Home » February 27th, 2021 Entries posted on “February, 2021”

Daawo: Bankiga dhexe ee Dalka oo Shatiga Lacagaha Leysku diro ee Taleefoonada Siiyey Shirkadii ugu horaysay

Muqdisho ( Kalshaale ) Bankiga dhexe ee Dalka oo Shatiga Lacagaha Leysku diro ee Taleefoonada Siiyey Shirkadii ugu horaysay

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xirsi oo sheegay in la Qariyo Ciidanka Somaliland ee Gadoodsan, oo Fadhiisamo ka baxay

Burco ( Kalshaale ) Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay Arinta ku saabsan Ciidamada Somaliland oo maalmihii lasoo dhaafay dib uga baxay Fadhiisimo ay ku sugnaayeen, kuwaasi oo ka cabanaya Xaquuq ka maqan. Wuxuu sheegay in ay tahay in aan arintaasi laga hadlin oo la Qariyo, Wuxuuna fariin u diray Muuse […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xisbiga wadani oo Codsi u diray Ciidamada Milatariga Somaliland ee Gadoodsan

Xisbiga Wadani ayaa ciidamada Milatariga Somaliland ugu baaqay inay is dejiyaan oo ay ku Noqdaan Fadhiisimada ay kasoo baxeen.

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Soomaalida Turkiga oo ka hadlay Xaalada dalka iyo Puntland Iyo Jubbaland oo Fariin loo diray (Daawo)

Ankara ( Kalshaale ) Soomaalida Turkiga oo ka hadlay Xaalada dalka iyo Puntland Iyo Jubbaland oo Fariin loo diray

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa : Ciidan Weerar ku Qaaday Dhalinyaro Gaadhi ku sitay Maro u eg Calanka Somalia iyo Wiil ku jabay

Hargeisa  ( Kalshaale ) Koox dhalinyarro ah oo gaadhi iskarogo ah saaran ayaa Xalay badhtamaha Hargeysa ku ruxay calanka Buluuga ah ee Soomaaliya, Waxaana markaasi kadib la sheegay inay Baacsadeen Ciidamada Boolisku,   Ciidamo Boolis ah ayaa la sheegay inay baacsanayaan dhalinyaradaasi. Wiil dhalinyaro ah ayaa lugta ka jabay kadib markii uu ka boodey gaadhi Iskarogato […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maxaa ka jira in Dawladda Turkigu ay soo Faragelinayso Xiisada Kenya iyo Soomaaliya ?

Nairobi ( Kalshaale ) Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeynaysa sidii Soomaaliya iyo Kenya isugu keeni laheyd miiska wadahadalka si loo xaliyo dacwada badda ee u dhexeysa labada dal, iyadoo dacwadan ay taallo Maxkamada Cadaaladda Addunka ee ICJ. Wasiirka Arimaha Dibadda Turkiga Mevlüt Çavusoglu ayaa booqasho ku imaan doona Muqdisho iyo Nairobi, horaanta bisha soo socota […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maamulka Cusub ee Maraykanka oo shaaciyey inuu Dhaxal Sugaha Sucuudigu Amray dilkii Jamaal Khashoji iyo wixii dhacay

Muqdisho ( Kalshaale ) Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa Jamaal Khaashuqji sanadkii 2018. Warbixinta oo uu shaaciyay maamulka madaxweyne Biden ayaa waxa ay tibaaxaysaa in amiirka uu ansixiyay qorshada in “la soo qabto ama la dilo” […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kulamada uu Raysal wasaare Rooble ka Wado magaalada Muqdisho (Warbixin)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay kulamo Muqdisho kula qaatay qaybo kala duwan oo katirsan Bulshada isaga oo kala hadlay xaaladda kala guurka ee dalka iyo doorka talo ay ka qaadan karaan. Rooble ayaa ujeedka uu ka leeyahay kulamadaan ku sheegay sidii uu u dhageysan lahaa talooyinkooda […]

February 27th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO: R/wasaare Rooble oo Muqdisho kula Kulmay Jen. Indho-cadde

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho waqti kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada oo uu ka dhageystay aragtiyo ku aaddan xaaladda Guud ee  dalka Soomaaliya. Dadka ay Halkaasi isku Arkeen Raysal wasaare Rooble waxaa kamid ah Jen. Indho-cadde oo dhowaan Muqdisho […]

February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Gadood sameeyay, kana baxay Fadhiisimo

Hargeisa  ( Kalshaale ) Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa kasoo baxay fadhiisinnadii ay ku sugnaayeen, iyagoo dul degay magaalada Ceel-Afweyn. Ciidankan oo gadoodsan ayaa degay labada Kontarool ee magaalada Ceel-Afweyn. Taliska Milatariga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa isku dayay inay ciidanka ku qanciyaan inay ku noqdaan […]

February 26th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented