Home » March 31st, 2020
Entries posted on “March, 2020”
Muqdisho ( Kalshaale ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu la wadaagay hoggaamiyeyaasha kale ee dalalka IGAD xaaladda badqabka caafimaad ee dalka, halista muuqata ee ka dhalan karta cudurka Koroonaha iyo baahiyaha qalabka caafimaad ee muhiimka u ah daryeelka bukaannada cudurkaas. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha ka qeyb galay shirkan ayaa […]
March 31st, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Wakaalladda Wararka dalka Imaaraadka Carabta waxay baahisay in Muwaadin Somali ah uu ka mid ahaa 63-qof oo Shisheeye ah oo laga helay Cudurka Karoonaha, Waxayna Bukaanadda uu haleelay Cudurku iyo Dalalka ay u kala dhasheen kala yihiin. Hal Muwaadin oo Soomaali ah, 30 u dhalatay Hindiya, 6 Pakistani, 4 u dhalatay […]
March 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Garoowe ( Kalshaale ) Sarkaal kamid ah Ciidamada Sirdoonka Puntland oo magiciisa ka gaabsaday inuu la Wadaago Warbaahintay ayaa sheegay inay heleen xog sheegaysa weerar ka dhacaya Garoowe, bilowgii bishan Maarso, Wuxuuna xusay inay aaminsanaayeen in weerarka la doonaayey in lala beegsanayo Shirkii Wadatshiga Puntland ee qabsoomey 15-18 March. Waxayna markaasi kadib Puntland aad u […]
March 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroona ayaa ka warbixiyey dadaallada mideysan ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu istaageen ka hortagga cudurkan. Shirkan oo ahaa mid Madaxdu ay ku xiriireen mareego gaar ah oo internetka ah […]
March 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Muqdisho ( Kalshaale ) Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan meel ku dhaw halka loo yaqaan Khaliifa waxay ku dileen Labo nin oo dhalinyaro ah oo wali aan si dhab ah heebtooda loo Aqoonsan. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in ciidamada amaanka Ragan ay toogteen ay ku hubaysnaayeen biskoolado, waxa ayna ciidamada iyaga […]
March 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Garoowe ( Kalshaale ) Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka waxaa lagu go’aamiyay bandow 15-cishe soconaya oo ka bilaabanaya 1-da bisha April oo ku beegan Arbacada . Bandowga ayaa ka bilaabanaya 6:00pm (Lexda Maqribnimo) waxaana uu ku egyahay 5:00AM (Shanta Aroornimo), waxaana go’aankaan uu kasoo baxay kulan looga hadlayay kahor tagga fayruska koroona. Madaxweynaha Dowlad […]
March 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xiriir telefoon la sameeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahai Deni, waxa uu uga tacsiyeeyay qaraxii ismiidaamin ahaa ee lagu dilay Guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi Gu’jir. Madaxweyne Farmaajo ayaa alle ugu baryay in uu u naxariisto Guddoomiye Gu’jir oo qarax lagu dilay fiidnimadii xalay, sidoo kale waxa […]
March 30th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Garoowe ( Kalshaale ) Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Caawa ka dhacay magaalada Garoowe iyo Cida Fulisay . Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxii caawa Fiidkii ka dhacay Agagaarka saldhiga booliska gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe, Waxayna sheegeen in bartilmaameedka uu ahaa gudoomiyaha Nugaal iyo Taliyihii hore ee booliska gobolka. Balse waxay ka gaabsadeen in ay […]
March 29th, 2020 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Garoowe ( Kalshaale ) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay magaalada Garoowe , Kadib markii qof ismiidaamiyey uu isku Qarxiyey gaadhi ay la socdeen Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Gujir iyo Taliyihii hore ee qeybta Booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli. Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad […]
March 29th, 2020 | Posted in FLASH,MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »
Hargeisa ( Kalshaale ) Boqor Cismaan Maxamuud [Buurmadow] ayaa Waraysi uu bixiyey Wuxuu Xiisad iyo Hadal Hayn badan ka dhaliyey Guud ahaan deegaanada Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Boqor Buurmadow ayaa ugu horayn soo dhoweeyay Go’aankii Baarlamaanka Somaliland ay ku diideen Labada Xubnood ee Wadani iyo Ucid, Wuxuuna dhaliilay Kulankii Biixi iyo Labada Hogaamiye ee […]
March 29th, 2020 | Posted in MAQAL IYO MUUQAAL,VIDEO,WARARKA,XULKA KALSHAALE | Read More »