Home » May 31st, 2020
Entries posted on “May, 2020”

Cadaado ( Kalshaale ) Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeye guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay falkii lagu xasuuqay dhalinyaradii dhakhaatiirta aheyd ee ka dhacda deegaanka Gololey oo Hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliye Odawaa ayaa sheegay in […]
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Ankara ( Kalshaale ) Sirdoonka Turkiga oo Fashiliyey Inqilaab dalka Tunis ka dhici lahaa iyo Warbixino kale
May 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Rashiid Diiriye Faarax oo kamid ahaa Siyaasiyiinta deegaanada Khaatumo ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Arimo kala duwan, Wuxuuna Jawaab ka bixiyey Hadalkiii dhowaan kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe. HALKAN KA DAAWO VIDEO Rashiid ayaa xusay in Faysal Cali Waraabe uu horay u Amray in la dilo ama la dhibaateeyo […]
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka Sare, Kana mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii dalka soo maray, oo Maanta Shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Dhacdadii xanuunka Badnayd ee ka dhacday Deegaanka Golooley oo ka tirsan degmada Balcad ee Gobolada shabeelada dhexe, Wuxuu sheegay inay tahay mid aan […]
May 30th, 2020 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxwayne Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Farxiyey Haweenay ka tirsan Ciidamada Xooga dalka . HALKAN KA DAAWO VIDEO Fu’aado Cali Maxamed oo ah Askariyad, ayaa waxaa Qabatay Fool, Waxaana lasoo daristay xaalad culus, Waxaana markii xogteeda lasoo gudbiyey uu Madaxwaynaha Amray in diyaarad lagu soo qaado. Waxaa la keenay […]
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dood Xiiso badan oo Arimaha Doorashooyinka dalka ku saabsan, Taasi oo ay ka Qayb galeen Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha C.raxmaan Odowaa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dooda oo ah mid Xiiso badna ayaa waxaa Daadihinaya Wariye Saleebaan Xaashi, DAAWO WAXA DHACAY.
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Galdogob ( Kalshaale ) Wax ka baro kooxda Dabdamiska Degmada Galdogob ee Gurmad oo ay guddoomiye ku xigeen u tahay Gabadh Dhalinyaro ah. . Muniira waxay iisheegtay in ay si isxilqaan ah ku shaqeeyaan Dhalinyaradan islamarkaana aysan Qaadan wax mushaar ah. kooxdu waxa ay ka koobantahay 25 qof oo dhallinyaro u badan habeen iyo maallinna […]
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay hadalkii ka soo yeedhay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa in doorasho xilligeeda ku dhacda la qabanayo. “ Waxaan soo dhowaynayaa hadalka Raysalwasaare Kheyre uu ku balanqaaday in la qabto doorasho xiligeeda ku dhacda, la isku raacsanyahay, xasiloon saamilayda siyaasadeedna qayb ka yihiin, […]
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weeraro loo adeegsaday Qaraxyo oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ku socdaalayey duleedka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Qaraxyada oo Miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu kadib xigay dagaal toos ah oo dhex-maray ciidamadaasi iyo dagaalyahano ka tirsan kooxda Alshabaab. […]
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Cabdikariim Xuseen Guuleed Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug oo ka mid ah siyaasiyiinta u hanqal-taagaya doorashada 2021 ayaa soo dhoweeyay hadalka ka soo yeedhay Ra’iisul Wasaare Kheyre ee ahaa in dalka uu u socdo doorasho, taasoo iftiimisay wax badan oo mugdi ku jiray. “Waxaa ku dhiiragelinayaa Kheyre iyo xukuumaddiisa kuna adkeynayaa […]
May 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »