Home » April 29th, 2020
Entries posted on “April, 2020”

Qardho ( Kalshaale ) Magaalada Qardho ee Gobolka Bari waxaa ka dhacay Arin Murugo ku reebtay Bulshada deegaankaasi, kadib markii ay daadad xoogan kusoo Fataheen, kuwaasi oo gaystay khasaare Naf iyo maalba leh. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ciidamada ku sugnaa deegaanka ayaa dhankooda Gurmad u fidiyey dadka Jilicsan ee saamaynta ay ku yeesheen Biyaha Xoogan, […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Kismaayo ( Kalshaale ) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo uu Weheliyo Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah xubnaha isbadal doonka Jubbaland ee dhawaan heshiiska ku gaadhay Nairobi ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada kismaayo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu si wanaagsan kusoo dhamaaday heshiiskii ay dhawaan gaareen xubnaha golaha isbadal doonka iyo Jubbaland […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

BeledXaawo ( Kalshaale )Qaybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya waxaa ka Da’ay Raxmaadka Eebe, Iyadoona magaalooyin badan uu Roobku helay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa kamid ah meelaha uu sida wayn uga da’ay Roobku, Waxayna Bulshadu alle ka baryeen inuu Roobka ku maydho Cudurka dunida ku faafay, inkastoo […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Qardho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta kormeeray Xarunta Tababarada Ciidamada ee Xorgoble. Madaxweyne Deni ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta oo tabar uga socdo xerada xorgoble, wuxuuna ka dib warbixin ka dhegaystay Saraakiisha Ciidamada iyo Masuuliyiinta Xarunta. Madaxweynaha ayaa […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha laheyn ayaa xalay duqeymo ka fuliyay degmooyinka Bu’aale iyo Salagle ee gobalka Jubada Dhexe, sida ay noo sheegeen saraakiisha Soomaaliya ee Jubbooyinka. Duqeynta ayaa lala beegsaday xarumo ciidan iyo goobo kale oo muhiim ah, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray maleeshiyada Al-Shabaab, […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Garoowe ( Kalshaale ) Wararka laga helayo magaalada Qardho ayaa sheegaya in saaka dib loo helay dadkii lagu waayey daadadkii habeen hore ku dhuftay magaaladaas, kadib baadi-goob ay si wadajir ah u sameeyeen Puntland iyo shacabkeeda. In ka badan 10 ruux oo ay go’doomiyeen daadadkaasi ayaa la soo bad-baadiyey, kuwaas oo dib ula midoobay qoysaskooda. […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Gabadhii u doonneyd Rug-caddaaga Sacuudiga u dhashay kuna baxay gacanta Boqortooyada ayaa sheegtay in ay dacwad ka dhan ah Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ay u dirtay Xiriirka Kubadda Cagta Ingiriiska ee FA-da, kadib markii ay soo ifbaxeen in uu iibsanayo Kooxda NewCastle United ee heerka koowaad horyaalka EPL-ka ka […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Laascaanood ( Kalshaale ) Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Muxaadaro Cusub oo uu soo Jeedinayo Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Taasi oo ka hadlaysa Hogaamiyaha dhabta ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sheikh Mustafe wuxuu ugu horayn marka hore soo bandhigayaa Cilmi baadhis kala duwan oo laga sameeyay Hogaamiyaha dhabta ah iyo Sifooyinka laga rabo. Ugu […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Muqdisho ( Kalshaale ) Madasha Xisbiyadda Qaran ee ay Hogaamiyaan Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin u gudbiyey Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha iyo labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Qoraalka Madasha ayaa lagu xusay eedeymaha Fahad Yaasiin loo heysto ay ka mid yihiin […]
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »

Hargeisa ( Kalshaale ) Ramadaan Mubaarak , Daawadeyaal Kuna soo dhowaada Barnaamij muhiim ah oo aad ka Faa’iidaysan doontaan Su’aalo iyo Jawaabo diini ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa ka jawaabaya Su’aalaha lasoo waydiiyey Sheikh Maxamed Dirir oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan. Kalshaale – Warar sugan
April 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »