Home » August 31st, 2020
Entries posted on “August, 2020”

Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii ku qabsoomey magaalada Garoowe ee u dhexeeyey maamulada Jubaland iyo Puntland waxaa ka soo baxay in shir afaraad la isugu tegayo magaalada Muqdisho shirkaas oo ay ka qayb-galayaan labadan maamul ee horey u qaadacay shirkii Dhuusamareeb 3. Shirka ayaa lagu macneeyey in uu noqon doono mid lagu qabyo tirayo natiijadii […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Maxaynu ka ognahay Mowqifka NATO ee Khilaafka Turkiga iyo Giriiga
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Shirka Muqdisho ku dhex maraya madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Jubaland iyo Puntland ayaa la filayaa in heshiis cusub looga gaadho doorashooyinka dalka ka dhacaya kadib markii labada madaxweyne goboleed ay diideen heshiiskii Dhuusamareeb 3. Hase yeeshee waxaa shirka Muqdisho ka maqan saddexda madaxweyne goboleed ee Galmudug Axmed Cabdi Qoor Qoor, HirShabelle […]
August 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaa magaalada Muqdisho kulan Warbaahineed ku qabtay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Hawiye, oo sheegay in loo diiday inay safar ku tagaan magaalada Hargeisa ee Xarunta u ah Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegeen Odayaasha dhaqanku in lagu soo wargeliyey diyaaraddii ay ka raaci lahaayeen Garoonka Muqdisho inaysan […]
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Istanbul ( Kalshaale ) Wararkii ugu danbeeyey Turkiga oo Hubkiisa Dibada usoo saaray Iyo dagaalka Badda Kasocda
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Wasiirka maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Bayle oo ka hadlay Barnaamijka Dayn Cafinta Somalia Iyo Halka uu Marayo
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland [Siciid Cabdullaahi deni] iyo Jubbaland [Axmed Maxamed Islaam ‘Madoobe’] ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaadhaan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Waxaa maalintii shalay Magaalada Muqdisho yimid Wafdi hordhac u ah Madaxda Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland , Kuwaasi oo ay Qayb ka yihiin Ciidamada ilaalada gaarka ah […]
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Maxamed Cabdiraxmaan Cusmaan oo ah “sarkaal ka tirsan ururka Alshabaab” oo iska dhigay qaxooti ayaa toddobaadkii tegay lagu xukumay dalka Mareykanka, kadib markii uu qirtay laba dambi oo ah inuu been ku dhaartay. Maxamed oo loo yaqaan Mustaf Adan Caraale, islamrkaana ah 29 jir, ayaa laba sano xabsi ku jiray, waxaana […]
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Danjiraha Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan “Abuukar Baalle” ayaa eedeyn culus u jeediyey islamarkaana ashtako ka muujiyey xafiiska QM ee Soomaaliya UNSOM iyo sida uu dalka uga howlgallo. Abuukar Baalle, oo khudbad ka jeediyey kulankii Golaha Ammaanka QM ee sharciyadda ka howl-galka Soomaaliya loogu kordhiyey UNSOM, ayaa ku eedeeyey […]
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Nairobi ( Kalshaale ) Dawladda Maraykanka ayaa hakinaysa kaalmada dhaqaale ee ay siiyo dalka Itoobiya, arintaasi oo salka ku haysa khilaafka ka taagan biyo-xidheenka uu waddankaasi ka dhisayo webiga Nile. Wargeyska Foreign Policy ee ka soo baxda Maraykanka ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay saameyn karto 130 milyan oo dollar oo ay xukuumadda Washington ku kabto […]
August 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »