Home » June 30th, 2020 Entries posted on “June, 2020”

MUUQAAL: Sheikh Baladka Boorame oo Siwayn u taageeray MD. Farmaajo iyo Khayre, Muxuu ka yidhi Xaalada dalka ?

Boorame ( Kalshaale ) Sheikh Xasan Daheeye oo kamid ah Culimada Waawayn ee magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal, ayaa siwayn u taageeray Madaxwaynaha DF Soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xukuumadiisa, wuxuuna sidoo kale ka hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha xaalada dalka. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Qofkii doonaa ha Qayliyo, Madaxwaynaha maanta jooga […]

June 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Somalia oo QM ka Qabatay Xil Muhiim ah iyo Danjire Baalle oo la Doortay

Muqdisho ( Kalshaale ) Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya QM Danjire Abuukar Daahir Cismaan {Abuukar Baalle} ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey gaar ahaan fadhi xileedka 75-aad ee golaha. War kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa sidoo kale Hambalyo loogu diray Danjire Baalle. Hambalyo Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Baalle) […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Sirta Turkigu uu Dalalka Carabta ee Qaniga ah ku dhaafay Iyo Soomaalida waxa la gudboon

Istanbul ( Kalshaale ) Dalka Turkigu wuxuu ka mid yahay dalalka Caalamka ee Mudooyinkii ugu dambeeyay ku tallaabsanaya Horumarka kala duwan, sidoo kalana wuxuu dalka Turkiga Xooga saaray inuu gaadho Isku Filnaansho Buuxa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu siwayn kor ugu qaaday wax soo saarka dalka, wuxuu daboolay inta badan baahidii bulshadu u qabtay in […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Baarlamanka Puntland oo diiday Doorashada & Arinta Banaadir, Sanaag iyo Sool maxayse ka dhaheen ?

Garoowe ( Kalshaale )  Waxaa maanta kulan deg deg ah Mar kale ku yeeshay Magaalada Garoowe Baarlamaanka Maamulka Puntland, Waxayna ka hadleen  Arrimaha doorashada, Mataalada Gobolka Banaadir la siiyey iyo xeerarka ay an sixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlmaaanka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO War-Saxaafadeedka ka kooban 13 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Daawo : C.laahi Sheikh “Madaxda Puntland waxay Muujiyeen Xaasidnimo, Garoowe Xaramkii maaha”

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay ansixinta qoondada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare iyo doodda iyo diidmada ay ka keeneen reer Puntland, Wuxuuna Dowladda ayaa xildhibaanada uga mahadceliyey sidii ay uga soo shaqeysay ansixinta xeerka xaqsiinta Gobolka Banaadir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdulaahi Shiikh Xasan ayaa […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Askarigii dadka ku dilay Muqdisho ee Kacdoonku ka dhashay oo Maxkamad lasoo taagay

Muqdisho ( Kalshaale ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka Bilowday Dhageysiga dacwadda kiiska Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya kaasoo bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay laba qof oo Shacab ah ku dilay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dable Xasan Aadan Maxamed oo ah askariga ay dacwadiisa u fadhiisatay Maxkamadda Ciidamada Qalabka […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL : Faroole oo ka horyimid Maqaamka la siiyey G. Banaadir iyo Weerar uu MD. Farmaajo ku qaaday

Garoowe  ( Kalshaale ) Cabdiraxmaan Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa si kulul uga hadlay matalaaddda la siiyey gobolka Banaadir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cabdiraxmaan Faroole ayaa si weyn uga horyimid ansixinta xeerkaasi, kadib markii xildhibaanada Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ay […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUQAAL: Hadalkii Madaxwayne Deni ee Arinta Muqdisho ! Hada Maxaa iska bedalay Puntland oo ay ka Boodey ?

Muqdisho ( Kalshaale ) Khudbad uu horay uga   jeediyey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni Shir laguq abtay Garoowe,  Wuxuu ku soo hadal qaaday maqaamka magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xilligaas Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in hadii ay yihiin reer Puntland ay dhibeyso in maqaamka Muqdisho uu ku jiro dood aan dhamaaneyn, Wuxuuna xusay in […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Xaliimo yarey oo Jawaab ka bixisay Eedayntii uga timid Madasha Sheikh Shariif Hogaamiyo

Muqdisho ( Kalshaale ) Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay eedeyn uga timid xisbiyada qaar, gaar ahaan kuwa ku mideysan Madasha Xisbiyada Qaran ee uu guddoomiyaha u yahay Madaxweyne hore, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in guddigooda uusan wax eed ah laheyn, islamarkaana […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

MUUDEEY “Puntland hada yaanu la Xumaan Federaalkii ay la dhacsanayd” Dhaliil Baarlamaanka PL !

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Xasan Cabdulqaadir Muudey ayaa sheegay in uu ka xumaaday hadaladii ka soo yeedhay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ee  ku kulmay Magaalada Garoowe . “Waxaan aad uga xumahay ereyada xanafta leh ee ka soo yeeray qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ee ku saabsanaa sida ay noogu xaqiijiyeen xaqiraadda metelaadda ay helleen […]

June 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented