Home » January 30th, 2021 Entries posted on “January, 2021”

MUUQAAL: Wararkii ugu dambeeyay Doorashada Somalia oo Weji Cusub yeelatay

Muqdisho ( Kalshaale ) Wararkii ugu dambeeyay Doorashada Somalia oo Weji Cusub yeelatay

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwayne Farmaajo oo Shir deg deg ah isugu yeedhay Maamulada iyo Xiliga Khudbada ‘Kulanka Baarlamaanka’

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii lagu heshiiyey waxaa uu soo saaray go’aanadan: HALKAN KA DAAWO VIDEO 1- Madaxweynuhu wuxuu shir iskugu yeerayaa madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. 2- Shirkaas […]

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Qaabilay Wakiilada Beesha Caalamka ee Somalia iyo Arimo Xasasi ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dowladda qabsoomidda doorasho daahfuran, iyada oo la raacayo Heshiiskii 17-kii sibteembar 2020 ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO […]

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Balad-xaawo: Ciidamo Cusub oo kasoo goostay Cabdirashiid Janan

Baladxaawo ( Kalshaale ) Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya sideed askari ay kasoo goosteen ciidamada uu hoggaamiyo wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Janan, kuna biireen dhanka dowladda. Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Beled Xaawo ayaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay in askarta isa soo dhiibay ay yahiin ciidamadii uu soo dagaal galiyay Janan, […]

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Shirka Maamulada iyo DF Somalia ee Muqdisho iyo Kulankii Siciid Deni iyo Madoobe ku baaqeen oo Fashilmay

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa todobaadkaan soo gaadhaya Madaxda Maamul Goboleedyada si ay uga arrinsadaan Khilaafka Doorashada hareeray, Dedaalka Beesha Caalamka iyo ka fikirka mustaqbalka Dalka maadaama muddo kooban ay ka harsan tahay muddo xileedka Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxda maamul Goboleedyada oo xidhiidh telefoon sameeyay 21-kii Janaayo 2021 oo haatan […]

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Madaxwaynaha Maraykanka oo Falaadhii u horaysay ku soo riday Turkiga , Sucuudiga iyo Imaaraadka

London ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Maraykanka oo Falaadhii u horaysay ku soo riday Turkiga , Sucuudiga iyo Imaaraadka

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xogtii ugu dambaysay Diyaaradaha Maraykanka oo Duqayn ka fuliyey Gobolka Bakool

Baydhabo ( Kalshaale ) Degmada Xuddur deegaan hoostaga waxaa duqeyn ka fuliyay Diyaaradaha Duulliye la’aanta Mareykanka (Drones) kadib markii dhaq-dhaqaaqyo xooggan halkaas ay ka bilawday Al-Shabaab sida ay sheegeen mas’uuliyiin kala duwan. Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa jira sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan DG Koofur Galbeed, waxaana goobta la bartilmaameedsaday saldhig ku leh Al-Shabaab sida […]

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Barnaamij gaar ah Wafdigii ka socday DF Somalia iyo Waxay kusoo Arkeen Baladxaawo

Muqdisho ( Kalshaale ) Barnaamij gaar ah Wafdigii ka socday DF Somalia iyo Waxay kusoo Arkeen Baladxaawo

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kenya oo War Cusub ka sheegtay inay Ciidankeedan kala baxayso Gudaha Soomaaliya !

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Kenya ayaa ka hadashay hadal hayn maalmihii dambe taagneyd, taasi oo la xiriirtay ciidamadeeda ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM. Wasiirka difaaca dalka Kenya, Monica Juma ayaa sheegtay in xukuumadeedu aysan laheyn go’aan ka gaarida inay la baxaan ciidamadooda ka jooga Soomaaliya, balse ay […]

January 30th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Xildhibaan Daahir Jeesow “Maanta Waxay iila mid tahay Aniga oo Jooga Buurta UXUD”

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Jeesoow ayaa maanta ka qeyb-galay banaanbax lagu taageerayay 13-kii Kursi ee gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka sarre, kaasi oo uu shalay saxiixay madaxweyne Farmaajo  ayaa sheegay in kuraasta gobolka Banaadir loo soo maray rafaad badan, taasi oo uu ugu dambeyntii ka dhabeeyay madaxweyne Farmaajo, kadib markii golaha uu meel-mariyay. HALKAN […]

January 29th, 2021 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented