Home » July 30th, 2020 Entries posted on “July, 2020”

Madaxwayne Farmaajo oo Diray Hambalyadda Munaasibada Ciida

Muqdisho ( Kalshaale ) Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatu. Ciid Wanaagsan. Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ee sanadka Hijriga 1441-ka Alle waxaan ka baryayaa in uu noo aqbalo ducada dadka muslimiinta ah ee sanadkaan nasiibka u helay in ay gutaan acmaasha Xajka. Maalmahan barakaysan ee bisha Carafo waa maalmo ku […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Madaxwaynaha Galmudug iyo Safiirka Qadar oo Kulan yeeshay

Muqdisho ( Kalshaale ) Safiirka Dowladda Qadar u qaabilsan Dalka Soomaaliya Danjire Hasan Bin Hamza Asad Mohammed ayaa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye kusoo booqday hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho. Waxay ka wadahadleen arimo kala duwan oo la xidhiidha xaalada dalka iyo mashaariicda Horumarineed ee qadar ka fuliso dalka. Soomaaliya iyo Qadar ayaa […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Shirkii gollaha wasiirada DFS Iyo Goaano lagu qaatay

Muqdisho ( Kalshaale ) Shirkii Gollaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayay sii hayaha Ra’iisalwasaaraha dalka Mahdi Gulleid ayaa lagu magacaabay sadex Hay’adood oo aad u waaweyn kalana ah Golaha Adeega Garsoorka(Judicial Service Commission) Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed(Somali Petroleum Authority SPA) 3- Gudidda tayo dhowrka qaranka. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xubnaha Guddiga Farsamada heer […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Cosoble oo ka tirsan Madasha Xisbiyadda Qaran oo Si lama Filaan ah R/wasaare isugu sharaxay

Muqdisho ( Kalshaale ) Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mid xubnaha mucaaradka, islamarkaana ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa isku soo taagay xilka ra’iisul wasaarenimo, kadib markii la riday xukuumaddii Xasan Cali Khayre. Cosoble oo sidoo kale ah hoggaamiyaha xisbiga Ilays ayaa haatan bilaabay olole xoogan oo uu ugu jiro, sidii loogu magacaabi lahaa […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dawladda Maraykanka oo Askartii ugu Badnayd kala baxaysa Dalka Jarmalka

Muqdisho ( Kalshaale ) Xukuumada Trump ayaa Arbacadii shalay shaacisay in ciidamadooda ku sugan dalka Germany halkaasi laga rari doono. Wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegtay in askar gaareysa 12.000 laga rari doono saldhigyadii ay ku lahaayeen wadanka Jarmalka. Militariga Maraykanka ayaa saldhigoodii ugu weynaa ee ku yaalay Stuttgart (Germany) u wareejin doona dalka Belguim. Go’aankan ayaa […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Wiilka uu dhalay Bashaar Al-Assad oo Maraykanku dul dhigay Cunaqabatayn

Muqdisho ( Kalshaale ) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay cunaqabateyn safar iyo dhaqaale dul dhigtay wiilka uu dhalay hogaamiyaha Siiriya Bashar Al Assad. Wiilkan lagu magacaabo Xafid Al Assad ayaa loogu magacdaray awoowgiis ayaa hada ah 18 sano jir, wuxuuna marar badan ka qeyb galay tartamo caalami ah ee dhanka aqoonta Xisaabta. Maraykanka ayaa horey […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Ololaha Xilka Raysal wasaaraha iyo Muqdisho, Cali Xaraare oo Xog soo bandhigay

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa siwayn looga dareemayaa loolanka loogu Jiro Qabashada  Xilka Raysal wasaaraha Soomaaliya, kadib markii uu meesha ka baxay Xasan Cali Khayre oo Baarlamaanku Kalsoonida kala noqday. HALKAN KA DAAWO VDIEO Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin uu Cali Xaraare ku eegayo  Wararkii ugu dambeeyay Arintaasi iyo […]

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL : Guusha weyn ee Muslimiinta Dalka Itoobiya ku dhaqan ay Gaadheen

Jigjiga ( Kalshaale ) Guusha weyn ee Muslimiinta Dalka Itoobiya ku dhaqan ay Gaadheen

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Sababta Turkigu ugu Rakibayo Gantaalaha S400 Liibiya , Duqeyntii Saldhiga iyo siday wax u dhaceen

Ankara ( Kalshaale ) Sababta Turkigu ugu Rakibayo Gantaalaha S400 Liibiya , Duqeyntii Saldhiga iyo siday wax u dhaceen

July 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Dawladda Somalia Iyo Taliska Maraykanka oo ka hadlay Duqayn ka dhacday J/dhexe

Muqdisho  ( Kalshaale ) Dowlada Soomaaliya iyo taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa si kala gaar gaar ah uga hadlay duqeyn maanta ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe. Duqeyntan ayay ku sheegeen in lagu bartilmaameedsaday xarun uu ururka Alshabaab ku lahaa meel ku dhow degmada Jilib laguna diley mid kamid ah dagaalamayaasha Alshabaab halka mid […]

July 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented