Home » September 30th, 2020
Entries posted on “September, 2020”
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Somalia ayaa bilaabay fulinta amarro cusub oo la sheegay in ay soo saartay Madaxtooyada Soomaaliya. Amarradaan la soo saaray ayaa ah in aqoonsi la weydiiyo qof kasta oo lugeynaya ama gaari saaran, islamarkaana maraya wadada hormarta Madaxtooyada Soomaaliya. Ciidanka ayaa markii hore aqoonsi weydiin jiray wadayaasha gaadiidka waxaase […]
September 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa manta lagu qabtay kulan weyn oo beesha Habargidir ay ku taageereysay musharaxnimada hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Beeshaasi kasoo jeeda. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah musharaxiinta doorashada soo socota ee 2020/2021-ka ayaa waxaa maanta taageero iyo garab istaag u muujiyey beelaha […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga Gobolka banaadir ayaa kala hadlay qorsheyaasha lagu dardar-gelinayo ammaanka, dhammeystirka dib-u-habeynta ciidamada iyo dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Eng Rooble oo labo maalin ka hor xilka lawareegay ayaa Talisyada Ciidanka kala […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Jowhar ( Kalshaale ) Shir Dhinaca Amniga ah oo u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland oo Hargeisa ka dhacay
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Qaramada Midoobay oo uu horkacayey James Swan oo ah Wakiilka QM ee Soomaaliya, waxay ka wada hadleen arrimaha dhaqaalaha dalka. Wasiir Beyle ayaa sheegay in si gaar ah ay uga wada hadleen isbadalka iyo horumarka […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka iyo xubno ka tirsan maamulka Galmudug. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ujeedka […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Amiirkii dalka Kuwait Sheikh Sabah al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka. Sheikh Sabah oo 91 jir ahaa ayaa muddooyinkii u dambeeyay xanuunsanayay, isagoo dalka Mareykanka loo qaaday bishii July ee sanadkan 2020. Waxaa loo yaqaanay inuu ahaa nin nabadda ka shaqeeya oo ku howlanaa dadaaladii xal […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa lagu wadaa in uu bilowda wejiga labaad ee dhamaystirka heshiiska Doorashooyinka, kadib markii baarlamaanku ansixiyeen heshiiska oo ka dhigeen sharci kumeel-gaar ah. Waxaa lagu wadaa in maanta uu Muqdisho yimaado Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo isagu ka maqnaa maalmahan, sidoo kale waxaa Muqdisho weli ku sugan Madaxweynayaasha kale ee […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Sahra Abuukar oo ka soo jeeda Soomaaliya, balse qaxooti ku ah Mareykanka ayaa ku guuleysatey tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ee dalkaasi, kaas oo loo qabto sanadkiiba hal-mar hablaha Muslimka ah. Gabadhan oo 23 sano jir ah ayaa ku nooleyd dalka Turkiga muddo toddoba sano ah kahor inta aysan u wareegin Mareykanka, […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Armenia inay si deg deg ah uga baxaan dhulka Azerbaijan ee ay soo galeen, si loo dhameeyo dagaalka u dhaxeeya labada dal. Ugu yaraan 21 qof ayaa Isniintii lagu dilay maalinkii labaad ee dagaalka ka dhashay gacan ku haynta gobolka Nagorno-Karabakh, oo ah […]
September 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »