Home » August 30th, 2020 Entries posted on “August, 2020”

Siyaasi caan ka ah dalka Lubnaan oo Meel uga dhacay Soomaaliya [Muxuu ku sifeeyay]

Nairobi ( Kalshaale ) Mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan dalka Lubnaan ayaa hadal meel ka dhac ku ah Soomaaliya ka sheegay taleefishin Turkish ah, xilli uu ka hadlayey xaaladda liidata ee dalkiisa uu ku sugan yahay. Marwan Hamadeh, oo dhawr wasaaradood kasoo noqday wasiir, sidoo kalana noqday xildhibaankii ugu horreeyay ee is-casilay kadib […]

August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xiisadii Turkiga Iyo Giriiga oo sii kululaatay iyo Wararkii ugu dambeeyay (Muuqaal)

Istanbul ( Kalshaale ) Xiisadii Turkiga Iyo Giriiga oo sii kululaatay iyo Wararkii ugu dambeeyay

August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Wasiirkii Arimaha Gudaha ee Liibiya oo Xilka laga qaaday (Daawo)

Hargeisa ( Kalshaale ) Wasiirkii Arimaha Gudaha ee Liibiya oo Xilka laga qaaday

August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

DAAWO Barnaamij Xasaasi ah “Loolanka Carabta iyo Yuhuuda iyo Xaalada Bariga dhexe ee Cusub

Laascaanood ( Kalshaale ) Barnaamij Xasaasi ah “Loolanka Carabta iyo Yuhuuda iyo Xaalada Bariga dhexe ee Cusub

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Madaxwaynaha Galmudug oo Daah furay Mashruuca BIYOOLE ee Galmudug (Daawo)

Dhuusamareeb ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ahuga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta dhinacyada: Biyaha, Beeraha,Deegaanka iyo Daaqa, waxaana mashruucaan Galmudug ka caawinaya Banka adduunka. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mashruucan waxaa si wadajir ah u fullin doonaana wasaaradaha kala ah; Wasaaradda […]

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Shirka Golaha Wasiirada ee Puntland iyo Go’aanada kasoo baxay

Garoowe ( Kalshaale ) Shirka Golaha Wasiirada ee Puntland iyo Go’aanada kasoo baxay

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dawladda Turkiiga oo Dhoolatus Milatari ku Qabanaysa Waqooyi Galbeed Qubrus

Ankara ( Kalshaale ) Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in labada toddobaad ee soo socda ay howgal milatari ku qaban doonto dhanka waqooyi galbeed ee Qubrus, xilli ay sii kordheyso xiisadda kala dhaxaysa Greece oo ku saabsan muran ka taagan sheegashada xuquuqda sahminta ee bariga badda Mediterranean ka. Murankan mudada dheer soo jiitamayay ee u dhaxeeya […]

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ugaaska Guud ee Samaroon “Dadkaygii Waa La haystaa, SNM ayaa haysato, Muuse Biixi la iiga ergoon maayo”

Boorame ( Kalshaale ) Ugaaska Guud ee Beesha Gadabuursi (Samaroon)  Ugaas Cabdirixiin Ugaas Rooble  Ayaa sheegay  in Isbaaro loo dhigtay, isagoo donayey inuu Booqasho ku tago magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal. Kadib markii ay dhowaan hor istaageen ciidamada Somaliland. “Shacabkii Rasaas ayaa loo adeegsaday,  waxaan leeyahay maanta Dadkaygoow la haystayaal ayaad tihiin, Waxaana dhibaatadaas […]

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Cumar Filish oo shaaciyey Tanaasulkii uu sameeyay MD. Farmaajo iyo Weerar uu ku qaaday Waare, Qoorqoor iyo Laftagareen

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa faah-faahin dheeriya ka bixiyey shirkii uu dhawaan uga qeyb-galay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Guddoomiye Filish ayaa sheegay in isaga iyo Farmaajo uu qorshahooda ahaa in dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, balse ay taasi si weyn uga […]

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dawladaha Kenya iyo Cuba oo ka Shiray Laba Dhakhtar oo Alshabaab Afduubtay

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladaha Kenya iyo Cuba ayaa wada qorshe iskaashi oo ay uga arrinsanayaan labo dhaqtar oo gacanta Alshabaab ku jira oo bishii April 2019-kii laga soo afduubtay deegaan ay ka howlgalayeen oo dalkaas ah. Labada Wasaarad arrimo dibadeed ayaa xaqiijiyay in wadajir ay isaga kaashanayaan sidii loosoo badbaadin lahaa dhaqaatiirtaan ku waqti […]

August 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented