Home » November 29th, 2020 Entries posted on “November, 2020”

MUUQAAL: Xogta dagaalka Itoobiya , Caasimadii Tigreega ee la Qabtay , Taariikhda TPLF Iyo Soomaalida

Hargeisa ( Kalshaale ) Xogta dagaalka Itoobiya , Caasimadii Tigreega ee la Qabtay , Taariikhda TPLF Iyo Soomaalida

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Deg deg: Xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo lagu Xidhay Garoonka Hargeisa

Hargeisa ( Kalshaale ) Wararka aanu ka helayno magaalada Hargeisa ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ahna musharrax madaxweyne ayaa maanta lagu xidhay magaalada Hargeysa, Xadhiga Xildhibaan Mustafe Dhuxulow ayaa yimid xilli uu kasoo degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeisa. Lama Xaqiijin karo  inuu Safarkiisu ku […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynaha Puntland oo Shaaciyey Mowqifkiisa Doorashada iyo Xaalada uu dalku Marayo

Garoowe ( Kalshaale ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD, wafdigaasi oo uu hoggaaminayo  Ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga. Madaxweyne Deni ayaa la wadaagay wafdigan aragtida Puntland ee ku aadan in dalku ka gudbo […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

SAWIRRO: Gabadhii Hargeisa Loogu xidhay Calanka Somalia oo Xaflad Cajiib ah ku dhigatay Boorame

Boorame ( Kalshaale ) Marwo Degan Miiraash, oo inkabadan 6 bilood magaalada Hargeysa ugu xidhnayd inay sariirta qolka hurdada ee gurigeeda ku Qurxisatay Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya, ayaa xoriyadeedi dib u heshay. Degan oo ku lebisan dharka muuqaalka ilqabadka qurxoon leh ee buluug ah ayaa xaflad soo dhoweyn ah loogu qabtay Magaalada ay kasoo […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Muqdisho oo Saaka lagu Toogtay Macalin Ilka-Case iyo Xubno kala tirsanaa Alshabaab

Muqdisho ( Kalshaale ) Macallinkii dilaaga ahaa dhagar qabe Maxamed Xaaji Ilka case iyo garbihiisii oo kala ahaa Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim Siciid Maxamed ee magaalada Muqdisho dadka sida micno darada ah ugu dili jiray ayaa saaka lagu fuliyey cadaaladda iyadoo lagu toogtay fagaaraha dugsiga Booliska ee general Kaahiye. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo: Dagaalkii Karabaakh iyo Tigreega Maxay isaga egyihiin iyo Taatikada Turkiga iyo Itoobiya

Muqdisho ( Kalshaale ) Dagaalkii Karabaakh iyo Tigreega Maxay isaga egyihiin iyo Taatikada Turkiga iyo Itoobiya

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin Cusub iyo Jawaab adag u diray Musharixiinta

Muqdisho ( Kalshaale ) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga, iyadoo eedeyn loo jeediyay Musharaxiinta Madaxweynaha ee todobaadkii hore ku shiray magaalada Muqdisho. War saxaafadeedka oo ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa sal iyo raad laheyn lagu tilmaamay eedeyn […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kulan Xasasi ah oo Villa Somalia ku dhexmaray Madaxda DFS, NISA iyo Galmudug

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxtooyadda Soomaaliya  ( Villa Somalia ) Waxaa Xalay  kulan xasaasi ah uu ku dhex-maray madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka iyo madaxwenaha maamulka Galmudug oo ku sugan Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa oo ka wada Qayb galay Sida la sheegay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, iyo […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Jen. Odowaa oo ka hadlay dagaal ay Ciidamada Xooga dalku la galeen Alshabaab

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamada xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhex-maray deegaan lagu magacaabo Ceel-gub oo hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabbellada Dhexe. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida u sheegay in 8-dagaalame oo ka tirsanaa Alshabaab […]

November 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Axmed Madoobe “Doorasho Afduub ah kama dhacayso Somalia, Gedo waxaa la keenay Ciidamo Jabhad ah” (Dhegayso)

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxwaynaha Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam ( Madoobe ) ayaa sheegay in sida ay hada Xaaladu tahay aaney Doorasho ku dhici karin. HALKAN KADHEGAYSO “Dooni mayno doorasho aan loo sinayn , Waxaan ku baaqayaa in Badbaado, dalku dhib iyo Caqabad ayuu gala, markasta oo wakhtigu sii dheeraado”. Ayuu yidhi Axmed […]

November 28th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented