Home » June 29th, 2021
Entries posted on “June, 2021”
Muqdisho ( Kalshaale ) Jadwadka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo labada aqal ee Baarlamaanka ayaa lasoo saaray, Kadib shirkii Wadatashiga ee ka socday Muqdisho. “Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada uga socday Muqdisho. JADWALKA DOORASHADDA 1. Tababarka iyo Doorashadda Guddoonka Gudiyada Doorashadda ( […]
June 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa Khadka taleefan u diray Sheekh Maxamed Bin Sayid Al-nahyaan, dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta. Labada Masuul Waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal iyo xaaladihii ugu dambeeyay gobolka. Dawladda Imaaraadku ayaa soo dhaweeyay xabbad-joojinta ay dawladda Itoobiya ku dhawaaqday. TPLF ayaa hore ugu eedaysay Imaaraadka Carabta […]
June 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Shirka ka socda Muqdisho ee Arimaha Doorashada, Waxaa kazoo baxaya Warar dheeraad ah oo la Xidhiidha inuu socdo isku day lagu yareynayo tirada ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada goolaha shacabka ee Soomaaliya. Qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa doonaya in ergooyinka lagu soo koobo 51, halka ay hadda ka yihiin […]
June 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Dubai ( Kalshaale ) Tartanka iibka Hubka ee Shiinuhu kaga jiro Bariga dhexe
June 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Dabaal dagyo waa weyn ayaa xalay illaa saaka ka socday magaalada Mekele ee caasimadda maamulka Tigray ee dalka Ethiopia, kadib markii ay halkaas dib u qabsadeen ciidamada qowmiyadda Tigray, lagana saaray maamulkii uu halkaas ka dhisay Abiy Ahmed iyo ciidamadiisa. “Ciidamada difaaca Tigray ee TDF ayaa si buuxda ula wareegay magaalada. […]
June 29th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Jigjiga ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jigjiga kulan kula qaatay Garaadka Guud ee Beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali , Suldaan Siciid Cismaan, Caaqil Cabdullaahi Xasan Qambi, Waxaana kulanka looga hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha Deegaanka. “Waxaan nasiib u yeeshay inaan ka qayb galo hadhimo sharafeed […]
June 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Howlgal la sheegay in Ciidamada ciidammada fallaagda Tigreegu ay gudaha u galeen caasimadda gobolkasi ee Mekelle oo horay looga saaray dagaalo Qadhaadh. ilo wareedyo ku sugan magaalada ayaa sheegay in markii ugu horreysay dagaalyahanada Tigray lagu arkayo magaalada tan iyo bishii Nofeember ee sanadkii hore. […]
June 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka warbixisay shirkii maanta magaalada Muqdisho uga furmay Golaha Wada-tashiga Qaran iyo qoddobadii looga hadlay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa sheegay in shirka maalintiisi koowaad ay soo gaba-gabowday, kaasi oo looga hadlay waxyaabihii qabsoomay mudadii bisha aheyd ee hanaanka doorashada iyo heshiiskii […]
June 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Wisil ee gobolla Mudug, kuwaasi oo lagu dabiibayo isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya dhaawacyada iyo maamulka isbitaalka, isagoona […]
June 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ah waxaa ka Furmay oo maalintii Labaad galay Shirka Wadashiga Waxgaradka , Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka deegaanada Khaatumo State, Waxaa ka Qayb galay Waxgarad, siyaasiyiin, Aqoonyahano Iyo qaybaha Bulshada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Waqooyiga Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirkan oo socon doona ilaa dhamaadka Bishan aynu […]
June 28th, 2021 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »