Home » December 30th, 2020 Entries posted on “December, 2020”

MUUQAAL: Maxaad ka ogtahay Shirkadaha Ka Macaasha Colaada ee Caanka ah ?

Laascaanood ( Kalshaale ) Maxaad ka ogtahay Shirkadaha Ka Macaasha Colaada ee Caanka ah ?

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL+Sawirro: Shirkii Garoowe oo Furmay iyo Khudbadihii laga jeediyey

Garoowe ( Kalshaale ) Waxaa galabta ka furmay magaalada Garowe Shirka Madasha Aragti Wadaagga ee ay soo qaban qaabisay Machadka Heritage. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madashan oo sanadkiiba la qabto ayaa markii u horeysay sanadkan 2020 lagu qabanayo gudaha Soomaaliya, halka sanadihii u dambeeyay lagu qaban jiray dalka Jabuuti. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Meel-mariyey Sharciyo Caalami ah

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaanada golaha shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga oo ka dhacay magaalada Muqdisho ku ansixiyey heshiisyo caalami ah, kaasi oo mudaneyaasha goluhu cod aqlabiyad ah ugu codeeyeen. Kulankan oo uu shir gudoominayay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka, Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxa uu ajendihiisu ahaa, akhrinta 1-aad ee […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Raysal wasaare Rooble oo magacaabay Maanta Xil Cusub oo kale (Akhriso)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinkii labaad oo xiriir magacaabay xil cusub, isaga oo Maxamed Faarax Sabriye u magacabaay inuu noqdo agaasimaha cusub ee hab maamuuska xafiiskiisa. Maxamed Faarax Sabriye ayaa maanta wixii ka bilowdo kamid noqonayo agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble. Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Dawladda Itoobiya oo digniin Culus u dirtay ciidamada Suudaan ee kusoo durkay

Nairobi ( Kalshaale ) Dawladda Itoobiya oo digniin Culus u dirtay ciidamada Suudaan ee kusoo durkay

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Qareenkii Coldoon iyo Naciima Qorane oo Bixiyey Waraysi iyo La yaabkii uu kala kulmay (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Qareenkii Coldoon iyo Naciima Qorane oo Bixiyey Waraysi iyo La yaabkii uu la kulmay

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Shir Xasaasi ah oo Garoowe ku dhexmaray Axmed Madoobe, Musharixiinta Mucaaridka iyo Cabdi Xaashi (Warbixin)

Garoowe ( Kalshaale ) Xubno katirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2021, Madaxweynaha DG Puntland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Xildhibaanno & Senataro kasoo kala jeeda Jubbaland iyo Somaliland ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Garoowe. Kulanka waxa ay uga xaajoodeen qaylo dhaanta ay ka qabaan hab maamulka Guddiga Doorashooyinka […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Ciyaarta Berri ee Banaadir iyo Galmudug iyo Booliska oo ka digay (Daawo)

Muqdisho ( Kalshaale ) Ciyaarta Berri ee Banaadir iyo Galmudug iyo Booliska oo ka digay

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Fadeexad la yaab leh oo dalxiisayaasha Israel ka sameeyeen Imaaraadka Carabta

Dubai ( Kalshaale ) Fadeexad la yaab leh oo dalxiisayaasha Israel ka sameeyeen Imaaraadka Carabta

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maraykanka oo laga helay Kiiskii ugu Horeeyay Fayraska Cusub ee UK ka dilaacay

London ( Kalshaale ) Kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska, ayaa shalay marki ugu horreysay laga helay dalkan Mareykanka. Qofka laga helay fayrasakan ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ku jira da’da labaatameeyada, waxana hadda lagu karantiilay dhinaca koofurbari ee magaalada Denver. Sida ay […]

December 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented