MUUQAAL: Xubno ka tirsan Alshabaab oo isku dhiibay Ciidamada Xooga dalka

Gaalkacyo ( Kalshaale )Xubno ka tirsan Alshabaab oo isku dhiibay Ciidamada Xooga dalka
Gaalkacyo ( Kalshaale )Xubno ka tirsan Alshabaab oo isku dhiibay Ciidamada Xooga dalka
Hargeisa ( Kalshaale ) Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow ayaa ka hadlay Arimo Xasaasi ah, Wuxuuna si gaar ah uga hadlay Xildhibaan Mustafe oo dhowaan ka baxay Xisbiga Kulmiye oo Lagu shirqoolay Itoobiya, Wuxuuna tilmaamay in Arintaasi uu Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ka dambeeyay. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Arinka aan qaadan waynay waa Gefka lagula kacay […]
Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gaaraya 31-ruux lagu dilay howlgal ka dhacay Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan. Gen. Tareedishe waxa uu tilmaamay in ay furteen hub ay wateen dagaalamayaasha Al-Shabaab oo kala ah 14 qori […]
Kismaayo ( Kalshaale ) Doorashada Soomaaliya ayaa shalay si rasmi ah uga billaabatay magaalada Kismaayo oo lagu doortay afartii senator ee ugu horreeyey ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, ayada oo Jubaland ay noqotay maamulkii ugu horreyey ee meesha ka saaray shaki kasta oo ku saabsan in dalka ay doorsho ka dhici weyso. Doorashada Cabdullaahi […]
Jigjiga ( Kalshaale ) Wadooyinaka ay Tigreegu Jarayaan iyo Wararkii ugu dambeeyay
Kismaayo ( Kalshaale ) Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Kismaayo ee Xarunta ku-meel gaarka ah ee maamulka Jubaland. HALKAN KA DHEGAYSO Afarta Sanatar ee maanta ku guuleystey doorashada ayaa kala ah; Ilyaas Badal Gaboose, Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan iyo Iftiin Xasan Iimaan Baasto. […]
London ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo boooqasho ku jooga magaalada London ayaa caawa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson, oo ay ka wada hadleen saddex qodob. Rooble ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray ku yiri “Waxaan London kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo dowladdiisu marti gelisay […]
Kismaayo ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada London ee caasimada Britain ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay Xoghayaha arimaha dibadda ee dalkaas, Dominic Raab. Kulanka ayaa waxaa looga wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, sida lagu sheegay […]
Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlada goboleed Jubaland, Axmed Madoobe ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay Senator-da ka imaanaya Jubbaland ee Aqalka Sare, oo uu sheegay inay ka dhigan tahay in dalka u jiheystay doorasho. Axmed Madoobe ayaa doorashada Afarta Senator ee ka dhacday Kismaayo ku tilmaamay “Guul weyn […]
Kismaayo ( Kalshaale ) Iyadoo ay maanta Magaalada Kismaayo si rasmi ah uga bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Ayaa Senatarkii ugu horeeyay ee la doorto wuxuu Noqday Ilyaas Badal Gaboose . Ilyaas Badal Gaboose wuxuu ahaa duqii hore ee Gobolka Jubada Hoose. waa Siyaasi saameyn kuleh arrimaha Jubooyinka , Waxaana xusid mudan inay […]