Xidhay  Gabdhihii ugu horeeyay ee kamid noqday Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee Booliska Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Gabdhaha ka tirsan Ciidamada Haramcad ayaa Saraakiishii Tababartay […]

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Maxay Yurub ka Faa’iiday Xubinimadii Turkiga ee NATO ?

Istanbul ( Kalshaale ) Maxay Dalalka Midowga Yurub ka Faa’iideen Xubinimadii Turkiga ee NATO ?

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Marwada Madaxwayne Farmaajo oo Xadhiga ka jirtay Cisbitaalka Baraawe (Daawo)

Baraawe  ( Kalshaale ) Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida ay ugu garab istaageen hirgelintiisa. Marwo Saynab oo ka warbixisay qorshaha lagu hirgeliyey Isbitaalkan ayaa tilmaamtay in muhiimad weyn uu u leeyahay dadka ku dhaqan magaalada Baraawe […]

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO: Dalabka Iskaashiga Milateri ee Turkigu ka diiday Ruushka Iyo waxa dhacay

Istanbul ( Kalshaale ) Dalabka Iskaashiga Milateri ee Turkigu ka diiday Ruushka Iyo waxa dhacay

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Doorashada Xildhibaanada oo Xiisad ka dhex Abuurtay Beelaha Sh/dhexe (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Doorashada Xildhibaanada oo Xiisad ka dhex Abuurtay Beelaha Sh/dhexe

August 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented