Home » February 26th, 2021
Entries posted on “February, 2021”

Garoowe ( Kalshaale ) War kasoo baxay maamulka Puntland ayaa looga hadlay Heshiiska ay gaadheen Xukuumadda Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Midowga Musharixiinta kaasi oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Dowladda Puntland waxay soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta xalay oo tariikhdu ahayd 25 Feb 2021, sidoo kalena waxay […]
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia oo si adag uga hadlay Ciidan Weeraray Iskuulka Hoyga Xamar
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dadaalka uu ku bixiyey heshiiska wadajirka ah iyo guud ahaan maareynta arrimaha doorashooyinka iyo sida ay uga […]
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Beesha Caalamka oo kasoo jeesatay isu keenidda Golaha Musharixiinta iyo Xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan usoo jeesatay howsha labaad ee lagu hirgelinayo heshiiska Doorashooyinka ee dhacay 17-kii September 2020. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo iyo xiriiro kala duwan oo ay ku doonayaan sidii ay u qancin lahayaeen Madax […]
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaana weli faah faahin dhameystiran laga soo saarin khasaaraha ka dhashay duqeynta Maraykanka oo noqoneysa weerarkii ugu horeeyey oo uu ansixiyo Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden. HALKAN KA DAAWO VIDEO Weerarkan ayaa sidoo kale lagu soo beegay xili Maraykanka doonayo inuu dib usoo nooleeyo heshiiskii nukliyeerka ee Iran, waxayna fariin […]
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid ah oo aan hubaysnayn ay ciidammada Eritrea bishii Nofeembar ee sanadkii tegay ku xasuuqeen magaalada taariikhiga ah ee Axum ee waddanka Itoobiya, intii uu socday dagaalkii gobolka Tigray. […]
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Sababta loo Inqilaabay Raysalwasaraha Armenia iyo Xogtii ugu dambaysay
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal wasaare Rooble iyo Khudbad Xiiso leh oo Xalay uu ka jeediyey Muqdisho
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Xiisadii doorashada oo weli taagan Iyo Banaanbixii Muqdisho oo xal laga gaadhay
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Buuhoodle ( Kalshaale ) Hooyo ku sugan Buuhoodle oo Fariin Cajiib ah u diray Deni, Madoobe , Khayre iyo Farmaajo
February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »